
24/08/2025
Gobolka Benaadir 🇸🇴❤️
𝗛𝗮𝗺𝗯𝗮𝗹𝘆𝗼
Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir wuxuu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa saddexda arday ee ku guuleystay kaalmaha 𝟏𝐚𝐚𝐝, 𝟖𝐚𝐚𝐝, 𝐢𝐲𝐨 𝟗𝐚𝐚𝐝 ee Imtixaanka Dugsiga Sare ee Dalka sannad-dugsiyeedka 2024–2025:
🥇 𝐂𝐚𝐢𝐬𝐡𝐚 𝐀𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐔𝐠𝐚𝐚𝐬 𝐗𝐢𝐫𝐬𝐢 – 𝐊𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝟏𝐚𝐚𝐝 Degmada Heliwaa
🥈 𝐂𝐚𝐝𝐧𝐚𝐧 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐢𝐰𝐞𝐥𝐢 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐘𝐮𝐬𝐮𝐟 – 𝐊𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝟖𝐚𝐚𝐝, Degmada Waberi
🥉 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐢𝐤𝐚𝐝𝐢𝐫 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐃𝐢𝐢𝐫𝐢𝐲𝐞 𝐀𝐟𝐫𝐚𝐱 – 𝐊𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝟗𝐚𝐚𝐝, Degmada Hodan
Sidoo kale, Agaasinka wuxuu si gaar ah ugu hambalyeynayaa degmooyinka 𝐇𝐞𝐥𝐢𝐰𝐚𝐚, 𝗪𝗮𝗯𝗲𝗿𝗶, 𝗶𝘆𝗼 𝗛𝗼𝗱𝗮𝗻, oo ay ardaydan wax ku barteen,, isagoo bogaadinaya doorka muuqda ee ay ku leeyihiin dadaallada horumarinta waxbarashada Gobolka Banaadir.