Ahlusharaf media

Ahlusharaf media كم من متحدث بلسان القوم وليس منهم!

Qoriga Ugu Wayn Ee Somalia dhex yaala Waa kanaa Halka Caalamku Nuclear iyo Gantaalo Guuxooda ka Dheereya isku Weerarayaa...
18/06/2025

Qoriga Ugu Wayn Ee Somalia dhex yaala Waa kanaa Halka Caalamku Nuclear iyo Gantaalo Guuxooda ka Dheereya isku Weerarayaan 😄

17/06/2025

Sheikh Abuukar Macalin Maxamuud afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya

17/06/2025

Rag baa magaalada sogalay

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Farah Sheikh Ab...
17/06/2025

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Farah Sheikh Abdulkadir, ayaa maanta kormeeray habsami u socodka Imtixaanka Shahaadiga Fasalka 12aad oo si wadajir ah uga socda dalka intiisa badan.

Kormeerkan oo ka dhacay xarumo kala duwan oo ku yaal gobolka Banaadir, ayaa Wasiirka uu ugu kuurgalay xaaladda ay ku suganyihiin ardayda, heerka amniga, iyo diyaar garowga maamulka iskuullada iyo shaqaalaha kormeerka.

Wasiirka ayaa la kulmay ardayda u fadhida imtixaanka, isagoo dhiirrigelin u jeediyay, kuna booriyay inay ku kalsoonaadaan naftooda, kana fogaadaan dhammaan waxyaabaha carqaladeyn kara dadaalkooda. Wuxuu si gaar ah uga digay qishka, isagoo sheegay in Wasaaraddu qaadday tallaabooyin adag oo lagula dagaallamayo qishka.

“Imtixaankani waa mid lagu miisaamayo aqoonta saxda ah ee ardayda, waana muhiim in la ilaaliyo daahfurnaanta, caddaaladda, iyo sumcadda nidaamka waxbarashada dalka,” ayuu yiri Wasiirku.

Wasiirka ayaa sidoo kale uga mahadceliyay waalidiinta, macallimiinta iyo dhammaan shaqaalaha Wasaaradda dadaalka ay gelinayaan xaqiijinta in imtixaanka u dhaco si nabad ah oo hufan.

31/03/2025

Madaxweyne h**e Farmaajo MW h**e Shariif

yaa Sameyn badan Siyaasad ahan iyo Bulsho ahan

Farmaajo Like Saar
Shariif Love Saar

24/03/2025
Shaly ciidan dhisan aa loo dhiibay maantana qaraabo ayuu nafbiday
24/03/2025

Shaly ciidan dhisan aa loo dhiibay maantana qaraabo ayuu nafbiday

23/03/2025

Madaxda Qaranka🇸🇴

23/03/2025

Degdeg:- Odayaasha duduble oo warkii ugu cuslaa soo saarey.

Address

Mogadisho

Telephone

+27710473777

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ahlusharaf media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ahlusharaf media:

Share