Birmad Tv

Birmad Tv Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Birmad Tv, Media/News Company, Mogadisho.

28/08/2025

Warbixin''Munaasabad weyn oolagu xusayay dhalashada Nabigeenna Muxamed (NNKH). oo ay Soo agaasimeen macalimiinta raabidatu ansaarul qur aan oo katirsan Jameecada sh Daa'uud culusow ayaa ka dhacday Masjidu shifaa lisayid axmed binu idris.

25/08/2025

Ciidanka Xooga Dalka iyo kuwa Deegaanka oo Hawlgalo As ka dhan ah ka fuliyay deegaano ku yaala Bariga Gobalka Galgaduud.

11/06/2025

Milaratiga Somaaliya oo kaabiga ku haya Deeganada Sabiid iyo Caanoole duqeymo meel walba As uga socda iyo xogtii ugu dambeysay dagaalo halkaasi ka dhacay.

29/03/2025

Dhalinyarada beesha Dhagaweyne Cumar Waceyle oo manta deeq xoolo iyo raashin ah ku wareejiyay waxgaradka beesha Waceyle ee Degmada Ceeldheer ku sugan.

23/03/2025

"Taliye Tima-jilic" Ahlu-Sunno ha Guulaysato Xooga Dalka ha guulaystaan.

11/03/2025

Ciidanka xooga dalka iyo kuwa Deegaanka oo la wereegay deegaano muhiim ah ka dib dagaal qaraar oo manta ka dhacay Gobalka Shabeelaha Dhaxe.

26/02/2025

Ciidanka xooga dalka iyo kuwa deegaanka oo inta badan degmada ceel baraf la wareegayay ka dib deal dhawr jiho ay kaga qaadeen manta.

24/02/2025

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) oo tagay deegaanka Caddaan-laxeey ayaa la hadlay ciidamada kala duwan ee halkaasi ku sugan.

20/02/2025

Kooxda As oo xubnihii ugu badnaa looga dilay dagaalo dhawr jeer la isku laabtay oo ka dhacay gobalka shabeelaha dhaxe iyagoo kuwii laga dilay iyo dhaawacmayba isugu geeyey magaalooyinka galcad iyo galhareeri ee Gobalka Galgaduud.

20/02/2025

Ciidanka xooga dalka iyo kuwa deegaanka oo toogtay xubnihii ugu badnaa ee weerarka ku qaaday deegaanka ceel cali axmed oo lu yaala soohdinta gobalada shabeelaha dhaxe iyo galgaduud.

19/02/2025

Jugta teeda culus luwaan ciidanka xooga dalka soomaaliyeed gaar ahaan ilaalo qaran.

10/02/2025

Gaashaandhigow waan idin sugeynaa

Address

Mogadisho

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252618055278

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Birmad Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share