03/10/2026
Sida ay qortay wakaaladda Faransiiska ee AFP; Kooxda TPLF ayaa ka huleeshay caasimadda Tigrey ee Maqalle ka dib markii millateriga Itoobiya ay ka qabseen deegaannada Tigrey, Amxaarada & Canfarta oo todobaadyo ka hor ay ku fideen.
Xukuumadda Abiy ayaa waqti kooban ku soo afjartay dagaalka Tigrey, iyada oo u goodisey Eriteriya, Masar & Suudaan oo ay ku eedeysey in ay huriyeen xiisaddan. See less