Waaberi news network

Waaberi news network Follow na dhaha Saxibayaal Waxaad Naga heleysaan warbixanadii ugu dambeeyey ee gudaha dalka iyo diba

08/05/2022

DEGDEG:-MW Farmaajo oo ku dhawaaqay inuu yahay Musharax Madaxweyne

Musharrax Madaxweyne Xildhibaan Abdirahman Abdishakur Warsame, ayaa caawa magaalada Muqdisho kusoo bandhigay barnaamij s...
08/05/2022

Musharrax Madaxweyne Xildhibaan Abdirahman Abdishakur Warsame, ayaa caawa magaalada Muqdisho kusoo bandhigay barnaamij siyaasadeedkiisa ee Wadajir iyo Wadatashi.

Waxaa kasoo qaybgalay Xildhibaanno ka tirsan laba gole ee Barlamaanka 11-aad ee JFS, Xildhibaanno heer dowlad goboleed, Siyaasiyiin, aqoonyahano, dhallinyaro iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.

Xafiiska Warfaafinta Xisbiga Wadajir.

Musharrax Madaxwayne Sheekh Shariif Shiikh Axmed ayaa noqday musharrixii ugu h**eeyay ee qaatay shahaadada Musharraxnimo...
08/05/2022

Musharrax Madaxwayne Sheekh Shariif Shiikh Axmed ayaa noqday musharrixii ugu h**eeyay ee qaatay shahaadada Musharraxnimo ee xilka Madaxwaynaha JFS.

Mdaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa  kusoo wajahan magaalada Muqdisho.Muqdisho oo 15-ka bishan ay ka dhaceys...
08/05/2022

Mdaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa kusoo wajahan magaalada Muqdisho.

Muqdisho oo 15-ka bishan ay ka dhaceyso Doorashada Madaxtinimada dalka ayaa waxaa ku wada sugan Madaxda Dowlad goboleedyada oo doonaya inay saameyn ku yeeshaan loolanka doorashada.

Sadaxda masuul oo ugusaraysa galmudug waxay usafraan sida dalxiisayaasha, markii loodoortey deegaanada galmudug ilaa iyo...
07/05/2022

Sadaxda masuul oo ugusaraysa galmudug waxay usafraan sida dalxiisayaasha, markii loodoortey deegaanada galmudug ilaa iyo hadda ma'aysan samay wax gormarah.
Miyey uqalmaan in aysii joogaan? mase galmudug badbaado ubaahantahay?

07/05/2022

Qorshe nuucee ah ayaa ugadagsan siyaasada arimaha dibada.

07/05/2022

Maayir Mooge oo ka hadlay Is-Afgaradka Dawladda Hoose iyo Wasaaradda Hawlaha Guud.

07/05/2022
07/05/2022
30/04/2022

AA warsame waa musharaxa kaliye ee Kasaari Kara somaliya xaalada aykujirto is kuna keenikara mingobol, degmo iliaa tuulo.
Waxaana kacodsanaynaa xildhibaanada somalia
Inay codkooda uguhiiliyaan omada somaliyeed.
warsame

29/04/2022

Halgamaaa qaran

28/04/2022

Farqiga u dhaxeeya Madaxweyne Deni iyo Madaxweyne QoorQoor!

Doorashadii ka dhacday waddanka ee Aqalka Sare iyo Golaha Shacabka waxa untaba uu jab xooggan kasoo gaaray maamulka Galmudug oo lumiyay kuraas ay horay ugu fadhiyeen xubno laga soo doortay maamulka Galmudug.

Kuraasta ay Galmudug dhumisay ayaa kala ah Guddoomiye Ku xigeenka 1-aad ee Golaha Aqalka Sare ee uu ku fadhiyay Sen. Abshir Bukhaari iyo Guddoomiye Ku xigeenka 2-aad ee Golaha Shacabka oo uu horay ugu fadhiyay Mahad Cabdalla Cawad kaas oo caawa ku guuldarreysay dib loogu doorto kursigaas.

Dadka falanqeeya arrimaha siyaasadda ee dalka ayaa siyaabo kala duwan u micneeyay arrintaan, iyagoo wax walba ku tusaaleeyay hoggaan xumada heysta maamulka Galmudug.

Dadka reer Galmudug ayaa u muuqda kuwo indhaha ka fiirsanaya hoos u dhaca siyaasaddeed ee uu maamulkaas waajahayo haddii ay tahay mida gudaha iyo mida Federaalka intaba.

Haddaba, Miyeysan ahayn in Axmed QoorQoor la iska qabto oo hoggaan xumadiisa la dhaafiyo dadka reer Galmudug mase indhaha ayaa laga daawan doonaa? Aragtidaada

Admin

31/03/2022

Football

Musharaxnimada Madaxweyne-nimo ee Maxamed Xuseen Rooble uu ku dhawaaqayo waxay jiho cusub u jeexeysaa hanaanka doorashad...
25/03/2022

Musharaxnimada Madaxweyne-nimo ee Maxamed Xuseen Rooble uu ku dhawaaqayo waxay jiho cusub u jeexeysaa hanaanka doorashada dalka.

Dhowr jeer oo h**e wuxuu sheegay in aanu aheyn Misharax Madaxweyne sidoo kale uusan dhiseyn musharax kale.

Haddii aanu Rooble ku dhiirran laheyn inuu Musharax noqdo wuxuu ku suntanaan lahaa Ra'isalwasaarihii ugu horreeyay ee isaga oo File-ka doorashada dalka haya hadana ka baqa riigo ay ku hardamayaan rag uu ka rajo roonyahay.

Wuxuu noqonayaa Musharaxa Labaad ee ugu rajada badan ee reer Galmudug ah marka laga soo tago Madaxweyne Jamhuuriyadda Maxamed Cabdullahi Farmaajo.

Waloow aanan la dhacsaneyn qaabka ganacsiga u qaabka eg ee uu siyaasadda uga shaqeeyo hadana waxaan u arkaa in ay tahay markii koowaad ee ku dhiirrado xaajo lagu garab-istaagi karo darteedna dakano loo gali karo. 'Ali yare Ali,,

Deegaanada galmudug oo maanta roobab  laguqaboobey Kadeen.
25/03/2022

Deegaanada galmudug oo maanta roobab laguqaboobey Kadeen.

Dagaalko maahan xalaka waxKasto
08/02/2022

Dagaalko maahan xalaka waxKasto

Address

Mogadisho

Telephone

+252614773940

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Waaberi news network posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Waaberi news network:

Share