Liverpool Somali Fans

Liverpool Somali Fans πŸš¨πŸ”΄π–πžπ₯𝐜𝐨𝐦𝐞 𝐭𝐨 π‹π’π―πžπ«π©π¨π¨π₯ π’π¨π¦πšπ₯𝐒 π…πšπ§π¬, Halkani waa Page-ka saxda ah ee Liverpool Somali Fans.
(293)

Waxaad ka heli doontaa wararki ugu dambeeyay ee Kooxda Sida; Tabinta ciyaaraha, falanqaynta ciyaaraha iyo Taariikhyo hore.πŸ”΄β€οΈπŸ‡ΈπŸ‡΄ Waxaan kugu soo dhaweynaynaa Page-ka Ugu Wayn Taageraysha Liverpool Somali Fans. halkaan waxaad ka heli doontaa dhamaan Wax kasta Oo ku saabsan Kooxda, Wararki Ugu dambeeyay Kooxda - Tabinta Ciyaarta - Taariikho hore

Congratulations you finally Found this Page!

VΓ­ctor MuΓ±oz   πŸ”΄β€οΈ
25/08/2026

VΓ­ctor MuΓ±oz πŸ”΄β€οΈ

Hugo Ekitiké ❀️Weeraryahan Liverpool Hugo Ekitike ayaa dib ugu laabtay kooxdiisii h**e ee Reims.Hugo ayaana hadda kusoo ...
25/08/2026

Hugo Ekitiké ❀️

Weeraryahan Liverpool Hugo Ekitike ayaa dib ugu laabtay kooxdiisii h**e ee Reims.

Hugo ayaana hadda kusoo kabanaya dhawaca uu kooxdiisa Liverpool uga maqan yahay.

πŸš¨πŸ”΄π—œπ—‘π—™π—’: Sida uu sheegayo warsidaha AS, 24–48-ka saac ee soo socda ayaa muhiim u noqon doona dhamaystirka heshiiska Bradl...
25/08/2026

πŸš¨πŸ”΄π—œπ—‘π—™π—’: Sida uu sheegayo warsidaha AS, 24–48-ka saac ee soo socda ayaa muhiim u noqon doona dhamaystirka heshiiska Bradley Barcola uu ugu biirayo Liverpool.

Sidoo kale Wargayska ayaa sheegaya in koox isku dayday inay heshiiska ka af duubato Liverpool, lakiin Barcola qalbigiisu uu ku xiray Anfield.πŸ‡«πŸ‡·β€οΈ

Wali heshiis rasmi ah ma dhex marin Liverpool iyo PSG.

War wayn ayaa soosocda, isha ku haay Liverpool Somali Fans πŸ‘€β€οΈ

πŸš¨πŸš¨πŸš¨πŸ’£π—ͺ𝗔π—₯ π——π—˜π—š-π——π—˜π—š 𝗔𝗛:Manchester City ayaa wadahadalo la leh wakiillada Cody Gakpo.  Shardiga kaliya ee Liverpool ku iibin ...
24/08/2026

πŸš¨πŸš¨πŸš¨πŸ’£π—ͺ𝗔π—₯ π——π—˜π—š-π——π—˜π—š 𝗔𝗛:

Manchester City ayaa wadahadalo la leh wakiillada Cody Gakpo.

Shardiga kaliya ee Liverpool ku iibin karto Gakpo waa inay keentaa ugu u yaraan 2 weeraryahan. πŸ”΄πŸ™Œ

Kooxdii diyaar la ah Β£125 milyan, Welcome.

Waxaan aadu jeclaan lahaa haddii ay kooxdu dhamaystirto saxiixyada Yankuba Minteh iyo Bradley Barcola in kooxda lagu sii...
24/08/2026

Waxaan aadu jeclaan lahaa haddii ay kooxdu dhamaystirto saxiixyada Yankuba Minteh iyo Bradley Barcola in kooxda lagu sii haayo Cody Gakpo.

Cody Gakpo waa ciyaaryahan cabqari ah hadana jiilka maanta ka mid ah kana waayo aragsan.πŸ”₯

Wuxu aad ugu fiicanyahay in loo adeegsado badalada boosaska Barcola (haddii la keeno) iyo booska Isak, maadama uu Hugo EkitikΓ© dhawac yahay.

Adiga ka taageere ahaan ma ila qabtaa fikirkaas, mise waxaad leedahay Gakpo hana dhaafo oo hala gado?

🚨Kulankii xalay, Mac Allister ayaa si muuqata kooxda ugu soo kor dhiyay adkaysi, dadaal iyo difaac xooggan.Alexis Mac Al...
24/08/2026

🚨Kulankii xalay, Mac Allister ayaa si muuqata kooxda ugu soo kor dhiyay adkaysi, dadaal iyo difaac xooggan.

Alexis Mac Allister ayaa ku guuleysatay 4-ka mid 5-tii kubadood ee jooga hoose uu ku dagaalamay.πŸ”₯

Sidoo Mac Allister ayaa ku guulaysatay dhamaan Tackles-kii uu sameeyay.

Inta DMF qatar ah laga helayo sow ma qumana in Mac Allister loo daayo booskaas, oo Player kale lala istaajiyo?

❀️Hal mar aan Comment-ga kuwada sheekaysanno.Kawaran best Taageere bandhigii caawa re Víctor Muñoz, 1-10 maxaa ku qiimay...
23/08/2026

❀️Hal mar aan Comment-ga kuwada sheekaysanno.

Kawaran best Taageere bandhigii caawa re VΓ­ctor MuΓ±oz, 1-10 maxaa ku qiimaymaysaa?

Anigu Fadhiga ayaan uga kacay Ronald AraΓΊjo.❀️πŸ”₯
23/08/2026

Anigu Fadhiga ayaan uga kacay Ronald AraΓΊjo.❀️πŸ”₯

βš«οΈπŸ”΄π—™π—¨π—Ÿπ—Ÿ-π—§π—œπ— π—˜: Newcastle 2-2 Liverpool. Gakpo 55'Szoboszlai 90+8'Dominik Szoboszlai ayaa Liverpool ka bad baadiyay guulda...
23/08/2026

βš«οΈπŸ”΄π—™π—¨π—Ÿπ—Ÿ-π—§π—œπ— π—˜: Newcastle 2-2 Liverpool.

Gakpo 55'
Szoboszlai 90+8'

Dominik Szoboszlai ayaa Liverpool ka bad baadiyay guuldarro ceeb wayn noqon laheed.

Runtii kooxdu ma haysato Squad ku filan, Víctor Muñoz What A Player.❀️😲

Anigu marnaba Shaki k**a qabin awooda V.

Sida kale, qaab ciyaareedka kooxda ayaa yara fiicnaa qaybtii 2aad.

Fikirkaaga yaad u dooran laheed Ciyaryahankii ugu Fiicnaa ciyaarta?

πŸ”΄βš«οΈπ—›π—”π—Ÿπ—™-π—§π—œπ— π—˜: Newcastle 1-0 Liverpool. Runtii haddii aan saa nahay xataa uma qalano inaan galno Top10.Kooxda dhibaatada ...
23/08/2026

πŸ”΄βš«οΈπ—›π—”π—Ÿπ—™-π—§π—œπ— π—˜: Newcastle 1-0 Liverpool.

Runtii haddii aan saa nahay xataa uma qalano inaan galno Top10.

Kooxda dhibaatada haysata waxaa ugu wayn booska RB.

Fikirkaaga qaybta h**e ee ciyaarta?

Address

Mogadisho

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Liverpool Somali Fans posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Liverpool Somali Fans:

Shortcuts

Share