Afcad Madia

Afcad Madia Welcome; Warbixino iyo muuqalo ku xiiso geliyo

Guddoomiyaha golaha shacabka baarlamaanka JFS iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goor dhow ka degay magaaladda Baydhabo ee xa...
09/01/2023

Guddoomiyaha golaha shacabka baarlamaanka JFS iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goor dhow ka degay magaaladda Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, waxaana garoonka diyaaradaha ku soo dhoweeyey madaxweynaha dowlad goboleedka Koofur Galbeed iyo mas'uuliyiin kale.

Cutubka ka tirsan ciidanka sida gaarka u tababaran ee Gorgor oo safar dhulka ah ugu ambabaxay ayaa gaaray Degaanka Wisil...
09/01/2023

Cutubka ka tirsan ciidanka sida gaarka u tababaran ee Gorgor oo safar dhulka ah ugu ambabaxay ayaa gaaray Degaanka Wisil ee gobolka galgagaduud.

.

OFFICIAL: Gareth Bale ayaa ka fadhiistay Kubbada cagta.What a career 🔥🙏
09/01/2023

OFFICIAL: Gareth Bale ayaa ka fadhiistay Kubbada cagta.

What a career 🔥🙏

DEG DEG : Puntland oo go’aano adag kasoo saartay Xiriirka Dowladda Dhexe.
09/01/2023

DEG DEG : Puntland oo go’aano adag kasoo saartay Xiriirka Dowladda Dhexe.

  ; Twitter ayaa Jimcihii hakiyay Account  Twitter-ka ee Haramain Sharifain () iyada oo la tixraacayo  uu Acount  jabiya...
09/01/2023

; Twitter ayaa Jimcihii hakiyay Account Twitter-ka ee Haramain Sharifain () iyada oo la tixraacayo uu Acount jabiyay sharciga Twitter-ka ee "imporsanation".

Warqad uu u diray Twitter-ka, maamulaha guud ee Haramain Sharifain Mohammad Jibran Khan ayaa uu ku sharxay Twitter-ka Haramain Sharifain in uusan jabin mid ka mid ah sharciyada Twitter-ka maadaama ay ahayd daabacaad war sida si cad loogu sharaxay bio-ga iyo website-ka Haram Sharafain.

Maamulaha oo sii hadlaya ayaa Twitter-kiisa u sheegay in “Xaramayn Sharifain” iyo bogga hoosaadka ah ee “Inside the Haramain” ay ku lahaayeen baraha bulshada muddo ka badan 10 sano, calaamadasuna ay dhammaan ka duwan tahay hay’adaha gacanta ku haya arrimaha labada Masjid ee Xaramka sida Madaxtooyada. ee Arrimaha Labada Masjid ee Xaramka. Waxa uu intaa ku daray in magacyada Haramain Sharifain aysan ahayn kuwo ganacsi ama xuquuq daabaca

Guddoomiyaha Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir Saciid Cali Gureey “Sanadkaan kaliya waxaa Maxkamadda loo soo gudbiya...
09/01/2023

Guddoomiyaha Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir Saciid Cali Gureey “Sanadkaan kaliya waxaa Maxkamadda loo soo gudbiyay 77 kiis oo la xiriira Daroogada”


Dugsi Hoose Iyo Dhaxe oo maanta laga Daahfuray Deegaanka Aboorey ee Gobolka Hiiraan oo ka mid ah Deegaanadii Dhawaan Cii...
09/01/2023

Dugsi Hoose Iyo Dhaxe oo maanta laga Daahfuray Deegaanka Aboorey ee Gobolka Hiiraan oo ka mid ah Deegaanadii Dhawaan Ciidamada Dowladda iyo kuwa Deegaanka ay kala Wareegeen Al_shabaab ku dhawaad 15_Sano ka dib.

Deegaanka Aboorey waxaa uu ka mid yahay Deegaanada hoostaga Degmada Buuloburte.

Degmada Shaxda ee Gobolka Karkaar, Shacabka ayaa safaf ugu jira in ay isu-diiwaangeliyaan cod-bixiyeyaasha Doorashooyink...
09/01/2023

Degmada Shaxda ee Gobolka Karkaar, Shacabka ayaa safaf ugu jira in ay isu-diiwaangeliyaan cod-bixiyeyaasha Doorashooyinka Goleyaasha Deegaanka Puntland.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe)...
09/01/2023

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magacaabay guddiga saaxiibtinimada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo Baarlamaanka Turkiga.

Address

Mogadisho

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Afcad Madia posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Afcad Madia:

Share