Xal doon

Xal doon ๐…๐š๐๐ฅ๐š๐ง ๐ฐ๐š๐ฅ๐š๐ฅ ๐ง๐š๐ ๐ฎ ๐ฌ๐จ ๐›๐ข๐ข๐ซ

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO KORMEERAY MARKABKA ORUC REIS EE SAHANKA SHIDAALKAMuqdisho, Juun 12, 2025; Madaxweyna...
12/06/2025

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO KORMEERAY MARKABKA ORUC REIS EE SAHANKA SHIDAALKA

Muqdisho, Juun 12, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer ku tagay markabka โ€œOruc Reisโ€ oo ku howlanaa baarista shidaalka dalkeenna, kadib markii si rasmi ah loo soo gabagabeeyay sahanka shidaalkaa xeebaha Soomaaliya.

Madaxweynaha ayaa ku bogaadiyay howl-wadeenada iyo bahda iskaashiga Turkiga dadaalladooda ku aaddan sahankan istiraatiijiga ah, isagoo muujiyey in natiijada baaristan ay wax weyn ka beddelayso xaaladda Soomaaliya iyo xiriirka iskaashi ee Labada dal.

โ€œTani waa guul muhiim ah oo xoojinaysa yoolkeenna ah in Soomaaliya ay si buuxda uga faa'iideysato kheyraadkeeda, una beddesho fursado dhaqaale iyo horumar bulsho. Dowladda iyo shacabka Turkiga mar walba waxa ay hormuud u yihiin tallaabooyinka muujinaya in Soomaaliya la maalgashan karo".

Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa tilmaamay dadaalka dowladda ee kobcinta dhaqaalaha dalka iyada oo loo marayo ka faaโ€™iidaysiga kheyraadka dabiiciga ah ee hodonka ay ku tahay Soomaaliya, kuwaas oo dabooli kara duruufaha ka jira dalkeenna.

DHAMMAAD

12/06/2025

Hadalada iska hor imanayo ee madaxda somalida

Nimankii sodonka sana somalia xukumayay saakay waxaay aamini la,yihiin Arimaha somalia faraha kala baxa Xal doon
12/06/2025

Nimankii sodonka sana somalia xukumayay saakay waxaay aamini la,yihiin
Arimaha somalia faraha kala baxa

Xal doon

Dowlada somalia ayaa warqad digniin ah u dirtay Besha calaamka kuwooda ugu tunka weyn Xal doon
12/06/2025

Dowlada somalia ayaa warqad digniin ah u dirtay
Besha calaamka kuwooda ugu tunka weyn

Xal doon

08/06/2025

Waa maxay sababta wadamada carbeed u eeganayaan xasuuqa ree qaza

08/06/2025

Khubadii farmaajo iyo waayihii nabad iyo nolala

22/04/2025

Maamulka suuriya ayaa xabsiga dhigay masuul kamid ah xaragada islaamic jihaad ee reer falastiin
Ayada oo laga jawaabaya
Dalabka mareykanka ee ah in aay suuriya si cuna qabateynta looga qaado
Beegsata kooxaha mareykanka iyo yahuuda u aqaanaan argagixisada
Xal doon

Booliska qaza
19/01/2025

Booliska qaza

Booliska ururka xamaas ayaa si dhaso badan amniga xafada qasa la wareegay saaka
19/01/2025

Booliska ururka xamaas ayaa si dhaso badan amniga xafada qasa la wareegay saaka

18/01/2025

Sh mohamed oo ka hadlay heshiiskii Ankara somalia Ethiopia aay ku galeen

08/01/2025

follow me

08/01/2025

Glb wanaagsan

Address

Mogadisho

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xal doon posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Xal doon:

Share