21/07/2026
Wasiirkii ugu horreeyay ee si rasmi ah u guda gala shaqada wasaaraddiisa ayaa noqday Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Garsoorka Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Cabdiraxiim Maxamed Ibraahim, kaas oo durba bilaabay gudashada waajibkiisa.
Ma isku racsan nahay?