Ciilmoog news

Ciilmoog news Name: Elmi Ali Warsame
Ku dhashay: mugdisho
Waxbarashadiisa: illaa heer jaamacadeed
Mahadsanidiin

Ciidanka Puntland ayaa guddaha u galay lana wareegay godkii ugu waynaa ee Argagixisada Daacish gabaadka ka dhigan jireen...
16/01/2025

Ciidanka Puntland ayaa guddaha u galay lana wareegay godkii ugu waynaa ee Argagixisada Daacish gabaadka ka dhigan jireen ee buuraleyda.

08/03/2024

AASKA MAR-XUUMAD LUUL ABDI-AZIIZ

06/03/2024
assalaamu' caleykum? isku soolaabasho wacan.Saadaali Kulanka Weyn Oo Ku guuleyso $20 Abaal marin ah Liverpool vs Arsenal...
04/02/2024

assalaamu' caleykum?
isku soolaabasho wacan.

Saadaali Kulanka Weyn Oo Ku guuleyso $20 Abaal marin ah

Liverpool vs Arsenal.

SHURUUDAHA:

1. Follow Soo dheh Page-ka ciilmoog news
2. like 👍 iyo share dheh page-ka
3. Postiga 3 Group ku Shere Garey
4. Macagada Iyo Nambarkaada iyo halkaad jooqto
5. Saadaasha Kulanka Waa Inta Eysan billaaban ciyaarta.
6. Ogow hadaadan buuxin shuruudaha Kuma guuleysan doontid abaal maintains.

Nasiib Wacan dhamaantiina

Ciilmoog news SAWIRRO: Xulka Kubbadda Kolleyga Soomaaliya oo guuldaro kala kulmay xulka Algeria kulankii kowaad ee tarta...
27/12/2023

Ciilmoog news SAWIRRO: Xulka Kubbadda Kolleyga Soomaaliya oo guuldaro kala kulmay xulka Algeria kulankii kowaad ee tartanka Arab Basketball Championship 2023.

Somalia 75-80 Algeria.

Wariye: Elmi Ali Warsame

Ciilmoog news Elman 2-1 Dekadaha  Koobka lagu maamuusaayo ku biirista ay Soomaaliya ku biirtay ururka Bariga Afrika .War...
25/12/2023

Ciilmoog news Elman 2-1 Dekadaha Koobka lagu maamuusaayo ku biirista ay Soomaaliya ku biirtay ururka Bariga Afrika .

Wariye: Elmi Ali Warsame

Ciilmoog news ARSENAAAAAAL GOOOOOOOL DURBA
23/12/2023

Ciilmoog news ARSENAAAAAAL GOOOOOOOL DURBA

Ciilmoog news waaaaaaw wartanoo kale yaa arkey oona maqlay 13 guuldaro xagaagan ka badan xagaagii h**e oo Dhan,Reer Dhum...
23/12/2023

Ciilmoog news waaaaaaw wartanoo kale yaa arkey oona maqlay
13 guuldaro xagaagan ka badan xagaagii h**e oo Dhan,Reer Dhumoow waa dhumeen hadana oo waalaga badiyay qalabta

West ham 2-0 manchester united

Wariye: Elmi Ali Warsame

Ciilmoog news saadaasha dha'maan Kulamada horyaalka premier leagueWariye: Elmi Ali Warsame
23/12/2023

Ciilmoog news saadaasha dha'maan Kulamada horyaalka premier league

Wariye: Elmi Ali Warsame

Address

Mogadisho

Telephone

+252615997437

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ciilmoog news posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share