Roble Mohamud Community

Roble Mohamud Community Fadlan ku soo biir barteena Facebook, Mahadsanid . Please join our page, Thanks

Guul iyo Gobonimo Tolkeeyow Roble Mohamud Community
04/10/2024

Guul iyo Gobonimo Tolkeeyow
Roble Mohamud Community

Gabdhaha Rooble Maraykan iyo Soodhowayntii Suldaanka Guud Ee beesha Saruur MADARKICIS  Shiekh Abdirahman Sh.Mohamed Ciro...
04/10/2024

Gabdhaha Rooble Maraykan iyo Soodhowayntii Suldaanka Guud Ee beesha Saruur MADARKICIS Shiekh Abdirahman Sh.Mohamed Ciroobe

04/10/2024

ROOBLE MAXAMUUD XAFLADA CALEEMA SAARKA SULDAANKA GUUD EE BEESHA SARUUR MADARKICIS SULDAAN SHEIKH ABDIRAHMAN SH.MOHAMED CIROOBE.

Jimcada iyo Royal Palace Mogadisho   Dagmada Shibis Agagaarka Xarunta gadiidka Police ka dhabarka danbe   Mareekanow   7...
02/10/2024

Jimcada iyo Royal Palace Mogadisho Dagmada Shibis Agagaarka Xarunta gadiidka Police ka dhabarka danbe Mareekanow
7:30Am Time hala ilaaliyo Maadama aad dhahdeen Holl kii H**e Waa Nagu Yaryahay Oo Aan Cabashadiina Texgalinay adinkana waqtiga ilaaliya Mahadsanidiin.

Dr Faduma Axned Caalim (Cureji) Ayaa Afur wadareed Usamaysay Qaar Ka mid ah Dhalinyarada Beesha Saruur Ee Magaalada Moga...
03/04/2024

Dr Faduma Axned Caalim (Cureji) Ayaa Afur wadareed Usamaysay Qaar Ka mid ah Dhalinyarada Beesha Saruur Ee Magaalada Mogadishu Dr Faduma Cureji Waxay Magac iyo Maamuus intaba ku leedahay Dowladnimada Somalia Bahda Waxbarashada
Sidookle Waxay aheed Wasiirkii Waxbarashada Dowladii Kacaanka
Allah Madaxeeda Noo Raajiciyo Maamada.

Roble Mohamud Community

Asc ww..... Qaar Kamida Dhalinyarada Roble Mohamud Community Ayaa kulan iskugu jira Soodhowayn iyo is xogwaraysi ugu  sa...
24/06/2023

Asc ww..... Qaar Kamida Dhalinyarada Roble Mohamud Community Ayaa kulan iskugu jira Soodhowayn iyo is xogwaraysi ugu sameeye Magaalada Mogadishu. [Beegane] Oo Kayimi Qurbaha.
Ku soo dhawaw Masuul Dalkaada iyo Dadkaada.


إنا لله وإنا إليه راجعون Allah Sw Ha'unaxariisto Wll Ahmed Abdulahi Jimale Allah Sw ayaa Naga Jeclaaday Waan uga tacsiya...
29/03/2023

إنا لله وإنا إليه راجعون

Allah Sw Ha'unaxariisto Wll Ahmed Abdulahi Jimale Allah Sw ayaa Naga Jeclaaday Waan uga tacsiyaynaa dhamaan Ehelka Iyo Qoyska Aw
Kabaxay Ee Reer Jimale sahal.

Gudoomiyaha Ururka Dhalinyarada ROOBLE MAXAMUD COMMUNITY.

Mohamed Ahmed Warsane (Keynaan)

Ramadaan Mubarak Dhamaan Ummada Islaamka Gaar ahaan Ummada Soomaaliyeed, Ramadaanka Kiisa Kle Nabad iyo Caafimaad Allah ...
23/03/2023

Ramadaan Mubarak Dhamaan Ummada Islaamka Gaar ahaan Ummada Soomaaliyeed, Ramadaanka Kiisa Kle Nabad iyo Caafimaad Allah nagu Gaarsiyo.
Roble Mohamud Community

  🎊  Xildhibaan Hon Jawahir Mohamed Ahmed OO  loo doortay Guddoomiye Ku-xigeenka Guudiga Haweenka Golaha Shacabka BJFS  ...
09/03/2023

🎊 Xildhibaan Hon Jawahir Mohamed Ahmed OO loo doortay Guddoomiye Ku-xigeenka Guudiga Haweenka Golaha Shacabka BJFS



Gudoomiyaha Ururka Dhalinyarada Roble Mohamud Community

"Mohamed Ahmed Warsane"

Hambalyo hambalyo dhamaan Ururka Haweenka ROOBLE MAXAMUD 8 marso oo ku Beegan maalinta Haweenka Somaaliyeed.Cimri dheer ...
08/03/2023

Hambalyo hambalyo dhamaan Ururka Haweenka ROOBLE MAXAMUD 8 marso oo ku Beegan maalinta Haweenka Somaaliyeed.

Cimri dheer iyo Cibaado Suuban Wllyaal.

"Mohamed Ahmed Warsane Keynaan"

ASC. WWSOO DHAWAADA Qaraabo Maalinta Bariya Waxaa Jira  Shirkii  wadatashiga dhalinyarada ROOBLE MAXAMUD COMMUNITY  Waxa...
02/03/2023

ASC. WW

SOO DHAWAADA Qaraabo Maalinta Bariya Waxaa Jira Shirkii wadatashiga dhalinyarada ROOBLE MAXAMUD COMMUNITY Waxaana Sii Dardar Galin doonaa Hawlaha Ururka I.A
Ka soo Qeygalkaadu waa inoo Muhiim



Gudoomiyaha Ururka Dhalinyarada Roble Mohamud Community

Xildhibaan Hon Jawahir Mohamed Ahmed  Iyo Saraakiisha ROOBLE MAXAMUD COMMUNITY
28/02/2023

Xildhibaan Hon Jawahir Mohamed Ahmed Iyo Saraakiisha ROOBLE MAXAMUD COMMUNITY

Address

Mogadisho

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Roble Mohamud Community posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Roble Mohamud Community:

Share