17/07/2025
Waa wax aad loogu farxo in ay Gogol iskugu yimaadaan dhaqanka walaalaha ah ee beelaha Cayr iyo Saleebaan.
Waxaan rajaynaynaa in lagu soo afmeero colaada dadka reer miyiga ah ee dhaqan, diinta, dad-nimada, islaamnimada iyo walaalnimada ka fog, wiil dambana uusan nooga dhiman wax aan faa'iido aduun iyo mid aakhiro toona lahayn,
Waxaan sugaynaa heshiis waara oo aan munaafaqad iyo ul ka daba tuur dambe lahayn.