Soomaaliya

Soomaaliya Firma z branży mediów/wiadomości

30/06/2026
17/06/2026

Waxaan Hambalyo mug iyo miisaan leh halkaan uga dirayaa Gabdhaha Ciyaartooyda Qaranka Soomaaliyeed oo Guul ballaaran ka gaaray maanta ciyaar ay la yeesheen dhigooda Gabdhaha Sudan ayadoo ciyaartaasi ay Gabdhaheena ku badiyeen 8-2.

Tani ay waxa ay ka marqaati ka ceysaa sida ay Haweenka ay mar walba u meteli karaan Qarankooda ayaga oo u diyaar ah iney guullo soo hooyaan, waana tijaabo u baahan adkeysi,dhiiri gelin iyo garab istaag.

Waxaan idiin rajeynayaa inaydaan niyad jebin oo dadaalkiina aad sii laba jibaartaan, waan hubaa inaad Guullo intaan ka badan keeni doontaan Insha Allah.

11/06/2026

Garsoore Cumar Cartan oo lagu Abaal mariyey $50,000 kun oo Dollar.

Musharrax Madaxweyne Galmudug Liibaan Axmed Xasan oo garab istaag weyn u muujiyay Garsoore Cumar Cartan ayaa ku abaalmariyay lacag dhan $50,000 kun oo Dollar.

Musharrax Liibaan ayaa taageeradan lacageed ugu talagalay inuu ku dhiiragaliyo Garsooraha, kadib dhacdadii uu kala kulmay dowladda Mareykanka.

22/05/2026
15/05/2026
20/04/2026

Address

Mogadisho

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Soomaaliya posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Soomaaliya:

Shortcuts

Share

Category