Radio Dalsan

Radio Dalsan This is the official page of Dalsan Radio Inc. Halkani waa bogga rasmiga ah ee Idaacadda Dalsan.

22/07/2025

Maamulka Jubbaland ayaa war rasmi ah ka soo saaray dagaalka culus ee maanta ka dhacay magaalada Beledxaawo ee gobolka Gedo,

22/07/2025

Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay dagaalka maanta ka dhacay magaalada Baladxaawo ee gobolka Gedo, kaas

22/07/2025

Maamulka Jubbaland ayaa ku dhawaaqay in ay si buuxda ula wareegeen xarunta degmada Beledxaawo iyo guud ahaan ammaanka magaalada, kaddib

22/07/2025

Taliyaha saldhigga Booliska degmada Eyl ayaa xalay dhaawac culus soo gaaray, kaddib markii askari ka mid ah ilaaladiisa gaarka ah

22/07/2025

Madaxweynaha Dowladd goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa kulan muhiim ah la qaatay saraakiisha hoggaaminaysa howlgalka ka socda buuraleyda

22/07/2025

Ciidanka Booliska Puntland, gaar ahaan Taliska Qeybta Gobolka Raas-Caseyr, ayaa dhawaan fuliyay howlgal amni oo ballaaran, kaas oo lagu baaray

22/07/2025

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa mar kale muujiyey sida ay uga go’an tahay dowladda Federaalka

21/07/2025

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowlad-goboleedka Puntland ayaa si rasmi ah u shaacisay dib-u-dhigidda fadhigii labaad ee Kalfadhiga 30-aad

21/07/2025

Nin hubeysan oo wata baastoolad ayaa xalay toogasho ku dilay laba qof gudaha Suuqa Hoose ee magaalada Hargeysa, kadib markii

21/07/2025

Sahanka Nolosha XAYEEYSIIS Qeybta 9aad Xalqada 4aad

20/07/2025

Warar horudhac ah ayaa kasoo baxaya markab hub sidday oo lagu qabtay xeebaha Raascaseyr, kaas oo lagu magacaabo Sea World,

20/07/2025

Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland, Cabdiraxmaan Daahir Aadan, ayaa si cadho leh uga falceliyey go’aankii Qaramada Midoobay ee sanadkii 2023 lagu

Address

Mogadisho

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Radio Dalsan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Radio Dalsan:

Share