Xogta Galmudug

Xogta Galmudug Galmudug 360 Waxaan idin soo gubdin doonaa wax walba oo dhaca Galmudug.

Qoyska sayid cali macalin daa'uud ayaa cawada kulan la qaatay xildhibaanka beesha saleemaan , xildhibaan abdirahman odow...
18/09/2024

Qoyska sayid cali macalin daa'uud ayaa cawada kulan la qaatay xildhibaanka beesha saleemaan , xildhibaan abdirahman odowaa.

Qoyska lagusoo waramayaa inay xildhibaanka ka dalbadeen inu wiilkoda ka badbaadiyo xukunka dilka ah ee lagu xukumay.

Xildhibaan odowaa ayaa qosya u balan qaaday inu madaxwayne xasan sheikh oo leh saxiixa ugu dambeeya ee toogashada uu arinkan kala hadli doono , hadi uu joojin waayaja uu ugu yaraan daahin doono ila dhowr sano.

Halyeey saleman

11/09/2024

Waxaa maanta qaybo kamid ah degaanada Galmudug soo gaaray Maxamed Aadan Jimcaale Koofi oo horay usoo noqday Afhayeenki Kooxda Alshaydaan balse markii dambe iskusoo dhiibay Dowlada kadibna xilal kala duwan soo qabtay,

Koofi oo sheegay inuu yahay musharax u sharaxan doorasho aan la mudayn lana ogayn waqtiga ay dhici doonto.

Waxaa Guriceel dadki kusoo dhaweeyay kamid ahaa Guddomiyaha Degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud Faarax Cabdi Macllin oo u sheegay Kofi Adam inaanu Galmudug ka jirin wax doorasho ah.

Abdisabir Shurie vs Galmudug State House
17/07/2024

Abdisabir Shurie vs Galmudug State House

liibaan shuluq oo Galmudug u diyaarinaya dagaal qabiil
15/07/2024

liibaan shuluq oo Galmudug u diyaarinaya dagaal qabiil

09/07/2024
08/07/2024

Hogaamiyaha waqtigisa dhamaaday ee Galmudug Qoor Qoor ayaa ku balan furay beesha sacad ee maanta dhulki ay deganayen laga barakiciyay.

Qoor Qoor ayaa dhaafsaday balanki beesha sacad 3 boos oo la sheegay in laga siin doono dhulka dabdamiska

Waa Su'aasha ay is waydiinayaan dhamaan ummada Somaliyeed , qaas ahaan dadka kasoo jeeda degaanada Galmudug. Galmudug St...
01/07/2024

Waa Su'aasha ay is waydiinayaan dhamaan ummada Somaliyeed , qaas ahaan dadka kasoo jeeda degaanada Galmudug. Galmudug State House Galmudug Vice President

29/05/2024

Akhriso xilalka uu beesha Waqooyiga Galgaduud dagta ka qaaday Axmed Qoorqoor intu xilka hayay isla markaasina ku badalay shaqsiyad kale oo beeshisa ah.

1- Xisaabiyaha guud ee Galmudug

2- Guddomiyaha Guddiga shaqalaha Rayidka Galmudug

3- Taliyaha Asluubta Galmudug

4- Madaxa Wakaalada Batroolka Galmudug

5- Guddomiye ku xigeenka Hay’adda qaxootiga & barakacayasha Galmudug

6- Guddomiye ku xigeenka degmada Dhuusamareb

7- Agaasimaha guud wasaradda Shaqada & Arimaha Bulshada

8- Agaasimaha guud wasaradda Cadaaladda & garsoorka

9- Agaasime ku xigeenka guud madaxtooyada Galmudug

10- Guddomiyaha waxbarashada gobolka Galgaduud

11- Xoghayaha guud ee Hay’adda Shaqaalaha rayidka Galmudug

12- Madaxa Shaqaleynta ee Hay’adda Shaqaalaha rayidka

13- Agaasimaha waaxda duulista hawada Galmudug

Majirto wax xil ah oo beesha Sade uso korortay intu Madaxweyne noqday Qoorqoor balse waxa aay waayeen 70% xilalka Galmudug ay ka haayen oo ugu muhiimsanayen kuwa aan kor ku xusay. Xilalka aan kor ku xusay waxa badankood magacaabay Madaxweynayashi h**e Galmudu.

Fiiro gaar ah : Wasiirada waa awood qeybsi ma ahan wax Qoorqoor uu beel ka qaadi karo ama u diidi karo.!

Maalmahaan waxaan wadi doonaa in aan banaanka keeno Qoorqoor sida uu Waqooyiga Galgaduud ula dagaalay oo aan lagu baraarugsanayn

Baraarug bulsho

21/05/2024

Xildhibaan Abdurahman Odowaa oo ah cadowga aamusan ee ku dhex jira damu jadiid misana xiriirka fog la leh rajiimkii dhacay ee farmaajo ayaa ugu dambayn ku guulestay inu xilka ka qaado Abdikhani Macalin oo ahaa taliyaha dhammaan baraha koontarool ee laga soo galo Garoonka Aden Abdulle iyo Xalane.

Odowaa ayaa waxay odorosa arimaha siyaasada Somalia ku tilmaamaan cancer ku dhex qarsoon xisbiga uu hogaamiyo madaxwayne Hassan Sheikh Mohamud

27/03/2024

Caabudwaaq ama mashruuc halaga hor istaago ama ciiidanka qoristiisa halaga hor joogsado , dadkeedu way tashadeen wayna guuleysan insha Allahu

22/03/2024

Horjogaha maamulka Galmudug Ahmed Qoor Qoor ayaa maanta marki 6aad saxiixay dhismaha dekeda hobyo oo horay loo dhagax dhigay 5 goor.

Maxay kula tahay ?

Galmudug 360

18/03/2024

Hay'ada Waxbarashada aan xuduuda laheed ee Border-less Learning ayaa soo saartay warsaxaafadeed ay ku cambaarenayso is hor istaagi lagu sameeyay mashruuci Caabudwaaq laga fulin lahaa.

Galmudug 360

Inkastoo maamulka Galmudug ee horjooge Qoor Qoor ay beeniyeen in la hor istaagay mashruuc ay Hay'adda African Vision Aid...
18/03/2024

Inkastoo maamulka Galmudug ee horjooge Qoor Qoor ay beeniyeen in la hor istaagay mashruuc ay Hay'adda African Vision Aid ka fulin laheed Magaalada Caabudwaaq , waxaa isi soo taraya cadaymaha iyo warbixinada laga helayo mashruuca la hor istaagay.

In a shocking turn of events, African Vision Aid has been forced to relocate its blind education initiative from Aboudwak, Galgadud Region, to Somaliland, citing bureaucratic hurdles and the prioritization of personal interests by local politicians. The decision comes after African Vision Aid encoun...

17/03/2024
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha & Tacliinta Sare Ee Galmudug iyo wasiirka maqaar saarka ah ee jooga waxay si fudud ku b...
17/03/2024

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha & Tacliinta Sare Ee Galmudug iyo wasiirka maqaar saarka ah ee jooga waxay si fudud ku beeniyeen warki Hay’ada African Vision Aid balse warar kale oo aan helnay waxay sheegayaan in Horjoogaha Maamulka Galmudug Qoor Qoor uu u shaqeeyo sidii “Sole Trader” ama ganacsade meherad kaligiis leh oo aan wax xog ah la wadaagin ku xigeen iyo wasiir midna.

Hoos ka aqriso warbixinta ay Hay’ada African Vision Aid ku daabacday wargayska Canadian News ee kasoo baxa dalka Canada.

A dispute has emerged between the Canadian organization African Vision Aid and the Galmudug administration in Somalia, centered around a proposed school for the blind in Aboudwak, located in the Galgadud Region. The organization alleges that the administration has hindered the project by imposing co...

17/03/2024

Is hor istaaga lagu sameyay mashaariicda horumarined ee Caabudwaaq waxay dad badan soo xusuusisay isku daygi hada ka hor la isku dayay in qaar kamid ah dadka dega Galmudug laga reebo ciidanka.

Lama ilaawaan

16/03/2024

Link-gan waxay ummada Somaliyeed ka daalacan karaan Mashruuci uu madaxwayne Ahmed Qoor Qoor ka hor istaagay bulshada reer Caabudwaaq. 👉👉👉 https://shorturl.at/lnvBJ

Galmudug 360

16/03/2024

Shabakada Xogta Galmudug waxay xiriir la samesay xafiiska madaxwaynaha galmudug Galmudug State House balse way ka gaabsaden in ay warbixin naga siiyaan sababta loo hor istaagay mashruuci hay’ada African Vision Aid ka fulin laheed magaalada Caabudwaaq.

Waxaan sidoo kale xiriir la sameenay xafiiska madaxwayne ku xigeenka oo noo sheegay inaysan waxba kala socon mashruucas.

Hadi Galmudug Vice President uusan la socon mashaariicda Galmudug hadaba muxuu la socdaa?

Galmudug 360

Address

Cabudwaaq
Mogadisho

Telephone

252615983885

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xogta Galmudug posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share