Cabdullahi carab

Cabdullahi carab cabdullahi carab qaranimada iyo wadajirka somaali ween waa lagama maarmaan waxaa hubanti ah in qofkii illaah gaarsiyo 5 Somali o mid ah

13/01/2025

6 Sano Ka dib Qayladii Kooxda Qaylo Dhaan

Jawaab Dag Dag ah

Karbaash Xalaal ah

18/11/2024
15/08/2024

Celebrating my 5th year on Facebook. Thank you for your continuing support. I could never have made it without you. 🙏🤗🎉

10/07/2024
JIMCO WANAAGSAN SI DAGAN U MACNEE SAWIRKAAN MAXAA KAAGA SOO BAXAY  ?ALLOOW SAHAL AMUURAHA
28/06/2024

JIMCO WANAAGSAN

SI DAGAN U MACNEE SAWIRKAAN MAXAA KAAGA SOO BAXAY ?

ALLOOW SAHAL AMUURAHA

Habalyo hambalyo taliyaha saldhiga ceelasha biyaha Gashanle maxamed qadar xaashi canduur  taliye waxaan rajeynaa  in xil...
23/06/2024

Habalyo hambalyo taliyaha saldhiga ceelasha biyaha Gashanle maxamed qadar xaashi canduur taliye waxaan rajeynaa in xilka laguu idmaday aad si hufan u gudan doonto waan hubaa in aad shaqo yaqaan howl kar ah aad tahay guul iyo gobonimo

08/06/2024

HAYE SHAXDA MA MEEL KALAA LOO ROGAY SHIRARKA SHAAH CABKA HOTELADA KA SOCDO EE MARIN HAWAAWGA LAGU WADO CIDA HALAGA JOOGO

HADAAN LA JOOJIN WAXAY SHAQADAAS IN AY WAX KA QABTAAN U TAALAA

KOOXDA DIB U XOREENTA REERKA
WAXAANA DHICI DOONTA RAG LACAGTOODA KU DHAMEEYAY SHAAH CABKA HOTEELADA IN KURAASTU LA JABTO MEEL DAMBO OO AY CIIRSADAAN WAAYAAN QOF WALBOO KU LUG LEH HOWLAHA KA SOCDA HOTEELADA SHAAH CABKA AH WAXAY FUULI DOONAAN WADADA SHAR CIGA REERKUNA WAA H**E AYUU KA GAASHAANTAY ASC

LIBAAX HORAY U SOCO GARBAHAAGA LIBAAXYO AYAA JOOGA DAWACADU HA ISKA QAYLISO MEEL LIBAAX SOO GALAY LO' MA JOOGAYSO KII BO...
06/06/2024

LIBAAX HORAY U SOCO GARBAHAAGA LIBAAXYO AYAA JOOGA DAWACADU HA ISKA QAYLISO

MEEL LIBAAX SOO GALAY LO' MA JOOGAYSO
KII BOOTEEYAY AAWAY BANAAN WEEN WAA KANAA

KUGU NAXEEN INDHAHA CADAWGA INA EEDO INA ADEER

CAMAAMADAADA CIDI MA HAYSAN KARTO

NO WAY !

SHEEKADU WAA ISKU DHAMAATAY BY BAAAAY

01/06/2024

Waxaadan aheen noqon maysidee ka joog wadada aad ku socoto ilma adeeryaaloow waliba adeer yaaloow wiilka abti baad u tihiin waxaan ka hadlaayo waad garan kartaan wadada uu ku socdo waa wado xun dhiig iyo dhalyo aabo ayaa aduun lagu joogaa joojiya waxaad wadaan oo wadada aad wiilka uga lumineysaan ASC

27/05/2024

WARYAADA WARYAADA WARYAADA
DUF KU BAXA AAN AHEEYN

XERADIINU XOOLO KUMA JIRAAN
NINBA YUU MEEL U SOCONEE
NIMANKIINAAN HORMUUDKA ISMOODAY OO AQOONTA IYO DOQONIMADA IS RAACSADAY SANADAHA SOOCODA KUWII H**EBA TAGEENEE TAKTO INTA AAD TAARIIQDA KU LEEDAHAY KA QAADO TIMAADADA LA KAASHO ISTAAG OO ARLADAN ALLE UMADA JOOGTA KUWAAD DHIIG IYO DHAQAN WADAAGTAAN KUWAAD IS DHASHEEN ILMO IDIIN DHALAYNA FIIRIYA.

KOLEEY INTIINA GARATAY GARATEENEE INTAAN GARAN GAARSII GEEDIGA CUSUB QEYBTA AAD KU LEEDAHAY ADOON DADNA DULMINEEN DIINTANA U GAFEEN DOWLADNIMADANA DIIDEEN OO DACALNA XEERKA DALKA KA MARIN DOONO WAXAAGA

DEEGAANKII SOO JIRYEE DAGMADAAN XAAD KU LEEDAHAY ADOON IS DABAALINEEN INTA DEENTA NOOGA MAQAN YAAN TANA LAGU DARIN SI SHARCI AHNA KU DIID. DOQONTA CASHAR U DHIGA PY 2024. DIB DANBE WAX HA U FILANINA NIN WALBOOW DUUR KAAGA IYO DANAHAAGA U ADEEGO. ASC

Maanta oo taariiqdu tahay 12-5-2024 waxaa xarunta dagmada dayniile noogu qabsoomay shirkii amniga dagmada shirkaas ooqab...
12/05/2024

Maanta oo taariiqdu tahay 12-5-2024 waxaa xarunta dagmada dayniile noogu qabsoomay shirkii amniga dagmada shirkaas ooqabsoomo wiig walbo ama sittimaan walbo maalinta axada ah

Shirkaas oo ajandihiisu ahaa maanta sidii loo sii dar dar gilin lahaa amniga dagmada dayniile iyo bilic soo celinta dagmada shirkaas oo uu shir gudoominayay gudoomiyaha dagmada gud.. rooble waxaana shirkaa xaadir ku ahaa dhamaan gudoomiyaasha waaxaha gudomiye laameedyada taliyaasha boliiska ee waaxaha kuwa bolis milataarkaee xasilinta caasimada iyo nisa waxa uuna ku soo gabo gaboobay si wanaagsan

Address

Mogadisho

Telephone

+252615205879

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cabdullahi carab posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Cabdullahi carab:

Share