RadioHaatuf

RadioHaatuf radiohaatuf

Habeen Mucjiso leh caawa waxbaa ka dhacay.Kooxda Real Madrid ayaa is xaadirisay Final iyado  2-1 ku garacday Bayer Munic...
08/05/2024

Habeen Mucjiso leh caawa waxbaa ka dhacay.

Kooxda Real Madrid ayaa is xaadirisay Final iyado 2-1 ku garacday Bayer Munich kadib soo laabasho cajiib ah oo ay Real ku samaysay Bayer.

Finalka Waa Real Madrid VS Borussia Dortmund

See dareemee xagee maroysaa  kulanKa Bandhigga  Ciyaarta caawa ee Real madrid iyo bayern munich.Sidee u aragtaa?
08/05/2024

See dareemee xagee maroysaa kulanKa Bandhigga Ciyaarta caawa ee Real madrid iyo bayern munich.

Sidee u aragtaa?

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa caawa kulan la leh  Jaaliyadda  Soomaaliya ee ku nool Kenya, isaga oo la wadaaga...
08/05/2024

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa caawa kulan la leh Jaaliyadda Soomaaliya ee ku nool Kenya, isaga oo la wadaagaya fursadaha maalgashi ee ka jira dalka, qorshaha dowlad dhiska, la dagaallanka khawaarijta iyo horumarinta kaabeyaasha dhaqaalaha.

09/04/2023

Abdi Heybe laambad majaajiliiste laga haray!

11/10/2022

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed (General Xijaar) ayaa maanta Taliyaha Qaybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir iyo fadhiyada hoos yimaadda u magacaabay G/le Sare Mahdi Cumar Muumin

Address

Hodan Taleex
Mogadisho
2521

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when RadioHaatuf posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to RadioHaatuf:

Share

Category