Ikaabe Digital Literacy

Ikaabe Digital Literacy Ikaabe Digital Literacy empowers individuals and organizations to thrive in the digital world

Xalay waxaan si guul leh u qabannay ๐—”๐—œ & ๐—š๐—ฒ๐—ป๐—ฒ๐—ฟ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐˜ƒ๐—ฒ ๐— ๐—ฒ๐—ฑ๐—ถ๐—ฎ ๐—ช๐—ฒ๐—ฏ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐—ฟ, halkaas oo aan kaga hadalnay sida caqliga macmalka ah...
15/07/2026

Xalay waxaan si guul leh u qabannay ๐—”๐—œ & ๐—š๐—ฒ๐—ป๐—ฒ๐—ฟ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐˜ƒ๐—ฒ ๐— ๐—ฒ๐—ฑ๐—ถ๐—ฎ ๐—ช๐—ฒ๐—ฏ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐—ฟ, halkaas oo aan kaga hadalnay sida caqliga macmalka ah (AI) loogu adeegsado abuurista muuqaallo iyo sawirro hal-abuur leh, iyo sida ay uga faa'iidaysan karaan Ganacsiyada, Content creators-ka, Communitig iyo cid kasta ee rabta in ay content abuurto.

Waad ku mahadsan tihiin dhammaan ka soo qaybgalay oo ka faa'iidaystay. Ka Ikaabe Digital Literacy ahaan, waxaan sii wadi doonnaa qabashada webinarro iyo tababaro ku saabsan AI iyo xirfadaha dijitaalka.

La soco barnaamijyadeenna soo socda! ๐Ÿš€

07/07/2026

๐——๐—ฎ๐—ฑ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐˜† ๐˜€๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐˜†๐—ป ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—บ๐˜‚๐˜‚๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—น ๐—”๐—œ ๐—ฎ๐—ต, ๐—ฏ๐—ฎ๐—น๐˜€๐—ฒ ๐—ณ๐—ฎ๐—ฟ๐—พ๐—ถ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป ๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ ๐˜‚ ๐—ฑ๐—ต๐—ฒ๐˜…๐—ฒ๐—ฒ๐˜†๐—ฎ ๐—บ๐˜‚๐˜‚๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—น ๐—”๐—œ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—บ๐˜‚๐˜‚๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—น ๐—”๐—œ ๐—ผ๐—ผ ๐˜€๐—ถ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ณ๐—ฎ๐—ฑ ๐—น๐—ฒ๐—ต ๐—น๐—ผ๐—ผ ๐˜€๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฒ๐˜†๐—ฎ๐˜†.

Maanta, uma baahnid studio, kamarado, ama kharash badan si aad u soo saarto muuqaal tayo sare leh. Muuqaalkaan waxaan ku abuurnay anagoo adeegsanayna AI.

Dad badan waxay samayn karaan muuqaal AI ah, balse waxaa jira farqi u dhexeeya ๐—บ๐˜‚๐˜‚๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—น ๐—”๐—œ iyo ๐—บ๐˜‚๐˜‚๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—น ๐—”๐—œ ๐—ผ๐—ผ ๐˜€๐—ถ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ณ๐—ฎ๐—ฑ ๐—น๐—ฒ๐—ต ๐—น๐—ผ๐—ผ ๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐˜€๐—ฎ๐˜†.

Waxa muuqaalkaan ka dhigaya mid gaar ah waa:
โœ”๏ธ ๐—–๐—ผ๐—ป๐˜€๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ๐—ป๐˜ ๐—ฐ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฐ๐˜๐—ฒ๐—ฟ๐˜€ โ€“ muuqaalka iyo astaamaha jilayaasha ma isbeddelayaan dhammaan muuqaalka.
โœ”๏ธ ๐—–๐—ผ๐—ป๐˜€๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ๐—ป๐˜ ๐—ฒ๐—ป๐˜ƒ๐—ถ๐—ฟ๐—ผ๐—ป๐—บ๐—ฒ๐—ป๐˜ โ€“ goobaha iyo deegaanka muuqaalku waa kuwo isku xiran oo joogto ah.
โœ”๏ธ ๐—–๐—ผ๐—ป๐˜€๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ๐—ป๐˜ ๐˜ƒ๐—ผ๐—ถ๐—ฐ๐—ฒ & ๐—น๐—ถ๐—ฝ ๐˜€๐˜†๐—ป๐—ฐ โ€“ codka jilaa kasta waa mid joogto ah, hadalkuna si sax ah ayuu ula jaanqaadaa dhaqdhaqaaqa faruuryaha.

Tani waxay muujinaysaa in AI uusan ahayn oo keliya qalab lagu abuuro muuqaal, balse uu yahay hab cusub oo lagu gudbiyo sheekooyin, xayeysiisyo, iyo fariimo si xirfad leh.

Muuqaalkaan waxaan ku sameeyay ๐—š๐—ผ๐—ผ๐—ด๐—น๐—ฒ ๐—ฉ๐—ฒ๐—ผ ๐Ÿฏ iyo ๐—ก๐—ฎ๐—ป๐—ผ ๐—•๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ป๐—ฎ si aan u muujiyo waxa maanta suurtagalka ka ah AI.

Haddii aad ka heshay muuqaalkaan, fadlan ๐—Ÿ๐—ถ๐—ธ๐—ฒ, ๐—–๐—ผ๐—บ๐—บ๐—ฒ๐—ป๐˜ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ garee si ay dad badan uga faa'iidaystaan.

24/05/2026

4-taan xayaysiin meeqaad siin lahayd? 0/10 teesa ugu shidan?
Ai ayaa badelay inaad qarash badan ku bixiso xayasiismahaan oo kale, Camera iyo Editing badan waa laga tagay,
Ma aamineysaa muuqaalkaan waxaan ku sameynay Ai
Nagu soo biir oo kamid noqo saaxibada nagu xiran

Muqaalkaa qaabka loo sameeyay ayaan soo wadaa.
Muqaalo badan kasoo daawo Youtube-keena:
https://www.youtube.com//videos

Our AI-Powered Content Creation Workshop has been successfully conducted.This session was intentionally organized for a ...
18/02/2026

Our AI-Powered Content Creation Workshop has been successfully conducted.

This session was intentionally organized for a select, small group of participants to ensure a high-quality, focused, and interactive learning experience.

We appreciate the engagement and professionalism of all attendees.
We look forward to delivering more impactful programs in the near future.

Maalinta beri ah waxaa noo qabsoomaya Workshop-ka ๐—”๐—œ-๐—ฃ๐—ผ๐˜„๐—ฒ๐—ฟ๐—ฒ๐—ฑ ๐—–๐—ผ๐—ป๐˜๐—ฒ๐—ป๐˜ ๐—–๐—ฟ๐—ฒ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป.Waxaa iska kaashanaya Ikaabe Digital Liter...
16/02/2026

Maalinta beri ah waxaa noo qabsoomaya Workshop-ka ๐—”๐—œ-๐—ฃ๐—ผ๐˜„๐—ฒ๐—ฟ๐—ฒ๐—ฑ ๐—–๐—ผ๐—ป๐˜๐—ฒ๐—ป๐˜ ๐—–๐—ฟ๐—ฒ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป.
Waxaa iska kaashanaya Ikaabe Digital Literacy & Saba Academy.

๐Ÿ“ Goobta: Xarunta Saba Academy โ€“ KM4 (SomOil building)
๐Ÿ•“ Waqtiga: 4:00 PM Galabnimo

Webinar-keeni ๐——๐—ถ๐—ด๐—ถ๐˜๐—ฎ๐—น ๐— ๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฒ๐˜๐—ถ๐—ป๐—ด & ๐—™๐—ฟ๐—ฒ๐—ฒ๐—น๐—ฎ๐—ป๐—ฐ๐—ถ๐—ป๐—ด xalay si guul leh ayuu u qabsoomay.Waxaan u tala-galnay 100 qof, waana ku ...
04/12/2025

Webinar-keeni ๐——๐—ถ๐—ด๐—ถ๐˜๐—ฎ๐—น ๐— ๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฒ๐˜๐—ถ๐—ป๐—ด & ๐—™๐—ฟ๐—ฒ๐—ฒ๐—น๐—ฎ๐—ป๐—ฐ๐—ถ๐—ป๐—ด xalay si guul leh ayuu u qabsoomay.
Waxaan u tala-galnay 100 qof, waana ku faraxsanahay in dhammaantood ay ka faaโ€™iideysteen fursaddaas.

Kuwa ka haray ama aan helin fursadaas, waan ka raalli gelinaynaa, waxaana dhowaan qaban doonaa fursado kale oo ay dhammaantiin ka qayb qaadan kartaan.

๐—ช๐—ฎ๐—ฟ ๐—™๐—ฎ๐—ฟ๐˜…๐—ฎ๐—ฑ ๐—Ÿ๐—ฒ๐—ต!๐…๐ซ๐ž๐ž ๐’๐ž๐ฆ๐ข๐ง๐š๐ซ: ๐——๐—ถ๐—ด๐—ถ๐˜๐—ฎ๐—น ๐—บ๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฒ๐˜๐—ถ๐—ป๐—ด & ๐—™๐—ฟ๐—ฒ๐—ฒ๐—น๐—ฎ๐—ป๐—ฐ๐—ถ๐—ป๐—ดWaxaa noo casuuman ๐—˜๐—ป๐—ด. ๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ๐˜„๐—ฎ๐—น๐—ถ ๐— ๐—ผ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—›๐—ฒ๐—ฟ๐˜€๐—ถ, oo ah hal-ab...
29/11/2025

๐—ช๐—ฎ๐—ฟ ๐—™๐—ฎ๐—ฟ๐˜…๐—ฎ๐—ฑ ๐—Ÿ๐—ฒ๐—ต!
๐…๐ซ๐ž๐ž ๐’๐ž๐ฆ๐ข๐ง๐š๐ซ: ๐——๐—ถ๐—ด๐—ถ๐˜๐—ฎ๐—น ๐—บ๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฒ๐˜๐—ถ๐—ป๐—ด & ๐—™๐—ฟ๐—ฒ๐—ฒ๐—น๐—ฎ๐—ป๐—ฐ๐—ถ๐—ป๐—ด
Waxaa noo casuuman ๐—˜๐—ป๐—ด. ๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ๐˜„๐—ฎ๐—น๐—ถ ๐— ๐—ผ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—›๐—ฒ๐—ฟ๐˜€๐—ถ, oo ah hal-abuure ganacsi iyo khabiir ku takhasusay Digital Marketing iyo Freelancing.
Waxa uu nala wadaagi doonaa waaya-aragnimadiisa qotada dheer iyo sida suuqa digitalka si xor ah looga shaqeysan karo.
Kusoo biir Groupkaan WhatsApp: https://chat.whatsapp.com/JWYLPX3ATVbJvrRp2VtJw5 Ama
Iska diiwaangeli halkaan: https://forms.gle/XG54iL1Zp1QcFg6z7

Barnaamijku wuxuu dhacayaa:
๐Ÿ“… Habeenka Arbacada ee talada sii baxayso
๐Ÿ•ฃ 8:30 PM (Waqtiga Geeska Afrika)
๐Ÿ“ Zoom
Certificate: Yes / optional โ€“ $2

Address

Mogadisho

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ikaabe Digital Literacy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share