14/03/2025
QABYO NINKEEDA DHAMEYSTIRA.!Madaxweyne Ahmed Abdi kaariye qoor qoor waxaan mucaarad ku ahaa 4 sano balse waxaan dib ka xaqiiqsaday inuusan jirin nin Galmudug uga roon. Hurumarka,nabad ka shaqeynta,isku wadida dadka isaga Lama dhihi karo kaliya waa madaxweyne ee waa nabadoon reer Galmudug ama oday isku wadi kara dadka reer Galmudug ha ahaadan qabiilo kala duwan ha ahaadan mucaarad iyo muxaafid. Galmudug 11-ka qabiil ee dagan dhamaantood waxey rageersan yihiin Qoor qoor Tusaale Reerka aan anigu ka dhashay Cayr waxey leyihiin 6 xildhibaan haddii doorashii dadbaneyd la aado Qoor qoor wuxuu Cayr ka heli doona 4 xildhibaan codkooda. Dhamaan 11-ka reer markii Laga reebo 1 reer oo Qoor qoor si gooniya u diidan maahe inta kale wuxuu si kalsooniya ugu Fadhiyaa inuu codkooda helaayo, waaan waxa keenaya bananbaxa qabiil kicinta iyo jabhad aruurinta madaaba eysan jirin cid dooraneysa iyaga. Mw Qoor qoor waa nin Tareen dheer wata 11 beelod kala saarin HG kala saarin reer Xaaji saleeban kala saarin Reer Muuse kala saarin Reer Cumar kala saarin. Waa nin Oday ah oo dadka isku wadi kara Galmudug maanta K**a maaranto Qoor qoor iyadaa ubaahan ,waxaan leyahay maanta iyo bari na hogaami inta dhimana dhameystir Mudane. Qoor qoor 4ever ✅ by Hoodo Xayinimo