Waaberi news network

Waaberi news network Follow na dhaha Saxibayaal Waxaad Naga heleysaan warbixanadii ugu dambeeyey ee gudaha dalka iyo diba

08/05/2022

DEGDEG:-MW Farmaajo oo ku dhawaaqay inuu yahay Musharax Madaxweyne

Musharrax Madaxweyne Xildhibaan Abdirahman Abdishakur Warsame, ayaa caawa magaalada Muqdisho kusoo bandhigay barnaamij s...
08/05/2022

Musharrax Madaxweyne Xildhibaan Abdirahman Abdishakur Warsame, ayaa caawa magaalada Muqdisho kusoo bandhigay barnaamij siyaasadeedkiisa ee Wadajir iyo Wadatashi.

Waxaa kasoo qaybgalay Xildhibaanno ka tirsan laba gole ee Barlamaanka 11-aad ee JFS, Xildhibaanno heer dowlad goboleed, Siyaasiyiin, aqoonyahano, dhallinyaro iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.

Xafiiska Warfaafinta Xisbiga Wadajir.

Musharrax Madaxwayne Sheekh Shariif Shiikh Axmed ayaa noqday musharrixii ugu horeeyay ee qaatay shahaadada Musharraxnimo...
08/05/2022

Musharrax Madaxwayne Sheekh Shariif Shiikh Axmed ayaa noqday musharrixii ugu horeeyay ee qaatay shahaadada Musharraxnimo ee xilka Madaxwaynaha JFS.

Mdaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa  kusoo wajahan magaalada Muqdisho.Muqdisho oo 15-ka bishan ay ka dhaceys...
08/05/2022

Mdaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa kusoo wajahan magaalada Muqdisho.

Muqdisho oo 15-ka bishan ay ka dhaceyso Doorashada Madaxtinimada dalka ayaa waxaa ku wada sugan Madaxda Dowlad goboleedyada oo doonaya inay saameyn ku yeeshaan loolanka doorashada.

Sadaxda masuul oo ugusaraysa galmudug waxay usafraan sida dalxiisayaasha, markii loodoortey deegaanada galmudug ilaa iyo...
07/05/2022

Sadaxda masuul oo ugusaraysa galmudug waxay usafraan sida dalxiisayaasha, markii loodoortey deegaanada galmudug ilaa iyo hadda ma'aysan samay wax gormarah.
Miyey uqalmaan in aysii joogaan? mase galmudug badbaado ubaahantahay?

07/05/2022

Qorshe nuucee ah ayaa ugadagsan siyaasada arimaha dibada.

07/05/2022

Maayir Mooge oo ka hadlay Is-Afgaradka Dawladda Hoose iyo Wasaaradda Hawlaha Guud.

30/04/2022

AA warsame waa musharaxa kaliye ee Kasaari Kara somaliya xaalada aykujirto is kuna keenikara mingobol, degmo iliaa tuulo.
Waxaana kacodsanaynaa xildhibaanada somalia
Inay codkooda uguhiiliyaan omada somaliyeed.
warsame

Address

Mogadishu

Telephone

+252614773940

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Waaberi news network posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Waaberi news network:

Share