20/01/2025
Sida ay xaqiijinayaan ilo wareedyo amni xubno katirsanaa Madaxtooyada Soomaaliya, gaar ahaana Xaafiisyada keydka iyo Amniga Qaranka qeybta (Datta Analysts), ayaa lagu helay in ay ahaayeen xubno katirsanaa kooxaha Argagixiso, taas oo keentay in dibu baarid xoogan shaqaalaha lagu sameeyo.
Sidoo kale mid kamid ah Ilaalada khaaska ah ee MW Xassan Sh oo laxulay intii xilka hayay, loona diray tababar dalka Serbia ayaa lagu helay in uu katirsanaa kooxaha Argagixiso.
Mid kamid ah xubnaha joogay qeybta Amniga Qaranka ee xogtiisa lahelay, ayaa dhawr qabaaβil kale sheegtay, oo midba gaar yahay.