Eng. Mohamed A Mukhtar

Eng. Mohamed A Mukhtar Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Eng. Mohamed A Mukhtar, Digital creator, Mogadishu.

Hambalyo dhammaan ummadda muslimiinta ah gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed waxaan idin kugu hambalyeynaynaa munaasabadda ...
05/06/2025

Hambalyo dhammaan ummadda muslimiinta ah gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed waxaan idin kugu hambalyeynaynaa munaasabadda Ciidul Adxa oo maalinka berri ah ay ku beegan tahay maalinta koowaad ee ciidda.

Ciid wanaagsan.

Waxaan hambalyo diiran u diraynaa dhammaan  ciyaartoyda Jaamacadda Horseed, gaar ahaan kooxda  ๐‚๐จ๐ฆ๐ฉ๐ฎ๐ญ๐ž๐ซ ๐’๐œ๐ข๐ž๐ง๐œ๐ž & ๐ˆ๐ง๐Ÿ๐จ๐ซ๐ฆ...
26/05/2025

Waxaan hambalyo diiran u diraynaa dhammaan ciyaartoyda Jaamacadda Horseed, gaar ahaan kooxda ๐‚๐จ๐ฆ๐ฉ๐ฎ๐ญ๐ž๐ซ ๐’๐œ๐ข๐ž๐ง๐œ๐ž & ๐ˆ๐ง๐Ÿ๐จ๐ซ๐ฆ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐“๐ž๐œ๐ก๐ง๐จ๐ฅ๐จ๐ ๐ฒ oo maanta guul taariikhi ah ka gaartay tartanka ciyaaraha, iyagoo si geesinimo leh ugu guuleystay kaalinta koowaad.

Kooxdan ayaa soo bandhigtay ciyaar xirfad iyo isku-duubni ku dheehan tahay, taas oo ka tarjumaysa kartida iyo hannaanka wanaagsan ee ay jaamacaddu ku horumarineyso ardayda.

Sidoo kale, mahad gaar ah ayaan u jeedinaynaa Dean-ka Kuliyadda ๐๐ซ๐จ๐Ÿ. ๐€๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ฐ๐š๐ก๐ข๐, ๐ข๐ฒ๐จ ๐„๐ง๐ ๐ซ. ๐€๐ง๐š๐ฌ ๐…๐š๐ซ๐š๐ก oo ah madaxa qiimeynta, kuwaas oo door muuqda ka qaatay diyaarinta iyo dhiirrigelinta ardayda.
Waxaa sidoo kale mahad ballaaran mudan Macallimiinta ๐„๐ง๐ ๐ซ. ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ ๐ƒ๐ž๐ค ๐ข๐ฒ๐จ ๐„๐ง๐ ๐ซ. ๐€๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ค๐š๐๐ข๐ซ ๐๐ฒ๐ญ๐ก๐จ๐ง , kuwaas oo si hagar laโ€™aan ah gacmo furan ugu garab istaagay ardayda.

Guushaan waa mid u baahan in la xuso, la bogaadiyo, lagana dhaxlo dhiirrigelin dheeraad ah.
Hambalyo Kooxda CS & IT โ€“ waxaad tihiin iftiinka jaamacadda! oo maanta guul taariikhi ah ka gaartay tartanka ciyaaraha, iyagoo si geesinimo leh ugu guuleystay kaalinta koobka.

By Eng. Mohamed A Mukhtar

Waxaan si weyn ugu hambalyeynaynaa Hon jibril Abdirashid Haji Abdi oo loo magacaabay Ra'iisul wasaare ku xigeenka 2aad e...
27/04/2025

Waxaan si weyn ugu hambalyeynaynaa Hon jibril Abdirashid Haji Abdi oo loo magacaabay Ra'iisul wasaare ku xigeenka 2aad ee XFS.

๐Œ๐ฎ๐ ๐๐ข๐ฌ๐ก๐ฎ ๐Ÿ๐Ÿ“ ๐€๐›๐ซ๐ข๐ข๐ฅ-๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“ -Seminar muhiim ah oo lagu diyaarinayo ardayda u fadhiisaneysa Imtixaanka Dugsiga Sare ee Form-4...
25/04/2025

๐Œ๐ฎ๐ ๐๐ข๐ฌ๐ก๐ฎ ๐Ÿ๐Ÿ“ ๐€๐›๐ซ๐ข๐ข๐ฅ-๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“ -Seminar muhiim ah oo lagu diyaarinayo ardayda u fadhiisaneysa Imtixaanka Dugsiga Sare ee Form-4 ayaa si habsami leh uga socda Xarunta Dhexe ee Jaamacadda Horseed International University.

Seminarkan oo ah mid wacyigelin iyo kobcinta aqoonta ah, waxaa kasoo qeyb galay ardayda sanadkan ka qalin-jabinaysa dugsiyada sare, iyagoo halkaas ka helaya talooyin iyo tilmaamo muhiim ah oo ku saabsan sida ugu wanaagsan ee ay imtixaanka ugu diyaar garoobi karaan.

Waxaana casharada iyo wacyigelinta si qoto dheer u bixinaya Ustaad Safaari Maxamed Nuur, oo ka mid ah macallimiinta khibradda leh ee Jaamacadda, gaar ahaan qeybta baridda manhajka sare. Ustaadka ayaa diiradda saaray muhiimadda istaraatijiyadda wax-akhriska, maareynta waqtiga iyo xirfadaha suโ€™aal-falista imtixaanka.

Seminarkan ayaa qayb ka ah dadaalka Jaamacadda ee ku aaddan taageerada ardayda Soomaaliyeed, si ay ugu guuleystaan nolosha waxbarasho iyo tan xirfadeedba.

25/04/2025
25/04/2025
Hambalyo Hon Jibril Abdirashid Haji oo loo Magacaabay Wasiirka Wasaaradda Gaashandhiga XFS.
17/03/2025

Hambalyo Hon Jibril Abdirashid Haji oo loo Magacaabay Wasiirka Wasaaradda Gaashandhiga XFS.

Waxaan u hambalyeynayaa saaxibkey Yusuf Sheikh Osman iyo Najmo oo arooskooda  ka dhacay Muqdisho. Alle ha isku kiin bara...
17/01/2025

Waxaan u hambalyeynayaa saaxibkey Yusuf Sheikh Osman iyo Najmo oo arooskooda ka dhacay Muqdisho.
Alle ha isku kiin barakeeyo, guur kheyr leh Alle haka dhigo guurkiina.

HAPPY BIRTH DAY   MOHAMED ABDULLAHI
29/10/2024

HAPPY BIRTH DAY MOHAMED ABDULLAHI

dhawaan waxaa bixin doona siminaar ku saabsan  ๐ฑ๐ข๐ซ๐Ÿ๐š๐๐š ๐ก๐จ๐ ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ง(๐‹๐ž๐š๐๐ž๐ซ๐ฌ๐ก๐ข๐ฉ ๐’๐ค๐ข๐ฅ๐ฅ๐ฌ) waxaana bixin doona ๐ƒ๐ซ.๐‚๐š๐›๐๐ข๐ค๐š๐ซ๐ข๐ข๐ฆ ๐’๐ก...
20/10/2024

dhawaan waxaa bixin doona siminaar ku saabsan ๐ฑ๐ข๐ซ๐Ÿ๐š๐๐š ๐ก๐จ๐ ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ง(๐‹๐ž๐š๐๐ž๐ซ๐ฌ๐ก๐ข๐ฉ ๐’๐ค๐ข๐ฅ๐ฅ๐ฌ) waxaana bixin doona ๐ƒ๐ซ.๐‚๐š๐›๐๐ข๐ค๐š๐ซ๐ข๐ข๐ฆ ๐’๐ก๐ž๐ž๐ช ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ž๐ ๐—๐š๐ฌ๐š๐ง oo ah aas aasaha machadka, ahna gudoomiyaha Jaamacadda Caalamiga Horseed.

Address

Mogadishu

Telephone

+252618340099

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Eng. Mohamed A Mukhtar posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Eng. Mohamed A Mukhtar:

Share