othman said

othman said Rabbi talo udaa

25/10/2025

Sadiiq~sheekadiisuu waa mid aad xiiso uleh runti 😎

21/10/2025

Nakhude farta ka xiran hadaad maqli jirtay waakana 🚀

Sheeg shan dhibaato uu qaadku leeyahay. 1. ilkahaaga ayuu dilayaa see more........
21/10/2025

Sheeg shan dhibaato uu qaadku leeyahay.
1. ilkahaaga ayuu dilayaa see more........

Soomaali oo hala cindigiina galiyaqaranimo kufaana, qab-yeesha oo qub-qubnaanta iyo qabiilka tuura💙🇸🇴
21/10/2025

Soomaali oo hala cindigiina galiya
qaranimo kufaana, qab-yeesha oo qub-qubnaanta iyo qabiilka tuura💙🇸🇴

13/10/2025

Daahir alasow 🗣️
Waxaan ugu jeclahay qabiilada somaliyed,
OG HG IYO sheekhaal raga tiktok ila baxsada markay libaax tagto ayuu taaganyahay 🤣

Trump waa faajeeste 😂asaga la taagan Madaxweyne ku-xigeenka Imaaraadka Carabta: "Waxa ay hystaana lacag aan xad lahayn."
13/10/2025

Trump waa faajeeste 😂asaga la taagan Madaxweyne ku-xigeenka Imaaraadka Carabta: "Waxa ay hystaana lacag aan xad lahayn."

01/05/2025

Oomaar barbar iyo qurux kudhiigle oo buuljimo is balansaday yaa maxamed Cali kaalay ah hhh

15/07/2024

Garyaqaan anii maa Janmbal ii tuure uuba taaganyahay 🤣🤣🤣 lacag igu filan waan ka qabsaday tiktok kuma lahoo 🤣🤣

Address

Mogadisho

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when othman said posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share