Mu'asasada Daaru-Naciim مؤسسة دار النعيم

Mu'asasada Daaru-Naciim مؤسسة دار النعيم Page-ka Rasmigaa Ee Mu'asasada Daaru-naciim Kaasoo Aad Kala Soco Doontaan Barnaamijyo xiiso leh

19/09/2025

Xafladda Mowlidka ayaa ka dhacday Madrasada 12aad oo kamida Madaarista Qur'aanka kariimkaa ee hoos taga Mu'asasada Daaru-Naciim.

16/09/2025

Qaar kamida saliyaashii laga qaaday Mowlidkii Mu'asasada Daaru-Naciim.

14/09/2025

Ducadii Mucalim Cabdullahi Maxamuud Guutaale, Mucalim Muxammed Tahliil (Badal) iyo Khaliif Muxammed Amiin Mucalim Cabdiraxmaan Xaaji Aadam yare.

14/09/2025

Kalimadii Mucalim Saciid Axmed Barre iyo Axmed Xasan ee Mowlidka Xabiibka nabad galyo iyo naxariis korkiisa Allah ha yeelee ee ka dhacay Mu'asasada barashada culuumta islaamka ee Daaru-Naciim.

14/09/2025

Kalimadii Sheikh Nuur Muxammed Dahir ee Mowlidka Xabiibka nabad galyo iyo naxariis korkiisa Allah ha yeelee ee ka dhacay Mu'asasada barashada culuumta islaamka ee Daaru-Naciim.

14/09/2025

Kalimadii Sheikh Cali Xaashi Faarax (Ilkacase) ee Mowlidka Xabiibka nabad galyo iyo naxariis korkiisa Allah ha yeelee ee ka dhacay Mu'asasada barashada culuumta islaamka ee Daaru-Naciim.

14/09/2025

Ustaad Cabdullahi Muxammed Cabdullahi ku hadlay afka bahda Jalaludiin Primary And Secondary School.

13/09/2025

Sheikh Cabdinuur Sheikh Cabdikariim (Yanfacu) oo qaaday Salli aad u macaan.

13/09/2025

خطبة تتعلق بمناسبة المولد المصطفى صلى الله عليه وسلم بصوت الأخ حسن محمد عيسى من تلامذة مؤسسة دار النعيم للعلوم الإسلامية وتحفيظ الفنون.

13/09/2025

Kalimadii Sheikh Duraan Cali Dable ee Mowlidka Xabiibka nabad galyo iyo naxariis korkiisa Allah ha yeelee ee ka dhacay Mu'asasada barashada culuumta islaamka ee Daaru-Naciim.

13/09/2025

Kalimadii Sheikh Cabdinuur Sheikh Cabdikariim (Yanfacu) ee Mowlidka Xabiibka nabad galyo iyo naxariis korkiisa Allah ha yeelee ee ka dhacay Mu'asasada barashada culuumta islaamka ee Daaru-Naciim.

Address

H. Bile_W. Nabada. . . Mog. Somalia
Mogadisho
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mu'asasada Daaru-Naciim مؤسسة دار النعيم posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mu'asasada Daaru-Naciim مؤسسة دار النعيم:

Share

Category