Laamo Arboob Radio

Laamo Arboob Radio Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Laamo Arboob Radio, Media/News Company, Mogadisho.

02/07/2025

Malag sacad waa diyaarsan yahay

Ceebaa dhacdey ninkaan waa in laga badalaa taliyaha
01/07/2025

Ceebaa dhacdey ninkaan waa in laga badalaa taliyaha

Waa Kuma Taliye Xuseen Cali Warsame Muxu Qibrad iyo Aqoon inte Le'eg Bu u Leeyahay Ciidannimada Xagase Kaso Shaqeyey?
Wuxuu Ku Jiraa Ciidanimada dhowr sano mana jirto tababar uu u so qaatey ciidannimada ama ha ahaato Puntland&Somaliya mana ahan sargaal ee waa shaqsi ay u dhiibten ciidannimada ururka Ictisaam ee ragaadiyey hormarka dagmada galdogob
Waligiis ciidan masoo noqon xitaa ma yaqano sida salaanta loo qaato ama loo saaro intuu dagmada hayey ma jirin howlgal amni ee uu qabtey sababto ah wax qibrad ah uma laha shaqada ciidannimo
Shaqsiyadiisa waxuu ka mid ahan jirey mamulada dhalinyarada dagmada iyo kuwa isbortiska anagoo og inuu ahaa shaqsi caadeystey musuqnasuqa iyo cunida xoolaha bulshada ilaa markii danbe laga cayriyey shaqoyinkii dhalinyarada

Nala joog si aan kula wadaagno xogo badan oo ka qarsoon

06/06/2025

Marexaan saka wuu cibadaystey
Wagardhac oo dubatey sacad iyo rer dalal oo dubtey dirtii yareed....

06/06/2025

Besha wagardhac oo saka cibadeysatey

06/06/2025

Wagardhac oo gurmad ka heshey beesha rer diini

06/06/2025

Degdeg:Gurmad ayaa kasoo baxay caabudwaaq

is Casil waad ku fashilantey amniga dagmadaQof aan shaqadiisa aqoon oo habraha masakiinta miisaska dhigta ka qaada lacag...
05/06/2025

is Casil waad ku fashilantey amniga dagmada

Qof aan shaqadiisa aqoon oo habraha masakiinta miisaska dhigta ka qaada lacag baad ah magaladii amnigeedii farahuu ka baxay ilaa toban kiis oo dil iyo dhaawac ah aya ka dhacay wax tilaabo ah k**a aysan qaadin ciidanka booliska dagmada
Wuu ku fashilmey shaqada awalna horeyna umasan aqoon ciidanimada

Saldanada ugu sareysa besha lelkase waa ugaaska mudo dhowr iyo taban sano isin la aan bay ahayen maxa sababey in saldana...
02/06/2025

Saldanada ugu sareysa besha lelkase waa ugaaska mudo dhowr iyo taban sano isin la aan bay ahayen maxa sababey in saldanada rer ugaas la warejiyo amaba cid kale ku shaqaysato

31/05/2025

Waa khalad in meegaagta iyo jiicboor laga hadlo qodobkaas waxu ka diidney gudiga mana qadan karno gudigii nabadaynta hal meel buu u jarjeeraa

25/05/2025

Faarah naato in teerage

15/05/2025

Jamac bibaas"sacad haduu wax igu yeesho miiskan sarayan lkn mesha xabadu ka socod waa degan lelkase sacad malaha cid aan ka yelayno ma jirto qoor qabad"

Address

Mogadisho

Telephone

+252906435443

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Laamo Arboob Radio posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share