 
                                                                                                    24/05/2025
                                            💥Dowladda Dubai oo bilaabaysa tijaabo cusub oo Real Estate Tokenization ah iyadoo la adeegsanayo XRP Ledger! 🇦🇪🏠
Dr. Mahmoud AlBurai ayaa ku dhawaaqay in:
Dowladda Dubai ay bilaabayso barnaamij tijaabo ah oo lagu tokenize-gareynayo hantida guryaha (real estate) iyadoo la adeegsanayo $XRP Ledger.
🚀 Maxey Ka Dhigan Tahay?
 • Kharashaadka macaamilka (transaction costs) ayaa la dhimayaa ilaa 50%
 • Waxaa loo marayaa issuer maxalli ah oo si sharci ah u oggolaanaya in guryo iyo hanti dhab ah loo rogo tokens ku jira XRP Ledger 
                                           
 
                                                                                                     
                                         
   
   
   
   
     
   
   
  