Bakol News

Bakol News Kusoo.dhowoow bakol news kaga bogo barnamijya sugan

17/07/2025

Musharax gadoomiyaha degmada Hudur hadal jedin

17/07/2025
07/07/2025
26/05/2025

QOFWALIBA DALKIISA AYAA KU SHARAF LEEYAHAY ✅

03/05/2025

Hees dhiiga gelin ciidan qaranka

27/04/2025

HEES CUSUB MOHAMED BK

24/04/2025

HEES CUSUB BK QOLAA LAGA GURAYAA

18/04/2025

Xoogweynta Kgs guulesyta Bakol News

28/03/2025

CIIDANKA XOOGA DALKA SOMALIYEED GAAR AHAAN GUUTADA 9-AAD AYAA HOWLGALLA KADHAN AH KAWADA GUUD AHAAN DEEGANADA IYO DEG MOOYINKA GOBOLKA BAKOL.

23/02/2025

-

Duqeymo Diyaaradaha Mareykanka ay la beegsadeen haraadiga Daacish ee ku sugan Buuraha Al-misked oo kaashanaya Dowladda Soomaaliya.

Muqdisho, February 23, 2025: Weerar cirka ah oo ay iska kaashadeen ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Mareykanka ee AFRICOM ayaa lagu guuleystay in lagu bartilmaameedsado maleeshiyada Daacish ee ku dhuumaalaysanaya buuraha Cal-Miskeed ee Puntland.

Ciidamada Cirka ee Mareykanka ayaa duqeyntan fuliyay fiidkii 21-kii February, waxayna sii socdeen illaa 22-February-2025, iyagoo ujeedkoodu ahaa in ciidamada Daraawiishta Puntland ay ka taageeraan dadaallada lagu ciribtirayo haraadiga Daacish.

Qiimayn horudhac ah oo la sameeyay ayaa daaha ka qaadaysa in saddex ka mid ah Daacish la dilay, iyadoo aan la sheegin khasaare soo gaaray dadka rayidka ah.

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya oo kaashanaysa AFRICOM ayaa sii wadi doonta qiimeynta natiijada howlgallada socda iyo sidii ay shacabka u gaarsiin lahaayeen xog cusub.

-Dhamaad-

Bakol News oo Hambaliyo U direysa Taliyaha uuruka 93-aad Guutada 9aad qebta 60aad Ciidanka Xooga Dalka oo Loo magacaabey...
20/02/2025

Bakol News oo Hambaliyo U direysa Taliyaha uuruka 93-aad Guutada 9aad qebta 60aad Ciidanka Xooga Dalka oo Loo magacaabey dhamme Mohamed Nor (Tare)

Address

Mogadisho

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bakol News posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Bakol News:

Share