Rashka Production

Rashka Production Rashka Production is a company specialized in the production of audio and video media based in Mogadishu

🎤 تقديم الحفلات | Xiriirinta Xafladahaمع رشكا للإعلان والإنتاج الإعلامي نمنح مناسبتك حضورًا مميزًا وإدارة احترافية من ال...
22/06/2026

🎤 تقديم الحفلات | Xiriirinta Xafladaha

مع رشكا للإعلان والإنتاج الإعلامي نمنح مناسبتك حضورًا مميزًا وإدارة احترافية من البداية حتى النهاية.

Waxaan bixinnaa adeegga soo jeedinta iyo maamulka xafladaha si xirfad leh, anagoo hubinayna habsami-u-socodka munaasabadda iyo la falgalka martida.

📞 +252 613 884747
📲 .production

رحلتك لتسجيل تلاوتك  و المصحف المرتل تبدأ معنا.جودة صوت عالمية، بيئة معزولة، وتسليم بدقة احترافية.تواصل معنا الآن في Ras...
22/06/2026

رحلتك لتسجيل تلاوتك و المصحف المرتل تبدأ معنا.
جودة صوت عالمية، بيئة معزولة، وتسليم بدقة احترافية.
تواصل معنا الآن في Rashka Production:
📞 252613884747+
📍 مقديشو - الصومال

🎙️ Rashka Production – Cod Qabasho Tayo Sare LehRashka Production waxay bixisaa adeeg duubis codad oo tayo sare leh, ku ...
21/06/2026

🎙️ Rashka Production – Cod Qabasho Tayo Sare Leh

Rashka Production waxay bixisaa adeeg duubis codad oo tayo sare leh, ku habboon shirkadaha iyo shaqsiyaadka.

Adeegyadeenna waxaa ka mid ah:
🎙️ Voice Over
📖 Qur’aan Kariim
☎️ Call Center
🎵 Heeso
🕌 Anashiid

🎚️ engneer khibrad leh
⚡ Tayo sare & cod nadiif ah
🎧 Qalab casri ah
⏱️ Adeeg degdeg ah

📞 +252 613 884747

Rashka Production –Hal-abuur iyo tayo mideysan

19/06/2026
12/03/2026

Enjoy the videos and music you love, upload original content, and share it all with friends, family, and the world on YouTube.

Farxad weyn ayay noo tahay in muuqaalka Nashiidada “Raxmaan Ya Raxmaan” ee ay qaaday Zeinab Koshin, oo ay soo saartay  R...
27/02/2026

Farxad weyn ayay noo tahay in muuqaalka Nashiidada “Raxmaan Ya Raxmaan” ee ay qaaday Zeinab Koshin, oo ay soo saartay Rashka Production, uu dhaafay 1.2 Million daawasho barteena TikTok maalmo kooban gudaheeda
Link : https://vt.tiktok.com/ZSmGv5tyf/

Mahadsanidiin l

Waxaan hambalyo u dirayaa dhammaan hawl-wadeennada, taageerayaasha iyo asxaabta Shirkadda Rashka Production oo maanta ga...
26/02/2026

Waxaan hambalyo u dirayaa dhammaan hawl-wadeennada, taageerayaasha iyo asxaabta Shirkadda Rashka Production oo maanta gaartay 200K taageerayaal baraha bulshada, gaar ahaan TikTok.

Mahadsanidiin dhammaantiin.

Abdirashid Muhiadin Kalmoy
CEO, Rashka Production

🎙️ *Barnaamijka “Tijaabi Codkaaga”*Ma leedahay cod qurux badan oo aad rabto in dadku maqlaan?Shirkadda Rashka Production...
20/02/2026

🎙️ *Barnaamijka “Tijaabi Codkaaga”*

Ma leedahay cod qurux badan oo aad rabto in dadku maqlaan?
Shirkadda Rashka Production waxay ku siinaysaa fursad aad codkaaga ugu tijaabiso istuudiyo casri ah, iyadoo ay kormeeraan khubaro ku takhasusay fanka iyo wax-soo-saarka.
Waxaad qaadi doontaa hees ama nashiid h**e oo caan ah, waxaana laguu sameynayaa duubis tayo sare leh iyo muuqaal si loogu soo bandhigo TikTok iyo YouTube.

Wixii faahfaahin ah : +252613886767

Address

Mogadisho

Telephone

+252613884747

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Rashka Production posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Rashka Production:

Shortcuts

Share

Category