Mahad Show

Mahad Show Jaceylku Waa Nolol, Noloshuna Waa Jaceeyl.!!! Laba qaawan isma qaaddo
Labaatan jir intuu geed ka booduu talo ka boodaa. Laf jabtay sideedii ma noqoto.

Hadal nin badiyeyna ma wada odhan,
nin yarreeyeyna k**a wada tegin. Lama huraan waaye AAYAHA NOOLASHA ( JACEYLKA)

Today marks a historic day for Turkey, as the Kurdish militant group PKK (Kurdistan
11/07/2025

Today marks a historic day for Turkey, as the Kurdish militant group PKK (Kurdistan

Today marks a historic day for Turkey, as the Kurdish militant group PKK (Kurdistan Workers’ Party) has officially announced its dissolution and laid down its

Today marks a historic day for Turkey, as the Kurdish militant group PKK (Kurdistan Workers’ Party) has officially annou...
11/07/2025

Today marks a historic day for Turkey, as the Kurdish militant group PKK (Kurdistan Workers’ Party) has officially announced its dissolution and laid down its arms after nearly five decades of armed conflict.

➤ 𝐁𝐀𝐂𝐊𝐆𝐑𝐎𝐔𝐍𝐃:

The PKK was established in 1978 and launched its armed struggle against the Turkish government in 1984. The group, which sought Kurdish independence or autonomy, was behind numerous deadly attacks, while Turkey engaged in continuous military, intelligence, and political operations to suppress it.

In 1999, with help from U.S. intelligence, Turkey captured the group’s founder and leader, Abdullah Öcalan, in Nairobi. Öcalan, considered an influential figure among Kurds, has been held in a highly secure prison ever since.

Despite multiple attempts at negotiations and ceasefires over the years, the PKK remained a persistent threat to Turkey’s security, economy, and international image.

Today marks a historic day for Turkey, as the Kurdish militant group PKK (Kurdistan Workers’ Party) has officially announced its dissolution and laid down its

Waxaa si weyn loogu dabbaaldegayaa guul taariikhi ah oo ay gaartay Dowladda Turkiga kadib dagaal
11/07/2025

Waxaa si weyn loogu dabbaaldegayaa guul taariikhi ah oo ay gaartay Dowladda Turkiga kadib dagaal

Waxaa si weyn loogu dabbaaldegayaa guul taariikhi ah oo ay gaartay Dowladda Turkiga kadib dagaal adag oo 47 sano qaatay. Maanta oo ah Jimce, 11ka July 2025, aya

Madaxweynaha Dowladda Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed
10/07/2025

Madaxweynaha Dowladda Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed

Madaxweynaha Dowladda Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada Jubaland,

The Somali Federal government Council of Ministershas officially approved new members of the
10/07/2025

The Somali Federal government Council of Ministershas officially approved new members of the

The Somali Federal government Council of Ministers has officially approved new members of the National Higher Education Committee, following a recommendation fr

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliyaayaa si rasmi ah u ansixiyey xubnaha cusub ee
10/07/2025

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliyaayaa si rasmi ah u ansixiyey xubnaha cusub ee

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u ansixiyey xubnaha cusub ee Guddiga Tacliinta Sare ee Qaranka, kadib soo jeedin ka timid Wa

Kenyan President William Ruto said yesterday that some people are planning to overthrow his
10/07/2025

Kenyan President William Ruto said yesterday that some people are planning to overthrow his

Kenyan President William Ruto said yesterday that some people are planning to overthrow his government after violent protests in recent times. "They want to

Dowladda Shiinaha ayaa si rasmi ah u shaacisay diyaarado cusub oo tiknoolajiyad sare leh oo loo
10/07/2025

Dowladda Shiinaha ayaa si rasmi ah u shaacisay diyaarado cusub oo tiknoolajiyad sare leh oo loo

Dowladda Shiinaha ayaa si rasmi ah u shaacisay diyaarado cusub oo tiknoolajiyad sare leh oo loo bixiyey JY-27V, kuwaas oo la sheegay inay leeyihiin awood sare o

Saaka ayaa la filayey in magaalada Laascaanood uu ka furmo shir ballaaran oo lagu dhamaystirayo
10/07/2025

Saaka ayaa la filayey in magaalada Laascaanood uu ka furmo shir ballaaran oo lagu dhamaystirayo

Saaka ayaa la filayey in magaalada Laascaanood uu ka furmo shir ballaaran oo lagu dhamaystirayo maamulka SSC-Khaatumo, balse shirkii ayaa hakad galay iyadoo goo

Saaka ayaa la filayey in magaalada Laascaanood uu ka furmo shir ballaaran oo lagu dhamaystirayo maamulka SSC-Khaatumo, b...
10/07/2025

Saaka ayaa la filayey in magaalada Laascaanood uu ka furmo shir ballaaran oo lagu dhamaystirayo maamulka SSC-Khaatumo, balse shirkii ayaa hakad galay iyadoo goobta shirka lagu arkayo ciidamo fara badan oo sugaya amniga, taasoo muujinaysa heerka xiisadda siyaasadeed ee halkaasi ka taagan.

Waxaa jira guux xooggan iyo dareen diidmo ah oo ku aaddan sida shirkan loo abaabulay iyo ujeeddooyinka siyaasadeed ee la rumeysan yahay inay gadaal ka riixayaan. Qaar ka mid ah siyaasiyiinta miisaanka leh iyo isimada dhaqanka ayaa durba muujiyey saluug iyo walaac ay ka qabaan faragelinta dowladda federaalka, iyagoo sheegay in aan si buuxda loo marin wadatashi dhab ah oo lala yeeshay bulshada deegaanka.

Maamulka SSC-Khaatumo ayaa lagu eedeynayaa inuu dedejinayo qabashada shirka, iyada oo aan laga wadatashan dhammaan daneeyayaasha, taasoo abuuray dareen kala shaki ah iyo walaac ku saabsan hannaanka dhismaha maamulka.

Saaka ayaa la filayey in magaalada Laascaanood uu ka furmo shir ballaaran oo lagu dhamaystirayo maamulka SSC-Khaatumo, balse shirkii ayaa hakad galay iyadoo goo

Address

Mogadisho

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mahad Show posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share