Mahad abdiaziz mohamed

Mahad abdiaziz mohamed Content Creator | Script Writer | Young Entrepreneurship Waxan ahay Mahad abdiaziz waad ku mahadsanthy Soo booqashada Mareegtan❤️

Jacaylkii guulasytay!Waxay is barteen xilli ay dunidu u ahayd ciyaar iyo qosol nolol caruurnimo ah. Maalmo isdaba joog a...
12/07/2025

Jacaylkii guulasytay!

Waxay is barteen xilli ay dunidu u ahayd ciyaar iyo qosol nolol caruurnimo ah. Maalmo isdaba joog ah ayey la wadaageen sheekooyin, riyooyin, iyo qalbi daacad ah oo aan khiyaano aqoon. Waqtigu wuu socday, da’duna way koradhay, masaafaduna way soo kala dhex gashay. Laakiin xiriirkaas yaraa ee qalbiga ku qotomay, wuxuu noqday mid waqti iyo xaalad kasta u adkaystay.

11 sano oo sheeko, samir, xusuus, iyo kalgacal ah ugu dambaynna maanta labada qalbi ee muddo dheer is sugayay waa kulmeen. Ma ahan kaliya kulan, waa ifafaale jacayl run ah. Waa markhaati cad in xiriir kasoo bilowday caruurnimo uu noqon karo mid nolosha oo dhan raaga. Waxa ay barteen in jacaylku yahay in la is sugo, la is fahmo, oo aan la iloobin. Maanta, 11 sano kadib, farxaddoodu waa mid qaan gaadhay.❤️

Mid ayaa qurbaha aaday markaas ayuu gabar Faransiis ah guursaday, aabbihiis ayaa maqlay oo ku yiri kaama yeelaayo in aad...
30/06/2025

Mid ayaa qurbaha aaday markaas ayuu gabar Faransiis ah guursaday, aabbihiis ayaa maqlay oo ku yiri kaama yeelaayo in aad gabar GAAL ah guursato, wiilki wuxuu yiri aabbe aniga iyo xaaskeyga ayaa isla imaaneyno, wax walbana waan ku fahamsiinayaa, markii ay imaadeen ayey gabarti bilowday odaygi duqa ahaa iney xanaaneyso! ciddiyaha ayey ka jartay, masaaj ayey u sameysay, subax iyo galabna casiir ayey siisay!!!

Wiilki ayaa isbuuc kadib aabbihiis weydiiyay: aabbe haye, gabadha ka waran!? Aabbihi wuxuu yiri: Wiilkeyga, hadduu GAAL jiro waa hooyadaa!!! 😂😂😂

Gabar ayado suuliga Ku jirta ayaa albaabka waxaa usoo garaacay wiil ey daris yihiin oo indhool ahaa markaseey tiri waa k...
29/05/2025

Gabar ayado suuliga Ku jirta ayaa albaabka waxaa usoo garaacay wiil ey daris yihiin oo indhool ahaa markaseey tiri waa kuma qofka albaabka qaraacayo waxa uu ku jawabay waa fahad wiilka indhoolka ahaa ee deriskiina ahaa markaaseey ka furtay albaabka iyado qawan...

Waxay kutiri "' Fahad maxaad soo doontay manta"'' markasuu yiri "'' bariis ayaan wadaa maanta quraan saar qabnay aniga ayaa la iiduceynaayay oo indhaha la iifiiqay ""'

markaas ayeey naxday albaabka ku riixday ayado leh fahad maxaad aragtay....

Asagana wuxuu dhahay Bar yaroo naaska midig korkiisa kutaal aan arkay😂😂😋😋

Tallo.Gabar walba oo wiil xariir kala dhexeeyo telkiisa haka fogaato, yaysana raaraadin waxa gudahiisa ku jira, mar walb...
28/05/2025

Tallo.

Gabar walba oo wiil xariir kala dhexeeyo telkiisa haka fogaato, yaysana raaraadin waxa gudahiisa ku jira, mar walba uma roona dhinac walbana uguma roona.

Wiil walba oo gabar dhahdo, telkaaga iifurna intu udhiibi lahaaa, haka diido xita hadii xariirkaasi ku bur burayo, hawada ha gallo.

Aslanba haasaawaha isagoo ahaa doonis hadii ay hawshaas timaado dhimay, waana xaaraanba in qof qof telkiisa baarto, waana xad gudub shakhsiyeed.

“Wanaagga aad adduunka ku falayso, sida hadhka geedaha oo kale ayuu kuu hoos joogaa.”
25/02/2025

“Wanaagga aad adduunka ku falayso, sida hadhka geedaha oo kale ayuu kuu hoos joogaa.”

"Qolyo waxaa jira African ah oo muslima, qof ku markuu ka dhinto gacanta bidix ayay ka jabiyaan wayna duubaan, si mar ki...
24/02/2025

"Qolyo waxaa jira African ah oo muslima, qof ku markuu ka dhinto gacanta bidix ayay ka jabiyaan wayna duubaan, si mar kii hadhow la soo saaro aan kitaab ka looga siin gacanta bidix [ illaa way jabantahay e]" waxaa sidaas yiri Sh Xasaan.

Shiikhu ma sheegin waddan ka African ka ah ee dadkiisu saan sameeyaan iyo xogtaan meesha ay ku taal ee laga soo akhrisan karo!
Highlight Top FANs

A husband and wife visited a farm they saw a bull having s*x with a cow.the wife asked the farm manager:“How many times ...
23/02/2025

A husband and wife visited a farm they saw a bull having s*x with a cow.the wife asked the farm manager:

“How many times does a bull 🐂 having a s*x per day?” Manager reply: “6 times or more a day”
Wife: looks to her husband and said… “you see!!!”

Then the husband asked the manager “ you mean 6 times a day with same cow?”
Manager said: “ No,No with different cows everyday.”
Husband looks to his wife and say….” You see!!”

And the fight started!!!

Who caused the fight??? 🤣🤣🤣🙌🏻🙌🏻
Highlight

21/01/2025

Nigeria🇳🇬Bad maleeedahay iisoo Sheega bal Wxbaan kasoo Dhoofsan lahaaye

Ninba wuxuu yidhi “Gabadh baan waddo sheekaysan jirnay gabadhii Markan in muddo ah waddo soconay wanu isku dhacnay gabad...
10/11/2024

Ninba wuxuu yidhi “Gabadh baan waddo sheekaysan jirnay gabadhii Markan in muddo ah waddo soconay wanu isku dhacnay gabadhii
muddo 2sano ku dhaw waan sii kala maqanahay,
aad baan u jeclaa wanan ka samri laayahay ilaa imikan gabadh ka dambeysa lama shekaysan,
markan xasuusto iyadii sawiradeedii baan iska dawadaa ama massege anu 2 sanno ka hor ku waado hadalney ayan dib iskaga akhristaa,🥺maxaan sameeya talo ayaan idinka fadhiya”.
Highlight Top FANs

Waxay Ahayd Jimcihii ugu Dambeye  Waxana Aaday Salaada Khudbada Masjidka weyn Ee Xafada  Waxaana Horey usii Waday Gabadh...
16/10/2024

Waxay Ahayd Jimcihii ugu Dambeye Waxana Aaday Salaada Khudbada Masjidka weyn Ee Xafada Waxaana Horey usii Waday Gabadh yaroo aan dhalay Kadib Salaadi Wxan Kusii Xijiye Sunno iyo Istaghfar Markii aan Dhameye Wxa iso ag Fadhiisty Mid Saxiibkeyga aha Wxa uuna i weydiiste Gabdhaydi inaan Siiyo waana gabadh aana Gaarin. 2 Sano Anigoo aad uga Carooday ayaan u muujiye Qosol been ah markaasan ku dhahay Hye waan arki doona anigoo aad ula yaabana Arinkaas Ayaa Gurigii Kuso laabtay intaas kadib ayaan shekadi la wadaagay Hooyaded misane iyadii ayaaba igu Sii xanaaqday oo Maxaa gabadheyda iiga waday Mar dambey kaa tahay adiga Xitaa Masaajidka Ma aadi Doontin Ku darso Xisaabta😂😂😂Wxaanba Ogaaday inay Riyo ahyd Subaxnimo Talaada ah oo aan Salaada Subax usoo toosy😂Aniguna aanba Weli guursan Iskaba Daaye inay Gabadh ii joogaty😂😂
Highlight
fans

Ninkan oo u Dhashay Dalka Simbabwe Ayaa Markii 5Aad oo Xidhiidha Ku Guuleystay ninka Aduunka Ugu Foosha XunHighlight
14/08/2024

Ninkan oo u Dhashay Dalka Simbabwe Ayaa Markii 5Aad oo Xidhiidha Ku Guuleystay ninka Aduunka Ugu Foosha Xun

Highlight

Address

Via Uganda
Mogadisho
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mahad abdiaziz mohamed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mahad abdiaziz mohamed:

Share

Category