HOYGA OGAALKA

HOYGA OGAALKA Waxaan soo gudbin doonaa wax dadka anfaca, Ee halkaan nagla socda insha allah.

Ducada ha yareysan.
16/05/2025

Ducada ha yareysan.

16/05/2025
25/02/2025

❤️

What goes around comes around. كما تدين تدانSidaad wax u gasho ayaa laguu gala.
07/12/2024

What goes around comes around.

كما تدين تدان

Sidaad wax u gasho ayaa laguu gala.

Habeen ayaa tuug guriga Maalik ibnu Dinar soo galay si uu u xado hanti. Maalik, halkii uu cabsan lahaa ama dagaalami lah...
07/12/2024

Habeen ayaa tuug guriga Maalik ibnu Dinar soo galay si uu u xado hanti. Maalik, halkii uu cabsan lahaa ama dagaalami lahaa, si xasilloon ayuu ula hadlay, kuna yiri:

"Waxaad halkan ka raadinaysaa wax aan qiimo lahayn. Haddii aad doonayso adduunyo, wax yar ayaa halkan yaal, laakiin haddii aad kheyr rabto, waxaan ku tusayaa mid wanaagsan."

Maalik wuxuu ku casuumay tuugga inuu tukado salaadda. Tuuggii, oo la yaabban akhlaaqda iyo kalsoonida Maalik, wuu aqbalay. Markii ay tukadeen, qalbigii tuugga wuu furnaaday, wuxuuna ka towbad keenay falalkiisii xumaa, isagoo noqday qof wanaagsan oo Alle u dhow.

16/01/2024

ردة فعل طفلة نائمة عند تشغيل خطاب الناطق باسم الق س ام أبو عب ي دة.

Fiiri gabadhan waxey sameysey markey maqashey codka abuu cebeyda

12/01/2024

Muqalada bisada dadka wey jecelyihiin.

30/11/2023

Technology...

أَخْرِجُوهُم مِّن قَرْيَتِكُمْ إِنَّهُمْ أُنَاسٌ يَتَطَهَّرُونَأصحاب المنهج القويم يكونون أحياناً غرباء بين الناس، طوبى ...
07/10/2023

أَخْرِجُوهُم مِّن قَرْيَتِكُمْ إِنَّهُمْ أُنَاسٌ يَتَطَهَّرُونَ
أصحاب المنهج القويم يكونون أحياناً غرباء بين الناس، طوبى لهم

Address

Mogadisho

Telephone

+252610914920

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when HOYGA OGAALKA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to HOYGA OGAALKA:

Share

Category