Idamaale

Idamaale Idamaale
Somalia

Sahanka Soyaalka Soomaalida �

“Dugsi Maleh Qabyaaladi Waxay Dumiso Moyaane?

• Ummada reer puntland Waxay taageerayaan isbadalka cusub iyo geedi Socodka dimuqraadiyada Cusub.• Shacab Weynaha Gobolk...
28/07/2021

• Ummada reer puntland Waxay taageerayaan isbadalka cusub iyo geedi Socodka dimuqraadiyada Cusub.

• Shacab Weynaha Gobolka mudug iyo magaalada galkacyaba waxay doonayaan isbedelka iyo hormarka cusub ee kasoo bixi doona Aayahooda ku aadan mustaqbalka Dhow.



Musharaxa duqa degmada Gaalkacyo, Cawil Cabdille.

Intii Dhimatay Rabi ha u naxariisto intii Noolna Rabi Cimri Dheer iyo Cafimaad ha siiyo 🇸🇴
25/06/2021

Intii Dhimatay Rabi ha u naxariisto intii Noolna Rabi Cimri Dheer iyo Cafimaad ha siiyo 🇸🇴

25/06/2021

Sannad Guradii 61aad ee Kasoo Wareegatay Isbuuca Xoriyada Soomaaliyeed 🇸🇴🕊

29/04/2021

Gabygii Abwaan Indho-Geel uu Kaga Hadlayey Dhibtii laga Dhexlay Dagaaladii Sokeeye.

Idamaale

28/04/2021

Haybad Waxaad Ku Leedahay Dhulkaadaa Hooyo

•𝗠𝗮𝗱𝗮𝘅𝘄𝗲𝘆𝗻𝗶𝗵𝗶𝗶 𝘂𝗴𝘂 𝗳𝗶𝗶𝗰𝗻𝗮𝗮 𝟯𝟬𝗸𝗶𝗶 𝘀𝗮𝗻𝗼𝗼 𝘁𝗲𝗴𝗲𝘆 𝗠𝗮𝗱𝗮𝘅𝘄𝗲𝘆𝗻𝗲 𝗠𝗮𝘅𝗮𝗺𝗲𝗱 𝗖𝗮𝗯𝗱𝘂𝗹𝗮𝗮𝗵𝗶 𝗙𝗮𝗿𝗺𝗮𝗮𝗷𝗼 𝗺𝗮𝗮𝗵𝗮 𝗺𝗶𝗱 𝗺𝗮𝗿𝗻𝗮𝗯𝗮 𝗮𝘆 𝗶𝗹𝗼𝗼𝘄𝗶 𝗱𝗼𝗼𝗻𝗮𝗮𝗻 ...
06/02/2021

•𝗠𝗮𝗱𝗮𝘅𝘄𝗲𝘆𝗻𝗶𝗵𝗶𝗶 𝘂𝗴𝘂 𝗳𝗶𝗶𝗰𝗻𝗮𝗮 𝟯𝟬𝗸𝗶𝗶 𝘀𝗮𝗻𝗼𝗼 𝘁𝗲𝗴𝗲𝘆 𝗠𝗮𝗱𝗮𝘅𝘄𝗲𝘆𝗻𝗲 𝗠𝗮𝘅𝗮𝗺𝗲𝗱 𝗖𝗮𝗯𝗱𝘂𝗹𝗮𝗮𝗵𝗶 𝗙𝗮𝗿𝗺𝗮𝗮𝗷𝗼 𝗺𝗮𝗮𝗵𝗮 𝗺𝗶𝗱 𝗺𝗮𝗿𝗻𝗮𝗯𝗮 𝗮𝘆 𝗶𝗹𝗼𝗼𝘄𝗶 𝗱𝗼𝗼𝗻𝗮𝗮𝗻 𝗾𝘂𝗹𝘂𝘂𝗯𝘁𝗮 𝗱𝗮𝗱𝘄𝗲𝘆𝗻𝗮𝗵𝗮 𝘀𝗼𝗼𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶𝘆𝗲𝗲𝗱 𝘄𝗮𝘅𝗮 𝘂𝘂𝗻𝗮 𝗻𝗼𝗾𝗼𝗻 𝗱𝗼𝗼𝗻𝗮𝗮 𝗛𝗮𝗹𝘆𝗲𝗲𝘆𝗴𝗶𝗶 𝗠𝗮𝗿 𝗦𝗼𝗼 𝗯𝗮𝘅𝗮 𝗮𝗵𝗮𝗮.

•𝗔𝗺𝗮 𝗝𝗲𝗰𝗹𝗼𝘄 𝗔𝗺𝗮 𝗡𝗲𝗰𝗯𝗼𝘄 𝗔𝗺𝗮 𝗗𝗶𝗶𝗱 𝗔𝗺𝗮 𝗗𝗼𝗼𝗻 𝗔𝗺𝗮 𝗗𝗮𝗻 𝗸𝗮 𝗹𝗮𝗵𝗼𝘄 𝗔𝗺𝗮 𝗛𝗮𝗸𝗮 𝗟𝗮𝗵𝗮𝗮𝗻 𝗠𝗮𝘅𝗮𝗺𝗲𝗱 𝗖𝗮𝗯𝗱𝘂𝗹𝗮𝗮𝗵𝗶 𝗙𝗮𝗿𝗺𝗮𝗮𝗷𝗼 𝘄𝗮𝗮 𝘂𝘂 𝗸𝘂 𝗷𝗶𝗿𝗶 𝗱𝗼𝗼𝗻𝗮𝗮 𝗾𝘂𝗹𝘂𝘂𝗯𝘁𝗮 𝘂𝗺𝗺𝗮𝗱𝗮 𝘀𝗼𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶𝘆𝗲𝗲𝗱 𝗮𝘀𝗮𝗴𝗼𝗼 𝗯𝗮𝗮𝗹 𝗱𝗮𝗵𝗮𝗯 𝗮𝗵 𝗸𝗮 𝗴𝗮𝗹𝗮𝘆 𝗱𝗵𝗶𝗴𝗮𝗻𝗮𝘆𝗮𝗮𝘀𝗵𝗮 𝗮𝗮𝗻 𝗱𝗵𝗮𝗺𝗮𝗮𝗻.

• 𝗛𝗮𝗹𝗴𝗮𝗺𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗠𝗮𝗮𝗻𝘁𝗮 𝗡𝗼𝗼𝗹•43 sanadood ka hor Isagoo Dalkiisa u dagaalamaya ayaa dagaalkii 1977, lagu qabtay intaas oo dha...
05/08/2020

• 𝗛𝗮𝗹𝗴𝗮𝗺𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗠𝗮𝗮𝗻𝘁𝗮 𝗡𝗼𝗼𝗹

•43 sanadood ka hor Isagoo Dalkiisa u dagaalamaya ayaa dagaalkii 1977, lagu qabtay intaas oo dhan xabsiyada Itoobiya ayaa loo kala beddelayey.

•43 sanadood kadib maanta ayaa lasoo daayey oo, Hargeysa uu kusoo noqday.

•Wuxuu soo laabtay iyadoo wax waliba si kale yihiin. Dalku waa dalkii, Calan aan la garanayn meel laga keenay iyo cid samaysay ayaa meesha sudhan, ninkii walaalka uu u yaqiinay waxa loogu yeedhayaa Cadow, ninkii uu Cadowga u yaqaanay waxa loogu yeedhaa walaal.

•Halgamaa Maxamed Askar Doonyo, Xanuunka uu dareemayo, cidina ma qiyaasi karto.

"inanta la sawiran, wuxuu u yahay Adeer"

Somalitimes

02/08/2020

𝗗𝗮𝗮𝗵𝗶𝗿 𝗥𝗶𝘆𝗮𝗮𝗹𝗲 𝗶𝘆𝗼 𝗖𝗮𝗯𝗱𝘂𝗹𝗮𝗮𝗵𝗶 𝗬𝘂𝘂𝘀𝘂𝗳 𝟮𝟬𝟬𝟮𝗱𝗶𝗶

•Maalin Sabtiya 7 December 2002-dii, Madaxweynihii Somaliland ee xilligaasi Daahir Rayaale Kaahin, ayaa socdaal ku tegay magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool, balse saacado kooban oo uu joogay kadib Madaxweyne Col. Cabdullaahi Yuusuf Axmed ayaa saddex gaari oo Tekniko ah u diray si ay u soo qabtaan Rayaale.

•Madaxweyne Rayaale, ayaa maalintaas si dirqiya kaga badbaaday, in ay qabtaan saddexdii gaari ee uu soo diray Cabdullaahi Yuusuf, waxaana Mr Rayaale hab qarda jeex ah uga cararay Laascaanood isagoo dhinaca koonfur bari ka galay degmada Caynaba.

•Gabyaaga weyn ee Jaamac Kediye Cilmi, ayaa isna maalmo kadib suugaantiisa ku cabbiray wixii uu Laascaanood kala kulmay Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin.

•Muuqaalka hoose waxa xilligaasi duubay suxufi Cabdirashiid Caydiid Dirir (Ina Carrab-laawe), waxaana Video-ga ka dhex muuqda Weriye Faa’isa Cabdi Dhalac iyo weriye Ismaaciil Ibraahim Ducaale oo wakhtigaasi ka wada-tirsanaa Idaacaddii Laascaanood iyo sidoo kale Abwaanka Jaamac Kediye Cilmi.

•Saraakiishi waagaas joogay Puntland qaarkood waa dhinteen sida Taliyihii Ciidamada Difaaca Col. Cabdullaahi Cali Mire (Carays) iyo G/dhexe Xiif Cali Taar iyo General Cali Baadiye Allah u wada naxariisto dhamaantood.

Somalitimes

31/07/2020

𝗦𝗮𝗻𝗻𝗮𝗱 𝗚𝘂𝗿𝗮𝗱𝗶𝗶 𝟮𝟮𝗮𝗮𝗱 𝗲𝗲 𝗞𝗮𝘀𝗼𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗿𝗲𝗲𝗴𝗮𝘁𝗮𝘆 𝗮𝗮𝘀𝗮𝗮𝘀𝗸𝗶𝗶 𝗗𝗮𝘄𝗹𝗮𝗱𝗮 𝗣𝘂𝗻𝘁𝗹𝗮𝗻𝗱.

𝗪𝗮𝘅 𝗸𝗮 𝗯𝗮𝗿𝗼 𝘀𝗶𝗱𝗮𝘆 𝗸𝘂𝘀𝗼𝗼 𝗶𝗳𝗯𝗮𝘅𝗱𝗮𝘆 𝗱𝗮𝘄𝗹𝗮𝗱 𝗸𝘂 𝗱𝗵𝗶𝘀𝗮𝗻 𝘄𝗮𝗮𝘆𝗮𝗵𝗮 𝗱𝗶𝗺𝘂𝗾𝗿𝗮𝗮𝗱𝗶𝘆𝗮𝗱𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝘄𝗮𝗱𝗮𝗱𝗮 𝗵𝗼𝗿𝗺𝗮𝗿𝗸𝗮.

𝟭𝟵𝟵𝟴-𝟮𝟬𝟮𝟬

𝗫𝗮𝘀𝗮𝗻 𝗖𝗮𝗹𝗶 𝗞𝗵𝗲𝘆𝗿𝗲•Ra’isul wasaare Xasan Cali khayre waa u tagay balse Muxuu kaga duwan yahay Kuwii h**e?•Qoraxdii soo ba...
25/07/2020

𝗫𝗮𝘀𝗮𝗻 𝗖𝗮𝗹𝗶 𝗞𝗵𝗲𝘆𝗿𝗲

•Ra’isul wasaare Xasan Cali khayre waa u tagay balse Muxuu kaga duwan yahay Kuwii h**e?

•Qoraxdii soo baxdaba waxa ay la timaadaa waayo cusub , Xasan Cali Khayre waxa uu soo galay Siyaasada waxa uuna noqday laacibka hardanka culus kadib goolashiisii baydhabo iyo Hiiraan uu ka dhigey taageerayaasha cusub ee NN.

•Waxa uu ciyaaray turubka laban laabma asoo ka taqaluusay dhamaan mucaaradka qarsoon waxa uuna dib usoo nooleeyey shacabkii Soddonka sanno ka hor ku niyad jabay ciyaartii siyaad barre iyo Jamhadaha.

•Jeclow ama necbow dan ka lahow ama ha ka lahaan Xasan Cali khayre waa uu kusoo laaban hardanka kulamada culus balse markaa waa asagoo wata kaarka loo yaqaan Shacbiyada iyo Dimuqraadiyada Cusub waa aan fogeen.

05/07/2020

𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶𝗹𝗮𝗻𝗱 𝗠𝗶𝘀𝗲 𝗦𝗼𝗼𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶𝘆𝗮

• 𝗦𝗼𝗼𝗹 𝗶𝘆𝗼 𝗦𝗮𝗻𝗮𝗮𝗴 𝘄𝗮𝘅𝗮 𝗮𝘆 𝗻𝗼𝗾𝗼𝗻 𝗱𝗼𝗼𝗻𝘁𝗮 𝗺𝗶𝗱 𝗮𝘆 𝗵𝗮𝗴𝗲𝘆𝘀𝗼 𝗱𝗮𝗯𝗲𝘆𝘀𝗵𝗮 𝘀𝗶𝘆𝗮𝗮𝘀𝗮𝗱𝗲𝗲𝗱 𝗵𝗮𝗱𝗯𝗮 𝗱𝗵𝗶𝗻𝗮𝗰𝗲𝗲 𝘂 𝗹𝗶𝗶𝗰𝗱𝗼

𝗬𝗔𝗔 𝗟𝗘𝗛 𝗠𝗨𝗤𝗗𝗜𝗦𝗛𝗢 ?𝙌𝙤𝙧𝙢𝙖𝙙𝙞𝙞 𝙆𝙤𝙬𝙖𝙖𝙙 Si aynu u cadeeno waxyaabaha ku qarsoon Daaha gadaashiisa waa inaynu dib ugu laabanaa ...
03/07/2020

𝗬𝗔𝗔 𝗟𝗘𝗛 𝗠𝗨𝗤𝗗𝗜𝗦𝗛𝗢 ?

𝙌𝙤𝙧𝙢𝙖𝙙𝙞𝙞 𝙆𝙤𝙬𝙖𝙖𝙙

Si aynu u cadeeno waxyaabaha ku qarsoon Daaha gadaashiisa waa inaynu dib ugu laabanaa qarniyadii tagay yaa majaraha u hayey caasimada lagu muransan yahay.

✔︎Waxaa la rumeysan yahay in dhulka ay Soomaalidu degto ay tahay waqooyiga Soomaaliya oo ay weligoodba deggenaayeen dhulkaas ilaa qabiilooyin xoolo-dhaqatada Soomaalida ah ay u haajireen koonfurta Soomaaliya qarnigii 1-aad AD si ay uga bilowdaan nolol cusub Kadibna Soomaalidu waxay dhul-beereed ka sameysteen dooxada Jubba iyo dooxada Shebelle iyo dekedo hodan ah oo ku yaal koonfurta xeebta Soomaaliya ka dibna Muqdisho ayaa la aasaasay.

✔︎Muqdisho waxay noqotey deked ganacsi kala dhaxeeya carabta,Hindida iyo faariska waxaana la sheega inuu markaa dekeda masuul ka ahaa suldaankii lagu magacaabi jirey Suldaan Abubakar ibnu Fakr ad-diin asagoo halkaa ka dhisay masjidkii ugu h**eeyey ee laga dhiso koonfurta soomaaliya masjidkaaso loo dhihi jirey مسجد فخر الدين زنكي kaasoo taariikhdu sheegto inuu ahaa meeshuu ka bilowday isirka dadka loo yaqaan banaadiriga (Shaanshi/Cadcad).

𝙇𝙖𝙨𝙤𝙘𝙤 𝙌𝙖𝙮𝙗𝙖𝙝𝙖 𝘿𝙖𝙣𝙗𝙚 𝙃𝙖𝙙𝙪𝙪 𝘼𝙡𝙡𝙚 𝙄𝙙𝙢𝙤.

Address

Mogadisho

Telephone

+46768918054

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Idamaale posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Idamaale:

Share