Mogadishu Times

Mogadishu Times Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Mogadishu Times, Media/News Company, Mogadisho.

06/08/2024
16/05/2023

USA oo kudhawaaqday in gabi ahaanba joojisay dadka sharci darrada kusugalaya wadankeeda.

Mogadishu Times

24/04/2023

Quruxda dalkeena.

Mogadishu Times

22/04/2023

Villa Baidoa - Southwest State of Somalia

28/03/2023

Mogadishu Times waxay idiin xasuusinaysaa Madaxweynihi h**e ee dalka Mohamed Abdullahi Farmajo.

19/09/2022

||Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed||

Mogadishu Times

Magaala xeebeedka Qandala, Puntland Somalia
16/09/2022

Magaala xeebeedka Qandala, Puntland Somalia

On September 16, 2022, a huge fire broke out in the 42-storey China Telecom Building in the urban area of ​​Changsha, Hu...
16/09/2022

On September 16, 2022, a huge fire broke out in the 42-storey China Telecom Building in the urban area of ​​Changsha, Hunan Province.

Thick smoke billowed from the scene, and dozens of floors burned violently. Fire rescue personnel rushed to the scene and quickly brought the fire under control, and the open fire in the building has now been extinguished.

Mogadishu Times

Hay'adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka qaranka ayaa soo saartay Was-saxaafeed ay kusheegeen in ay gacanta kuhayaan 10 ruux...
16/09/2022

Hay'adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka qaranka ayaa soo saartay Was-saxaafeed ay kusheegeen in ay gacanta kuhayaan 10 ruux oo ku eedaysan Al-shabaab. Waxay sidoo kale sheegtay Hay'adda NISA in ay la wareegeen xarumo iyo hub.

Mogadishu Times

Families of the victims of the September 11 attacks circle the North Tower pool at the 9/11 Memorial & Museum in New Yor...
12/09/2022

Families of the victims of the September 11 attacks circle the North Tower pool at the 9/11 Memorial & Museum in New York City on the 21st anniversary of the attacks.

Mogadishu Times

Madaxweynaha Koonfur galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa galabta lagu soo dhaweeyey magaalada Muqdisho....
10/09/2022

Madaxweynaha Koonfur galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa galabta lagu soo dhaweeyey magaalada Muqdisho.

Weftiga madaxweyne Laftagareen waxaa garoonka diyaaradaha Muqdusho ee Aadan Cadde kuso dhaweeyey xubno ka tirsan dowladda federaalka.

Madaxweynaha Puntland ayaa la filaya isna inuu Muqdisho gaaro saacadaha soo socda.

Barri oo Axad ah ayaa loo ballansan yahay inuu Muqdisho ka furmo shirka madasha wadatashiga oo u dhexeeya dowladda federaalka iyo dowladaha xubnaha ka ah.

Madaxda qaar kamid ah urur siyaasaddeedyada Somaliland ayaa kasoo horjeestay mudaharaadkii ay ku baaqeen madaxda xisbiya...
09/09/2022

Madaxda qaar kamid ah urur siyaasaddeedyada Somaliland ayaa kasoo horjeestay mudaharaadkii ay ku baaqeen madaxda xisbiyada mucaaridku, iyagoo sidoo kalana sheegay in doorashada ururadu ay dhacayso oo ay ka qaybgalayaan.

Address

Mogadisho

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mogadishu Times posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share