Radio Kulmiye

Radio Kulmiye Kulmiye Kulama Jirto Kaamana Jirto!!

20/07/2025

Digniin ku socota ganacsatada

20/07/2025

Waxay ka sheekaynayaan shaqooyinka ay AS uga qaban jireen Muqdisho.

Nabad sugida Soomaaliya ayaa soo saartay fariin ay ugu digayaso ganacsatada iyo bulshada ay lacago siiyaan ama u ururiya...
20/07/2025

Nabad sugida Soomaaliya ayaa soo saartay fariin ay ugu digayaso ganacsatada iyo bulshada ay lacago siiyaan ama u ururiyaan ururka AS
Qoraal kasoo baxay hay’dda NISA ayaa lagu sheegay in lagu raadjoogo lacagaha sida baadda ah AS uga qaadaan ganacsatada xilliyadaan oo kale ee lagu jiro bisha Sako
NISA waxay sheegtay in cid kasta oo AS siisa lacagaha ay ugu yeeraan Sakawaadka inay ku dhacday dambi qaran tilaabona laga qaadayo
Hoos ka akhriso qoraalka kasoo baxay nabad sugidda Soomaaliya

20/07/2025

Sidee lagu xulay shaqaalaha sadexda boqol ah ee loo wareejiyay qeybta nadaafadda gobolka Banaadir.?

20/07/2025

WARARKA KNN 20 07 2025

20/07/2025

Wararka ugu dambeeya kulanka u dhaxeeya mucaaradka iyo m/weynaha Soomaaliya

20/07/2025

Ciidamada dawladda oo ku sii siqaya degaanka Biyo-cadde ee Sh/dhexe

20/07/2025

Hubkii lagala degay markab u gacan galay Puntland oo la amray in dib loo soo celiyo

20/07/2025

Faahfaahinta dagaal khasaaro badan dhaliyay oo G/gaduud ka socda

20/07/2025

Warka Duhur (20 07 2025)

20/07/2025

Barnaamijka Falanqeynta Ciyaaraha (20 07 2025)

20/07/2025

TAFSIIRKA QUR'AANKA KARIIMKA CASHIRKA 350 AAD

Address

Mogadisho

Telephone

252616666666

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Radio Kulmiye posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share