Saxardiid page

Saxardiid page Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Saxardiid page, Media/News Company, Saxardiid, Mogadish.

Permanently closed.
30/06/2020

πŸ‡ΈπŸ‡΄ 1-Da Luuliyo Hambalyo 60 Sano Guurdii Midowga Waqooyi iyo Koonfurta soomaaliya πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄.!

08/10/2019

Tan iyo bishii February 2017-kii kadib Page-keyga ayaan dib ugu bilaawi doono barnaamijyo kala duwan

kuwaa oo an u arko inay wax tar badan u leeyihiin bulshada sidaa Qoraalo xiiso badan muuqaal ku cajab galiya iyo wax yaabo kale fadlan iga filo dhawaan.

Halkaan ka aqrisoWaraaqdii ka sooBaxdey GudigaDoorashooyinka
07/08/2016

Halkaan ka aqriso
Waraaqdii ka soo
Baxdey Gudiga
Doorashooyinka

Waxaa la shaaciyey Xidigaha naadiga man United lambarada ay qaadan donan xiliciyaareedkan 2016-2017
27/07/2016

Waxaa la shaaciyey Xidigaha naadiga man United lambarada ay qaadan donan xiliciyaareedkan 2016-2017

27/07/2016

Gaashaanle maxamed adan koofi oo lo magacaabey taliyaha ha,yada socdaalka

Bandhiga barbaarta waxa uu ku saabsan yahay xaaldaha qaxootiga faraha badan ee galey dalka jarmalka gaar ahaan dhalinyar...
27/07/2016

Bandhiga barbaarta waxa uu ku saabsan yahay xaaldaha qaxootiga faraha badan ee galey dalka jarmalka gaar ahaan dhalinyarada soomaaliyeed ee tahriiibka ku galey halkas.

Waxan ku wareysan doonaa yuusuf xuseen oo ah Tafaftiraha wargeeska Xaqiiq Tems. Fikirkaaga ka dhiibo maxa ay kula tahay in ay dhalinta soomaaliyeed loogu wacyi galin doono dhibaatada uu inagu haayo Tahriibka

Ayadoo ay xusid mudantahay in shaqo la,aan baahsan ay ka jirto Dalkeena soomaaliya tan iyo bur-burkii dowladii dhexe ee soomaliaya:

DEG DEG: Alshabaab oo madaafiic ku garaacday saldhiga ay ciidanka AMISON ay ku leeyihiin deegaanka ceelasha biyaha ee du...
27/07/2016

DEG DEG: Alshabaab oo madaafiic ku garaacday saldhiga ay ciidanka AMISON ay ku leeyihiin deegaanka ceelasha biyaha ee duleedka mogdishu AMISON OO iyana ay ku rideen xogaa madaafiic ah lama oga qasaaraha ilaa iyo hadda ka dhashay warerkaas.

Magalada Berbera:kallun banaanka uso baxay mudaaharaadka madaxweyne siilaanyo oo askar loo dalbadey iyo siilaanyo oo isk...
26/07/2016

Magalada Berbera:kallun banaanka uso baxay mudaaharaadka madaxweyne siilaanyo oo askar loo dalbadey iyo siilaanyo oo iska laabtey

DEG DEG: Ninkii isku qarxiyey manta magalada Mogadishu yaa la sheegey inuu ka mid ahaa xildhimaanada barlamanka Somalia ...
26/07/2016

DEG DEG: Ninkii isku qarxiyey manta magalada Mogadishu yaa la sheegey inuu ka mid ahaa xildhimaanada barlamanka Somalia tan iyo intii u dhaxeesay sanadihii 2000-ilaa 2009 sida ay sheegayso warbaahinta Alshabaab.

Address

Saxardiid
Mogadish

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Saxardiid page posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Saxardiid page:

Share