Radio marka

Radio marka Warbaahin dhex dhexaada

Gudig Doorashooyinka Koonfur Galbeed oo soo saaray Jadwalka soo xulista Xildhibaanada iyo qabashada Doorashada Guddoonka...
26/03/2026

Gudig Doorashooyinka Koonfur Galbeed oo soo saaray Jadwalka soo xulista Xildhibaanada iyo qabashada Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Koonfur Galbeed.

Israel ayaa sheegtay inay dishay taliyihii ugu Ciidamada badda ee Ilaalada Kacaanak Iiraan.
26/03/2026

Israel ayaa sheegtay inay dishay taliyihii ugu Ciidamada badda ee Ilaalada Kacaanak Iiraan.

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee XFS Danjire Ilyaas Sheekh Cumar oo uu wehliyo Taliyaha c...
26/03/2026

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee XFS Danjire Ilyaas Sheekh Cumar oo uu wehliyo Taliyaha cusub ee Ciidanka Asluubta ayaa booqday xarunta Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed.

Booqada Wasiirka iyo Taliyaha ayaa ku saabsaneyd kormeeridda habsami u socodka Shaqada taliska iyo Isbarashada Taliyaha iyo Ciidanka.

XOG: Taliyihii h**e ee Asluubta gen Mahad.Sida ay sheegayaan ilo xog-ogaal ah, Wasiirka Cadaaladda Xasan Macalin iyo Tal...
26/03/2026

XOG: Taliyihii h**e ee Asluubta gen Mahad.

Sida ay sheegayaan ilo xog-ogaal ah, Wasiirka Cadaaladda Xasan Macalin iyo Taliyaha cusub ee Taliska Asluubta Gen. Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa booqasho ku tagay guriga uu ku xiran yahay Taliyihii h**e Gen. Mahad Cabdirahmaan (Taliye Shub), halkaas oo ay kala hadleen arrimaha la xiriira xil wareejinta.

Wararka ayaa tilmaamaya in labada dhinac ay isku afgarteen in xilka si rasmi ah loo wareejiyo maalinta Sabtida ee soo socota, sida ay xaqiijiyeen xubno ka tirsan qoyska Taliyaha.

Ilo xog-ogaal ah ayaa sidoo kale sheegaya in aan weli la caddeynin in Gen. Mahad Shub la sii deyn doono kadib xil wareejinta, iyadoo arrintaas ay la xiriiri karto xaaladda siyaasadeed iyo howlgalada Dowladda Federaalka ee Koonfur-Galbeed.

Waa xiranyahay waxaa laga dhigay cabsi guri.
25/03/2026

Waa xiranyahay waxaa laga dhigay cabsi guri.

Waxaa sidaas sheegeyso warbaahinta Iiraan.
25/03/2026

Waxaa sidaas sheegeyso warbaahinta Iiraan.

DEG DEG:- Dowladda ayaa Ciidamo dul dhigay Guriga Taliye Gen. MahadSida ay noo xaqiijiyeen ilo aan ku kalsoonnahay oo is...
25/03/2026

DEG DEG:- Dowladda ayaa Ciidamo dul dhigay Guriga Taliye Gen. Mahad

Sida ay noo xaqiijiyeen ilo aan ku kalsoonnahay oo isugu jira Saraakiil iyo xubno kale.
Dowladda ayaa ciidamo Booliis ah dul dhigtay Guriga uu ka daganahay Kaambada Taliyihii maanta xilka laga qaaday ee ciidanka Asluubta Mahad Cabdiraxmaan Aadan.

Xogahaan helayno ayaa sheegaya in Ge. Mahad lagala wareegay ciidankii ilaalada u ahaa ee ka tirsanaa Asluubta Soomaaliya.

Arrintan ayaa u muuqata mid lagu doonayo in lagula socdo ama lagu xakameeyo dhaq-dhaqaaqa Mahad kadib xil ka qaadistiisi maanta.

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo loo magacaabay Sarreeeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud.
25/03/2026

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo loo magacaabay Sarreeeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud.

DEGDEG: Iiraan ayaa ilaa saaka duqeeneysa kaabayaasha Israail, iyada oo gantaalladu ay ka gudbayaan difaacyada, balse Is...
25/03/2026

DEGDEG: Iiraan ayaa ilaa saaka duqeeneysa kaabayaasha Israail, iyada oo gantaalladu ay ka gudbayaan difaacyada, balse Israel ma sheegay ilaa iyo hada wax khasaare ah AFP.

Mahadkii askarta masaakiinta Asluubta mushaarkoodi bilkasto lacagta ka jaran jiray, Xilkii waa laga qaaday, hamabalyo As...
25/03/2026

Mahadkii askarta masaakiinta Asluubta mushaarkoodi bilkasto lacagta ka jaran jiray, Xilkii waa laga qaaday, hamabalyo Asluub.

DEGDEG: Iraan ayaa duqayn la dhacday Negev oo ah meel Isra'el u ah aag warshado, kuwaasoo kamida warshado soo saara waxy...
25/03/2026

DEGDEG: Iraan ayaa duqayn la dhacday
Negev oo ah meel Isra'el u ah aag warshado, kuwaasoo kamida warshado soo saara waxyaabaha lugu bacrimiyo beeraha, kuwa Yuraaniyoomka iyo warshado kale oo soo saara gaasaska bacriminta.

DEGDEG:Mohammad Baqer Zolqadr, ayaa loo magacaabay madaxa Gollaha Sare ee Amniga Qaranka Iran, isagoo beddelay Cali Laar...
24/03/2026

DEGDEG:Mohammad Baqer Zolqadr, ayaa loo magacaabay madaxa Gollaha Sare ee Amniga Qaranka Iran, isagoo beddelay Cali Laarijaani, oo Toddobaadkii h**e lagu dilay weerar ay fuliyeen Israa'iil iyo Maraykanka.

Address

Merca

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Radio marka posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share