Daryeel radio

Daryeel radio Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Daryeel radio, Digital creator, Mogadishu.

Daryeel radio waxey idin qabaneysa adegyada sida : xayey simaha ogoysisyada tahniyadaha iyo barnaamijyo gara ah waxadna kala xariri kartaan
+252612342361
ama gmail [email protected]

56 sano oo koob Aduun la,aan ah waa ay sii socon doontaa oo England koobkii waalaga qaaday oo Spain ayaa ka qaaday 1-0
20/08/2023

56 sano oo koob Aduun la,aan ah waa ay sii socon doontaa oo England koobkii waalaga qaaday oo Spain ayaa ka qaaday 1-0

MAGIC MESSSIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIII7 KULAN ayuu koobkoodii ugu horeeyay ugu qaaday MESSI MIAMI KUNA NOQDAY Xidiga ugu ko...
20/08/2023

MAGIC MESSSIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIII

7 KULAN ayuu koobkoodii ugu horeeyay ugu qaaday MESSI MIAMI KUNA NOQDAY Xidiga ugu koobka badan Abid kamaldaariga

NO 7-ka Cusub Man United ee waqtigan oo caawa ciyaaraya,Onana waa diyaar isagana
14/08/2023

NO 7-ka Cusub Man United ee waqtigan oo caawa ciyaaraya,Onana waa diyaar isagana

Chelsea ayaa si rasmi ugu dhawaaqday la wareegida Moisés CaicedoNext Lavia
14/08/2023

Chelsea ayaa si rasmi ugu dhawaaqday la wareegida Moisés Caicedo

Next Lavia

Mbappe waa iib,kooxdee ayuu ku biiri doonaa xitaa Carabta 300 milyan ayaa looga soo dalbaday ,PSG waa aqbashayba balse w...
24/07/2023

Mbappe waa iib,kooxdee ayuu ku biiri doonaa xitaa Carabta 300 milyan ayaa looga soo dalbaday ,PSG waa aqbashayba balse waa in isaga ka dhameystaan

Wuxuu sii ahaan doonaa Xidiga kaliya ee ku guuleystay Sedex jeer koobka Adduunka
30/12/2022

Wuxuu sii ahaan doonaa Xidiga kaliya ee ku guuleystay Sedex jeer koobka Adduunka

Halyeygii reer Brazil Pele ayaa caawa ku geeriyooday da'da 82 sano, ka dib xanuun uu isbitaal ugu jiray dhawaanahaan. Ku...
29/12/2022

Halyeygii reer Brazil Pele ayaa caawa ku geeriyooday da'da 82 sano, ka dib xanuun uu isbitaal ugu jiray dhawaanahaan.

Kubadda cagta adduunka waxaa ka baxay haylyey muddo fog lagu xushmeenayay bandhiggiisii garoomada.

Halyeygii Pele ayaa u geeriyooday isagoo jira 82 sano xanuun ilaa sanadka 2021 soo hayay GOAT weyn oo weyn oo Aad u weyn...
29/12/2022

Halyeygii Pele ayaa u geeriyooday isagoo jira 82 sano xanuun ilaa sanadka 2021 soo hayay

GOAT weyn oo weyn oo Aad u weyn,Sheeko Beeley Alla maxaan wax badan iri

ionel Andrés Messi makes 𝐡𝐢𝐬𝐭𝐨𝐫𝐲 ✨▫️ 10x La Liga▫️ 1x Ligue 1▫️ 7x Copa del Rey▫️ 7x Supercopa de España ▫️ 4x Champions...
18/12/2022

ionel Andrés Messi makes 𝐡𝐢𝐬𝐭𝐨𝐫𝐲 ✨

▫️ 10x La Liga

▫️ 1x Ligue 1

▫️ 7x Copa del Rey

▫️ 7x Supercopa de España

▫️ 4x Champions League

▫️ 3x UEFA Super Cup

▫️ 3x Club World Cup

▫️ 7x Ballon d’Or

▫️ 1x Copa America

…and today, 1x World Cup! 🏆✨

𝐋𝐄𝐆𝐄𝐍𝐃 𝐅𝐎𝐑𝐄𝐕𝐄𝐑 🎞️

Argentina oo world cup 2022 qaaday, waxaana kaalinta 2aad waxaa galay wadanka faranc.
18/12/2022

Argentina oo world cup 2022 qaaday, waxaana kaalinta 2aad waxaa galay wadanka faranc.

Address

Mogadishu

Telephone

+252612342361

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Daryeel radio posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Daryeel radio:

Share