Mahad Rage

Mahad Rage howl kar udhashay somalia �

25/07/2025

cimamado dulaya ayay cadan ka ketene

adiguba caqli aaledehee carar maxaa dhama👇

Daawo video gaan walahi odoyaasha wax baa laga faa,iidaa

Mahad Rage

20/07/2025

Daaci muqtaar oo cumer big fani Fausto uriixay asagoo yiri waa lagu dibeyaa🤣👀

Mahad Rage

Hay ada socdalka somalia oo noqoty meeshii ugu musuq maasuqa badneed kadib markii ladortay 12/12/2024 tii Mustaf sheikh ...
20/07/2025

Hay ada socdalka somalia oo noqoty meeshii ugu musuq maasuqa badneed kadib markii ladortay

12/12/2024 tii Mustaf sheikh ali dhuxulow
Kaas oo umadii Ayka wada qeyliyen hadey tahy kuwa qurbaha ka imaana iyo kuwa dalka gudihiisa joga oo raba passport somali ga ah

Dawade adiga maxaa kala kulanty 👇

19/07/2025

Puntland iyo markabkii laqabtey Video hada soodhacay sher iyo follow hanala dhaafin ado mahadsan

Mahad Rage

18/07/2025

Maxaa kataqaan [Sadaq cagmadhige]
Dhameyso 2daan heesod oo laga soo qabtay baraha bulshada oo qosolka leh 2006 dii ilaa 2014 aw fanan ahaa

Markey usoco weyday woow kabaxay hadane fananin badan aw kasameyn badan yahy

Maxaa meshaas kaga baxey dawade💬👀👁

Mahad Rage

17/07/2025

Silent emotional yaan lagugu sameyn waligaa



Mahad Rage

14/07/2025

Godgeesy vs dayax dalNurshe

Dayax oo layiri (abti guuleyso) iyodayax ooyiri (howl qiiradaan kaaga fiican aajirtee qabso this is not your turn) maxaa kaga baxay meshaan

Mahad Rage

13/07/2025

filimkii ugu qosolka badnaa Abid ee hidi loosoo kireyo ar somaliyaa😂😂

Mahad Rage

10/07/2025

Shabeelka mudud oo magafe haysto aan usher gareyno video gaan asxabey ilahey inow kasoo fujiyo waxa lagu keystone ale usahlo

Mahad Rage

Ma ogtahay maantey iney isku soo aadey ayadoo bisha shacbaan ay tahy 15Aan iscafino Ani waan idin cafiyay qofkasta oo sa...
14/02/2025

Ma ogtahay maantey iney isku soo aadey ayadoo bisha shacbaan ay tahy 15
Aan iscafino Ani waan idin cafiyay qofkasta oo sawir keyga soo garo waa kucafiyay iisoqor waa codsi

iyo jimco oo ah malinta 7 malmod ugu qeyrka badan

Aan kuwada salino xabibkena Nabi mohamed (SCW SCW SCW)
SOO QOR 3JEER OO SALIGA NBG AH

Address

Mogadisho

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mahad Rage posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share