Dalhab Forum

Dalhab Forum DALHAB is an independent nonprofit forum that provides an open platform for credible state-building

03/01/2024

حلم الصومال الكبير لم يمت بعد, والفكر القومي لم يمت بعد, والهدف إلى توحيد جميع الصوماليين قائم ودائم.

قرار الحكومة الصومالية.
03/01/2024

قرار الحكومة الصومالية.

03/01/2024

Midowga yurub oo war kasoo saaray damaca Gurracan ee Itoobiya, midowga yurub ayaa adkeeyay muhiimadda ay leedahay in la ixtiraamo midnimada, madaxbannaanida iyo wadajirka dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyadoo la raacayo Dastuurka u yaala Soomaaliya, Axdiga Midowga Afrika iyo Qaramada Midoobay. Tani waxay fure u tahay nabadda iyo xasilloonida gobolka Geeska Afrika oo dhan.” ayaa lagu yiri war murtiyeedka midowga yurub.

Tallaabooyinka ay Dowladda Soomaaliya  Kaga jawaabtay, damaca Gurracan ee Itoobiya
03/01/2024

Tallaabooyinka ay Dowladda Soomaaliya Kaga jawaabtay, damaca Gurracan ee Itoobiya

03/01/2024

Update # Heshiiska is afgaradka ah ee uu saxiixay muusa biixi waxaa ka mid ah qodobadiisa in soomaaliland saami ka hesho shirkadda duullimaadka itoobiya.

03/01/2024

Update # Somaaliya oo Bilowday dhaqdhaqaayasa Diblomaasiyadeed oo ka dhan ah damaca itoobiya ee badda soomaaliya, Madaxwaynaha Somaamaaliya ayaa xalay qadka taleefanka kula hadlay dhowr waddan oo kamid ah saaxiibada soomaaliya, gaar ahaan wadamada Jaamacadda carabta ku jira sida Qatar iyo Masar,

Maantay ayaa sidoo kale la filayaa in wasaaradda Arrimaha dibaddu kulmiso Safiirro iyo diblumaasiiyin badan oo soomaaliya u joogo dalalka caalamka.

02/01/2024
02/01/2024
27/12/2023

Address

Mogadisho

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dalhab Forum posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share