Maxamed cali ciise

Maxamed cali ciise SOCIAL MEDIA AGENCY

follow isoo dheh

Maalinta berri ah waxaa aqalgalaya/guursanaya Taliyihii weynaa ee degmada Hodan amaanka ka dhigay, sidoo kalena soo jiit...
19/07/2025

Maalinta berri ah waxaa aqalgalaya/guursanaya Taliyihii weynaa ee degmada Hodan amaanka ka dhigay, sidoo kalena soo jiitay quluubta shacabka degan degmada uu ka howlgalo Taliye Cabdinaasir Maxamed Axmed ( Maskax).

Hambalyo hordhac ah ayaan u dirayaa Taliye Maskax iyo marwadiisa Sacduusha waxaana leeyahay reerka cusub ee aae go'aansateen in aad dhidibadda u taagtaan Alle SWT ha idinla garabgalo hana idinku guuleeyo Alle idinkiis.

Taliye Maskax waa sarkaal da'yar oo shaqada qurux badan ee nafhurnimada leh ee dadkiis iyo dalkiisa uu u qabtay ay tahay in lagu abaalmariyo.

Moaliisse.

14/07/2025

Yaa alaah gabadhaas yarta indheheeda dhaqtar isku sheeg ayaa ku ciyaaray

10/07/2025

Generalka wax kayabiyy uu arkay🤣🤣

05/07/2025

Shiikh mustaa

04/07/2025

Ha qoslin walal😅🤣🤣

30/06/2025

Nadar masha alh gabar shaqesanayso oo wax soosaarkeeda muuqdo

30/06/2025

Ciyalka xafada waye odogaan 🤣🤣

26/06/2025

Maan deeq 🇸🇴

23/06/2025

Dalkeena waa ka buuxaan kuwaas 🤣

22/06/2025

Sanadkaan miyaa kalarka la isku dhagaa ifur waa kufuray aa ku xigto kulahaa wuu iga dhabeeyy🤣🤣

19/06/2025

Dadkaan dhib badnnaa 🤣💯👍✅️

17/06/2025

Ma gudbayaasha dagaalka 3aad aduunka.....

Address

Mogadisho

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maxamed cali ciise posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Maxamed cali ciise:

Share