
17/05/2025
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysna oo ciidanka difaaca deegaanka ka sameyeen saacadahi lasoo dhaafay deegaanka Mabaax oo ka tirsan gobolka Hiiraan ayey ku baacsanayeen xubno ka tirsan Maleeshiyaadka Alshabaab oo la sheegay iney isku aruursanayeen deegaankaas