Manchester City Somali Fans

Manchester City Somali Fans Page ka taageerayaasha Manchester City

illeen sirta waa taas 😁
11/11/2025

illeen sirta waa taas 😁

Sirta bandhigga Jeremy Doku

Laacibka kooxda Man City Jeremy Doku ayaa lixdi bishan oo ku aaddan maalinti Khamiista ahayd la aqal galay saaxiibtiis ay ilaa yaraantoodi is jeclaayeen oo lagu magacaabo Shireen Erin.

Doku wuxuu maalinti Axadda ahayd qabsaday kooxda Liverpool isagoo u ciyaaray sida qof masuul ah, difaacooda siduu doono ayuu ka yeeshay...

Dulucda: xaaska fiican adigoo iska ciyaalka xaafadda ah ayey kaa dhigi kartaa Ballon d'Or winner sida Osman Dembele oo kale...

Jeremy Doku Ballon d'Or loading...?? 🤔😁

Qudaarta maadaama ee vitamin tahay nuucee ayaad jeceshahay adiga?Aniga waxaan jeclahay tufaaxa🍎Ayuub Sheikh
11/11/2025

Qudaarta maadaama ee vitamin tahay nuucee ayaad jeceshahay adiga?

Aniga waxaan jeclahay tufaaxa🍎

Ayuub Sheikh

Nico💙🔥
11/11/2025

Nico💙🔥

Goolkiii Haaland Maqaar😮‍💨🩵
11/11/2025

Goolkiii Haaland Maqaar😮‍💨🩵

Subax Wanaagsan Qaraabo Waa idin salaamay saxibdey.!!🩵🩵Burci
11/11/2025

Subax Wanaagsan Qaraabo Waa idin salaamay saxibdey.!!🩵🩵

Burci

Doku 🔥😁
10/11/2025

Doku 🔥😁

Run ahaantii wax la sharaxi karo maaha sida uu yahay record kaan-18 offsides oo kaliya 108 kulan. 🤯Haaland waa duni kale...
10/11/2025

Run ahaantii wax la sharaxi karo maaha sida uu yahay record kaan-18 offsides oo kaliya 108 kulan. 🤯

Haaland waa duni kale 🤖🤖

Hanad Page

Nico O'Reilly 10-kii kulan ee ugu dambeyay ee uu ugu soo bilowday Manchester City… 🤯👏🏼Celcelis ahaan qiimeynta FotMob ee...
10/11/2025

Nico O'Reilly 10-kii kulan ee ugu dambeyay ee uu ugu soo bilowday Manchester City… 🤯👏🏼

Celcelis ahaan qiimeynta FotMob ee 7.6 10kii kulan ee ugu dambeeyay kaliya waa 20-sano jir! 💫

What a season O’Reilly is having! 🔥

Hanad Page

🚨📊 Inta kulan ee uu maamulay koox  tababare kasta oo hadda Premier League ah maadaama uu Pep Guardiola gaaray 1000.Hanad...
10/11/2025

🚨📊 Inta kulan ee uu maamulay koox tababare kasta oo hadda Premier League ah maadaama uu Pep Guardiola gaaray 1000.

Hanad Page

🚨 | DEG-DEG: Agaasimihii h**e ee ciyaaraha ee Manchester City, Txiki Begiristain, ayaa lagu qiimeeyay kaalinta koowaad d...
10/11/2025

🚨 | DEG-DEG: Agaasimihii h**e ee ciyaaraha ee Manchester City, Txiki Begiristain, ayaa lagu qiimeeyay kaalinta koowaad daraasad weyn oo lagu falanqeeyay qiimaha uu qofka ku kordhiyo kooxaha iyada oo loo marayo suuqa kala iibsiga ciyaartoyda.

Intii uu joogay City oo ahayd muddo 10 sano ah, wuxuu soo xareeyey qiimo saafiga ah oo gaaraya €455 milyan oo ka yimid ciyaartoydii uu keenay kooxda. [Sam Mokbel / BBC]

Marka ley dhaho kursiga 8aad ee  qeebta danbo uu fadhiya Kaabo Classka fasalka qaabkan u fiirsiyo 😉
10/11/2025

Marka ley dhaho kursiga 8aad ee qeebta danbo uu fadhiya Kaabo Classka fasalka qaabkan u fiirsiyo 😉

Man city waa kooxda labaad ee goolasha ugu yar laga dhaliyay horyaalka ilaa iyo hadda 8⚽ dhanka difaaca waa mid dhameyst...
10/11/2025

Man city waa kooxda labaad ee goolasha ugu yar laga dhaliyay horyaalka ilaa iyo hadda 8⚽ dhanka difaaca waa mid dhameystiran isla shaqeyntiisu marka fiirisid sida kulan walba u adagtahay in si fudud gool naloga dhaliyo!!

Difaaca oo wanaagsanaada waa kooxda oo wanaagsanaata🔥💙

Ayuub Sheikh

Address

Mogadisho

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Manchester City Somali Fans posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Manchester City Somali Fans:

Share