Arsenal Somali Fans

Arsenal Somali Fans Halkan kala soco wararkii ugu danbeeyay ee laga qoray kooxda Arsenal.🔴⚪️
(1)

🚨 Olivier Giroud Today on MNF "I hope Arsenal wins the league"❤️🔴⚪️
15/12/2025

🚨 Olivier Giroud Today on MNF "I hope Arsenal wins the league"❤️🔴⚪️

🚨BREAKING: Kai Havertz ayaa garoomada kusoo laaban doono kahor dhammaadka sanadkan.✅Ahmed Abdishakur
15/12/2025

🚨BREAKING: Kai Havertz ayaa garoomada kusoo laaban doono kahor dhammaadka sanadkan.✅

Ahmed Abdishakur

🚨BREAKING: Gabriel Magalhāes ayaa garoomada kusoo laaban doona kahor dhammaadka sanadkan.✅Arsenal ayaa kalsooni weyn ku ...
15/12/2025

🚨BREAKING: Gabriel Magalhāes ayaa garoomada kusoo laaban doona kahor dhammaadka sanadkan.✅

Arsenal ayaa kalsooni weyn ku qabta inuu Gabriel diyaar u noqon doono kulanka Aston Villa ee dhammaadka bishaan.🔴⚪

Ahmed Abdishakur

Arsenal waxay ku ciyaartaa 10 ciyaaryahan marwalba oo Gyokeres uu ciyaarayo.Wax faa’iido physical ahaaneed, farsamo, tay...
15/12/2025

Arsenal waxay ku ciyaartaa 10 ciyaaryahan marwalba oo Gyokeres uu ciyaarayo.
Wax faa’iido physical ahaaneed, farsamo, tayo ama xeelad midna kuma soo kordhiyo kooxda.

Aad buu u liitaa physically ahaan marka uu ka hortagayo difaacyada Premier League-ga.

Waan u dulqaadan lahayn hadii uu ahaan lahaa weeraryahan da'yar ah qiyaastii 19-jir ah kana soo baxay akadeemiyada kooxda, laakiin waa 28-jir, lacag badan lagu soo iibiyay, waliba qaan-gaar ah.

Gyokeres wuxuu u qalmay koox sida Man United ah laakiin kooxda ugu fiican aduunka dhinaca xulashada ciyaartoyda ayaa godkaas khiyaanada ku dhacday. 😆

Abdiqani Said

🚨 Declan Rice ayaa si aad ah ugu xanaaqay uguna qeyliyay asxaabtiisa Arsenal kadib markiika badiyeen Wolves. ❌🤬[]
14/12/2025

🚨 Declan Rice ayaa si aad ah ugu xanaaqay uguna qeyliyay asxaabtiisa Arsenal kadib markiika badiyeen Wolves. ❌🤬
[]

A few moments later 🤣
14/12/2025

A few moments later 🤣

Mikel Arteta goolkii labaad ee xalay markay kooxdu dhalisay waxay kaamiradu qabatay isaga oo aad u xanaaqsan una dabaal ...
14/12/2025

Mikel Arteta goolkii labaad ee xalay markay kooxdu dhalisay waxay kaamiradu qabatay isaga oo aad u xanaaqsan una dabaal dagin goolkaas xiliga dambe yimid.

Sidoo kale waraysi uu bixiyey, wuxuu ku sheegay inuu aad uga xunyahay qaabka ay u dhaqmeen ciyaaryoydiisa oo ah dib u gurashada ama inay daafac galeen.

Wuxuu kaloo sheegay inuusan asagu usheegin ama uusan oran gadaal u laabta, wuxuu sheegay inaan la aqbali karin falkii xalay oo kale.

Ciyaartoyda kooxdu waxaa loo baahan yahay inay madaxa kor u qaadan koox walibana cadaadis saaraan, goolal badana raadiyaan.

-Abdinaasir ilkacase

This team. ❤️💪
13/12/2025

This team. ❤️💪

Kooxihii horyaalka waa no tashadeen, markay nala ciyaarayaan waxay u soo diyaar garoobayaan sida inay koob final ah ay c...
13/12/2025

Kooxihii horyaalka waa no tashadeen, markay nala ciyaarayaan waxay u soo diyaar garoobayaan sida inay koob final ah ay ciyaarayaan 11ka ciyaartoyba linekooda k**a soo baxayaan.

Halka kooxaha kale ay lugaha u kala furaan ayna u ogaladaan inay ka dhaliyaan 5 ilaa ugu yaraan 3 gool. Sidani si ma aha 🙆‍♂️

Nuradin Osman

Manchester City Somali Fans Sawiradii iyo Qoraaladii aad diyaarsateen iyo juhdigii iyo waqtigii idinkaga qasaaray Arsena...
13/12/2025

Manchester City Somali Fans Sawiradii iyo Qoraaladii aad diyaarsateen iyo juhdigii iyo waqtigii idinkaga qasaaray Arsenal waan idinka raali galinaynaa.

Wax walba waxaa iiga daran Postiyadii karbaashka ahaa ee ay diyaarsadeen ee noqday hal bacaad lagu lisay kkkk.

Ciise Nasiib

iga tag dheh ciyaalkan kubad mabay soo donane 😬10 nin oo dafac ku jira kubad meel la dhaafiyo anay jirin inalilaah , war...
13/12/2025

iga tag dheh ciyaalkan kubad mabay soo donane 😬

10 nin oo dafac ku jira kubad meel la dhaafiyo anay jirin inalilaah , war premier league kubad mataalo arsenal ba hadi la arko difaac ayaa lagu xaroona iga tag dheh🙆

Jesus what aplayer goalka inan dhalino isagaa usababa , Hampalyo dhamaan tagerayasha arsenal meel walbo dunida ka joogtan coyg❤🩸🔥✊

Mokhtaar Feko

Address

Mogadisho

Telephone

+46736739059

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Arsenal Somali Fans posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Arsenal Somali Fans:

Share