Guul Media

Guul Media Ku soo dhawaaw gacmo furan iyo shaqo hufan

10/04/2026

Tijaabi nasiibkaaga oo ku guuleyso Abaalmarin

Sawiro: Shirweynaha aaya-ka-tashiga beelaha Biimaal oo maalintii 2aad lagu qabtay deegaanka Hoose Qaboobe ee duleedka de...
27/03/2026

Sawiro: Shirweynaha aaya-ka-tashiga beelaha Biimaal oo maalintii 2aad lagu qabtay deegaanka Hoose Qaboobe ee duleedka degmada Marka.

Guul Media

23/03/2026

Hadaljeedinta: Masuuliyiinta Xiriirka Kubbada Cagta Degmada Marka oo galabta lagu casumay kullan ciyaared lagu qabtay garoonka Cusub ee iskuulka shiikh Xasan yuusuf ee Magaalada Marka

Sawiro: Masuuliyiinta Xiriirka Kubbada Cagta Degmada Marka oo galabta lagu casumay kullan ciyaared lagu qabtay garoonka ...
23/03/2026

Sawiro: Masuuliyiinta Xiriirka Kubbada Cagta Degmada Marka oo galabta lagu casumay kullan ciyaared lagu qabtay garoonka Cusub ee iskuulka shiikh Xasan yuusuf ee Magaalada Marka

22/03/2026

Magaalada Marka oo laga hergaliyey Dalxiiska Xiliyada Habeenki ee Xeebaha

15/03/2026

Xildhibaanad Axlaam Omar Oo Dharka Ciida U qeybisay in kabadan 200 Caruur oo Agoon ah

Sawiro Hordhac ah Finalka Ramadan Cup S/C iyo Maalinta Ciida.Horseed Stadium iyo Himilo Cusub.
13/03/2026

Sawiro Hordhac ah Finalka Ramadan Cup S/C iyo Maalinta Ciida.
Horseed Stadium iyo Himilo Cusub.

Sawiro: Ururka Iskaashatada Dhalinyarada Degmada Marka ayaa qabtay afur wadareed ay iskugu yimaadeen xubnaha ururka iyo ...
10/03/2026

Sawiro: Ururka Iskaashatada Dhalinyarada Degmada Marka ayaa qabtay afur wadareed ay iskugu yimaadeen xubnaha ururka iyo marti sharaf kala duwan. Afurkaan ayaa waxaa sidoo kale kasoo qeyb galay maamulka Degmada Marka, kuwaas oo la wadaagay dhalinyarada farxadda iyo wadajirka bisha barakeysan ee Ramadaan.

09/03/2026

Gudoomiyaha Xiriirka Kubbada cagta Degmada Marka oo kahadlay darenkiisa....seemore

08/03/2026

Degmada Marka Hormarkeeda Waa aniga Hormakryga aad ayaan ugu faraxsanahay...seemore

08/03/2026

Reer Xamar maanta wan iska bareejeynay.....seemore

28/02/2026

Arday kamid ah ardeyda Qalinjebiyaasha oo soo bandhigtay Qiso Diini ah

Address

Merca

Telephone

+252617200083

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Guul Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share