Sahan media production

Sahan media production fadlan nagu soo biir adigoo tabanaya calamada like iyo folow

Garoowe : 19 June 2025 : Madaxweynaha Dowladda Puntland H.E Said Abdullahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Do...
19/06/2025

Garoowe : 19 June 2025 : Madaxweynaha Dowladda Puntland H.E Said Abdullahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda H.E Ilyas Osman Lugatoor ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada oo todobaadkan looga hadlay Amniga, Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland xaaladda Siyaasadeed iyo mida amni ee guud ahaan dalka Soomaaliya.

Goluhu wuxu dood dheer kadib cod aqlabiyad ah ku ansixiyey labo Xeer oo kala ah :

1. Wax-ka-badelka Xeerka Tacliinta Sarre.
2. Wax-ka-badelka Xeerka La-dagaalanka rgagixisada .

-DHAMMAAD -

-XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND-

11/06/2025

Ninkaan Waa nin leelkase ah oo colaad Hurin Buu wadaa.😁Fahantum.

11/05/2025

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland H.E Ilyas Osman Lugatoor ayaa kormeer shaqo ku tegey Taliska Guud ee Ciidanka Booliiska, Dhismaha Xarunta cusub ee Booliiska Puntland, Dhismaha qaybta Booliiska iyo Saldhiga dhexe.

  Allaha unaxariistee waxaa maalintii 3-aad  Degmada EYL ee gobolka Nugaal Tallaagad ku jira Marxuun Abdirashiid Abshir ...
11/05/2025

Allaha unaxariistee waxaa maalintii 3-aad Degmada EYL ee gobolka Nugaal Tallaagad ku jira Marxuun Abdirashiid Abshir Muuse Sanco oo ku dhintay iska-hor-imaad halkaas ka dhacay.

Guddoomiye ku xigeenka gobolka Nugaal,Gen.Qalyare iyo saraakiil kale ayaa degmada u jooga xallinta arrinkas.

01/04/2025

Tayasiir Jaamac Bare Xaashi Oo Ka Warbixiyay Xaalad Cusub Oo Ka Aloosantay Degmada Bookh Ee Gobolka Doollo.

Dalka ugu horreeyay ee ku dhawaaqay in bisha Ramadaan la arkay wuxuu noqday Australia oo Golaha islaamku sheegeen in Bar...
28/02/2025

Dalka ugu horreeyay ee ku dhawaaqay in bisha Ramadaan la arkay wuxuu noqday Australia oo Golaha islaamku sheegeen in Bari oo Sabtida 1-da Maarso ay tahay maalinta ugu h**eysa ee bisha Ramadaan ee sanadkan.

Warbixin Wajiga Saddexaad ee Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ISISWajigaan saddexaad weli dawladdu warbixin rasmi ah k*...
28/02/2025

Warbixin Wajiga Saddexaad ee Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ISIS

Wajigaan saddexaad weli dawladdu warbixin rasmi ah k**a bixin, mana sheegin meesha uu ku dhammaan doono, laakiin waxaa cad in uu yahay qaybtii saddexaad ee Hawgalka Hillaac.

Masaafada uu Hawlgalka Hillaac, wajigiisii labaad, socday waxa ay ahayd Kalabayr illaa Dhasaan oo ah masaafo dhan 315 KM.

Maanta oo ah 28-ka Febraayo waxaa biloowday wajiga saddexaad ee Hawlgalka Hillaac. Wajigaan saddexaad ciidanku waxa ay maanta gaareen deegaanka Dhaadaar iyo xarumo h**e ay u duqeeyeen saaxiibada Puntland, waxaana laga helay meydad fuuray iyo hub ay kamidyihiin gantaalo, qoryaha fudud iyo diiradaha habeenkii wax lagu arko.

Dhinaca deegaanka Uur Caleed iyo Dhaban Qooxle oo ahayd xaruntii ISIS Uur Caleed oo h**e ayana loo duqeeyey waxaa sidoo kale laga helay meydad fuuray, dameero iyo saanad ciidan oo u badan hubka fudud.

Wajiga saddexaad ayaa loo badinayaa in uu yahay qarar iyo buuraley, gaadiidkuna noqon doono awr iyo dameero.

Daljir kala soco wararkii ugu danbeeyey ee Hawlgalka Hillaac, wajigiisa saddexaad.

> Daljir Media

Ururka Samafalka Kalkaal oo Godey ka jira ayaa raashin gaadhsiiyay 300 qoys dad gaadhaya.Waa taallaabo aad u wacan oo mu...
28/02/2025

Ururka Samafalka Kalkaal oo Godey ka jira ayaa raashin gaadhsiiyay 300 qoys dad gaadhaya.Waa taallaabo aad u wacan oo mudan in lagaga daydo.

Dhalinyaradaa Godey halagu daydo.

  AROOS FARXAD LEH LAMAANAHA IS DOORTAY ABDIFATAH AHMED ABDI  &  HAMDI ABDIRAHMAN HASANWaxaan faraxada la wadaageena oo ...
03/01/2025

AROOS FARXAD LEH LAMAANAHA IS DOORTAY ABDIFATAH AHMED ABDI & HAMDI ABDIRAHMAN HASAN
Waxaan faraxada la wadaageena oo tahniyad aroos farxad leh u direena lamaanaha is calmaday ee guurkoodu ka dhacay Magaalada Galkacyo qaas ahaan Hotel Al Jaziira .
بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير وعافية يارب العالمين.

Laascaanood:- 15/Nov/2024Wasaaradda Ganacsiga Warshadaha Iyo Maalgashiga SSC-Khaatumo ayaa Maalinimadi shalay si rasmi a...
15/11/2024

Laascaanood:- 15/Nov/2024

Wasaaradda Ganacsiga Warshadaha Iyo Maalgashiga SSC-Khaatumo ayaa Maalinimadi shalay si rasmi ah Liiska Diiwaanka Warshadaha Maamulka SSC-Khaatumo ugu dartay Warshada Oxygen SSC-Khaatumo.

Warshada Oxygen ayaa waxaa hirgaliyay bulshada weynta Reer SSC-Khaatumo Waxaana dhaqaaaleheeda uruuriyay Ururka ISXILQAAN oo ah urur dhalinyaro oo reer SSC-Khaatumo .

Agaasimaha Guud Wasaaradda Ganacsiga Warshadaha Iyo Maalgashiga SSC-Khaatumo Marwo Hoodo Maxamed Ibraahim ayaa uga umahad naqdey Cid walba oo gacan ka gaysatay aasaaskii Warshadan .

Uga danbeyn Agasimaha WGWM Ayaa maamulaha Warshada Oxygen mudane maxamuud cabdulaahi carab uga mahadcelisay Sida wanaagsan uu u Maamulay Warshada Mudadii uu gacanta kuhayay,waxayna ku dhiiri galisay in shaqada Warshadda uu meesheed kasii wado.

Waxaa Dhammaan Dad waynaha kunool Gobalka   Gaar ahaan Degmadda   Iyo Nawaaxigeeda La Ogaysiinayaa in Dib Loo Furay Xaru...
15/11/2024

Waxaa Dhammaan Dad waynaha kunool
Gobalka Gaar ahaan Degmadda Iyo Nawaaxigeeda La Ogaysiinayaa in Dib Loo Furay Xaruntii Waynayd Ee Center.

  Xoghayaha Degmada Bursaalax Gobolka Mudug Siciid Cabdinuur Oo La Hadley Warbaahinta Ayaa Iclaamiyay Xaflada Xil-wareej...
24/09/2024

Xoghayaha Degmada Bursaalax Gobolka Mudug Siciid Cabdinuur Oo La Hadley Warbaahinta Ayaa Iclaamiyay Xaflada Xil-wareejinta Xoghaynta Degmada Isaga Oo Sheegay In Rag Dhalin Yaro Ah isku Dayeen inay Si Nidaamka Baal marsan Wax Ukala Wareejiyaan Hase Ahaatee Xoghayaha Ayaa Warbaahinta U sheegay In Uu Doonayo Inuu Xilka U Wareejiyo Si Waafaqsan Sharciga Iyo Nidaamka.

Address

Mogadisho

Telephone

+252907985692

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sahan media production posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Sahan media production:

Share