Tarah Media

Tarah Media journalist laanta warfaafinta Tarah Media waxa laga yaabaa inay isticmaasho warka aad halkan kuqortid

Hambalyo Ciidanka Xasilinta Caasimada Maamulka SSC-Khaatumo  Iyo Hogaankoda Cusub ba .Waxaan bogaadinayaa shaqada quruxd...
21/09/2023

Hambalyo Ciidanka Xasilinta Caasimada Maamulka SSC-Khaatumo Iyo Hogaankoda Cusub ba .

Waxaan bogaadinayaa shaqada quruxda badan ee amni sugidda iyo Maamul hagaajinta ah ee Maamulka SSC-khaatumo ka bilaabay magaalada Laascaanood ee Xarunta SSC-Khaatumo.

Inta Ogalkeyga Madaxda Dhaqanka SSC-Khaatumo iyo Hogaankoda Fulintu Waxay Wakhti Badan Ku Bixiyen Hirgelinta Ciidankan iyo Garab Istaagoda Waana Ku Aamanaya Run ahaanti.

Waxaan ugu baaqaya dhamaan dadka reer SSC-Khaatumo gaar ahaan reer Laascaanood inay ciidanka amniga sugaya la shaqeeyaan oo maamulkooda is garab taagaan.

Tarah Media

Follow ii dhaha asxaapta pagkan fadlan

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOONKA LABADA AQAL KULAN WADAJIR AH KULA QAATAY MAGAALADA DHUUSAMAREEBDhuusamareeb, Sibtee...
21/09/2023

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOONKA LABADA AQAL KULAN WADAJIR AH KULA QAATAY MAGAALADA DHUUSAMAREEB

Dhuusamareeb, Sibteembar 21, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan wadajir ah kula qaatay magaalada Dhuusamareeb, Gudoomiyaha Golaha Shacabka, mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur, Gudoomiyaha Aqalka Sare, mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kala hadlay muhiimadda ay leedahay in loo midoobo dardar galinta dagaalka ciribtirka dadka diidan nabada.

21/09/2023

Saki sharuub khaan waa wiil reer gurceel ah oo uu ku dhacay .........

Follow ii dhaha asxaapta pagkan fadlan.

21/09/2023

Xaqiiqdu Waa Lama Huraan...

Tarah Media

Follow ii dhaha asxaapta pagkan fadlan.

21/09/2023

Soo dhoweynta Koobka Nugaal iyo GarooweπŸ†πŸπŸŽ

GAROOWE PUNTLAND CHAMPION πŸ†2023 ❀️.
21/09/2023

GAROOWE PUNTLAND CHAMPION πŸ†2023 ❀️.

Jaaliyada Reer Maakhir ee Warsangeli ee Addisbaba Ethiopia oo Hadhiimo sharafeed  wayn u sameeyay Garaad Jaamac Garaad C...
20/09/2023

Jaaliyada Reer Maakhir ee Warsangeli ee Addisbaba Ethiopia oo Hadhiimo sharafeed wayn u sameeyay Garaad Jaamac Garaad Cali.

Follow ii dhaha asxaapta pagkan fadlan.

20/09/2023

Ciidanka PMPF oo qeyb weyn ka ah maanta xiritaanta koobka 9-AAD ee ciyaaraha PUNTLAND.

Lammaane is calmaday oo reer SSC ah ayaa caawa ku aqal galay taallada shuhadada ee badhtamaha magaalada Laascanood.
20/09/2023

Lammaane is calmaday oo reer SSC ah ayaa caawa ku aqal galay taallada shuhadada ee badhtamaha magaalada Laascanood.

CIIDANKA OROMIYA OO WEERAR KU QAADAY XERADA BARAKACAYAASHA QOLOJI IYO JIGJIGA OO KORANTADII LAGA JARAY,Ciidamada Liyuu b...
20/09/2023

CIIDANKA OROMIYA OO WEERAR KU QAADAY XERADA BARAKACAYAASHA QOLOJI IYO JIGJIGA OO KORANTADII LAGA JARAY,

Ciidamada Liyuu booliska Kililka Oromada ayaa saaka waabarigii waxay weerar qorshaysan kusoo qaadeen xerada barakacayaasha ee Qoloji ee Dagmada Baabili ee Gobolka Faafan,

Qaar kamid ah Ciidanka Booliska Soomaalida oo kusugnaa Barta kantarolka Qoloji ayaa iska caabin xoogleh kala hortagay Ciidamada Kililka Oromada ee kusoo duulay dhulka iyo shacabka Dawladda Deegaanka Soomaalida,

Dad shacab ah oo kamid ah barakacayaasha kunool Xerada Qoloji ayaa dhaawac kasoo gaadhay rasaastii ay adeegsanayeen Ciidamada Kililka Oromadu,
Shacabka barakacayaasha ayaa ah intii kasoo hadhay dadkii Soomaalida ee Oromadu horay ugu xasuuqday xuduudaha oo dib udajin loogu sameeyey Xerada Qoloji oo haatana Oromadu wali dabosocoto,

Jigjiga iyo magaalooyinka kale ee Deegaanka soomaalida ayaa gabi ahaanba laga jaray korantadii, waxaana la xaqiininayaa in fiilooyinkii korantada ee soo dhexmarayey Deegaanka Oromada ay dhexda ka jareen.

Diiwaanka Wararka
Warbaahinta Tarah Media

  qaar ka mid Ah Gudiga Gurmadka Magaalada Milxo oo uu dhowaan Magcaabay Madaxweyne Kuxigeenka Puntland Axmed Karaash Ay...
20/09/2023

qaar ka mid Ah Gudiga Gurmadka Magaalada Milxo oo uu dhowaan Magcaabay Madaxweyne Kuxigeenka Puntland Axmed Karaash Ayaa Galabta Boosaaso ka diray Deeqdii ugu Horeysay oo Ay dawladu Diyaarisay Deeqdaa oo is kugu Jirta Raashiin, Bustayaal, Maacuun, Xasiigyo agabkaas oo loogu Talagalay 400 oo qooys Ayaa Waxaa lagu Wareejiyay Maayarka Degmada Laasqoray ee gobolka Sanaag.

Tarah Media

Gudoomiyaha Jaamacadda Xamar Mr. Cabdullaahi Sheekh Nuur Maxamed (Mr. UK) ayaa Deeq Waxbarasho gudoonsiiyey hogaanka sar...
20/09/2023

Gudoomiyaha Jaamacadda Xamar Mr. Cabdullaahi Sheekh Nuur Maxamed
(Mr. UK) ayaa Deeq Waxbarasho gudoonsiiyey hogaanka sare ee hayadda Al-Rahma Charity, waxaana ka gadoomey agaasimaha hayadda ee bartamaha iyo Koonfurta Soomaaliya, Mudane Maxamed Muxidiin Sh. Mursal wuxuuna uga mahadceliyey Maamulka Jaamacadda Xamar sida hagar la'aanta oo ay uga qeyb qaadanayaan waxbarashada danyarta haysta duruufaha dhaqaale si bulshada Soomaaliyeed u wada hormarto.

Doontaan waxay ku sii jeedaa Degmada Bareeda,balse dadka qaar ayaa u mooday qacdii h**e aqal Soomaali.  media
20/09/2023

Doontaan waxay ku sii jeedaa Degmada Bareeda,balse dadka qaar ayaa u mooday qacdii h**e aqal Soomaali.

media

Guddiga Hablaha reer Caabudwaaq [Sadde Daarood] ayaa qadar lacageed oo gaadhaysa $62,000 [laba iyo lixdan kun oo dollar]...
19/09/2023

Guddiga Hablaha reer Caabudwaaq [Sadde Daarood] ayaa qadar lacageed oo gaadhaysa $62,000 [laba iyo lixdan kun oo dollar] ugu deeqay maamulka SSC-Khaatumo.

Hablaha reer SSC ayaa lacagtan guddoomay waxaanay u mahadceliyeen dhigooda deeqdan soo diray.

Wefti ganacsato ah oo uu hogaaminayo Cabdiraxman Khorshoof maamulaha shirkada Hass Petroleum ee Somalia ayaa ka soo dega...
18/09/2023

Wefti ganacsato ah oo uu hogaaminayo Cabdiraxman Khorshoof maamulaha shirkada Hass Petroleum ee Somalia ayaa ka soo degay garoonka diyaaradaha Laascaanood.

Laascaanood caasimada maamulka SSC-Khaatumo waxaa kusoo qulqulaya wufuud kala duwan kuwaasi oo isugu jira siyaasiyiin, Ganacsato, Aqoonyahan kuwaasi oo doonaya inay ka qayb qaataan dib udhiska kaabayaasha dhaqaalaha SSC.

18/09/2023

Muqdisho:gabadhan ayaa loo diiday inay meheradeedii xiliga caadiga kaguurto iyadoo xanuunsan

Soomaaliyeey gabadhaa hala caawiyo.

Follow ii dhaha asxaapta pagkan fadlan.

18/09/2023

Degdeg: waraysi maxamed faroole "madaxwaynaha wakhtigiisu dhamaaday waa la xidhay"

Follow ii dhaha asxaapta pagkan fadlan

17/09/2023

Askari kamid ah askartii firxadka ka ahayd dagaalkii goojacade ooo wajaale lagusoo fhaweeyey iyo mid jamaahiirta kamida oo kasamayeyeey .............

Tarah Media

Follow ii dhaha asxaapta pagkan fadlan

Address

Mogadisho

Telephone

+25263341268

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tarah Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share