23/05/2022
๐๐๐๐๐ฑ๐ฐ๐๐๐ฒ๐ง๐ข๐ก๐ข๐ข ๐ก๐จ๐ซ๐ ๐ฆ๐จ๐ก๐๐ฆ๐๐ ๐๐๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐๐ก๐ข ๐๐๐ซ๐ฆ๐๐๐ฃ๐จ ๐จ๐จ ๐ฆ๐๐๐ง๐ญ๐ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ฅ๐ค๐ ๐ฆ๐๐๐๐ฑ๐ฐ๐๐๐ฒ๐ง๐๐ก๐ ๐๐
๐ ๐ค๐ฎ ๐ฐ๐๐ซ๐๐๐ฃ๐ข๐ง๐๐ฒ๐ ๐๐ ๐ฑ๐๐ฌ๐๐ง ๐ฌ๐ก๐๐๐ค๐ก ๐ฆ๐๐ฑ๐๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐
Mohamed Abdullahi farmaajo madaxweeynihii 9aad ee JFS ayaa maanta xillka ku wareejinaya Madaxweeynaha 10aad ee jamhuuriyada ee Dib loo doortay xasan sheekh maxamuud oo ku guuleystay Doorashadii ka dhacday mugdisho 15ka may 2022.
Farmaajo ayaa maanta banaanka ugu baxaya villa Somali tan iyo febaraayo 2017dii oo sidaan oo Kale uu xillka madaxweeynaha jamhuuriyada federaalka ku wareejiyay madaxweeyne xasan sheekh maxamuud Guddiga diyaarunta munaasabadda xilwereejinta ayaa diyaariyay xaflada maanta xillka ay ku Kala wareegayaan madaxweeynihii 9aad iyo 10aad ee jamhuuriyada federaalka xasan sheekh maxamuud oo uu bilaabo howlaha hor yaalla 4ta sano ee loo dhaariyay cabdirashiid Duqa oo ah Agaasimaha baneeynaya villa Somali oo LA Hadley TV-ga Universal ayaa sheegay in munaasabadda xil wareejinta laga casuumay madax dalka xilal Kala duwan kasoo Qabtay si ay goob joog ugu noqodan .
"๐๐ช๐๐๐๐ ๐ช ๐ญ๐๐ก ๐จ๐๐๐ง๐๐ฃ ๐๐ ๐ญ๐๐ก ๐ฌ๐๐ง๐๐๐๐๐ฃ๐ฉ๐ ๐๐ฎ๐๐ ๐ฉ๐ค๐๐ค๐๐๐๐ ๐ ๐ ๐จ๐๐๐ฆ๐๐ฎ๐ฃ๐๐ฎ๐๐ฎ ๐ญ๐๐ก ๐ช ๐ ๐๐ก๐ ๐ฌ๐๐ง๐๐๐๐๐ฃ๐ฉ๐ ๐ข๐๐๐ญ๐ฌ๐๐๐ฎ๐ฃ๐๐๐ 10๐๐๐ ๐ข๐๐๐๐ญ๐ฌ๐๐๐ฎ๐ฃ๐๐๐ 9๐๐๐ ๐ฌ๐๐ญ๐๐ ๐ ๐ ๐จ๐ค ๐๐๐ฎ๐ ๐๐๐ก๐ ๐๐ค๐ค๐ฃ๐ ๐ข๐๐๐๐ญ๐ฌ๐๐๐ฎ๐ฃ๐๐ฎ๐๐๐จ๐๐๐ ๐๐ค๐ง๐ ๐๐ช๐๐๐ค๐ค๐ฃ๐ ๐ ๐ฝ๐
๐.๐ญ๐ช๐ ๐ช๐ข๐๐๐ ๐๐"๐๐๐จ๐ช๐ก ๐ฌ๐๐จ๐๐๐ง๐๐ฎ๐๐๐ก ๐๐ค๐ง๐ & ๐ข๐๐ง๐ฉ๐ ๐ ๐๐ก๐ ๐๐ ๐๐๐ง๐ข๐๐๐๐ค ๐ฌ๐๐ญ๐๐ ๐ช๐ช ๐ฌ๐๐ง๐๐๐๐๐ฃ๐๐ฎ๐๐ ๐๐๐๐ข๐๐๐ฃ ๐ฟ๐ช๐ ๐ช๐ข๐๐๐ฃ๐ฉ๐๐ฎ๐๐๐ ๐ช๐ช ๐๐๐๐๐ฃ๐ฉ๐ ๐ก๐๐๐ช ๐๐๐๐ฎ๐ค ๐ ๐ช๐ฌ๐๐ ๐ก๐๐๐ช ๐ฌ๐๐ง๐๐๐๐๐ฎ๐๐ฎ ๐๐ฎ๐ค ๐ ๐ช๐ฌ๐ ๐ข๐ช๐ช๐๐๐ฃ๐๐ฎ๐ ๐๐ค๐ฌ๐ก๐๐๐ ๐ช๐ช ๐ฆ๐๐๐ฉ๐๐ฎ ๐๐ฎ๐ค ๐ฌ๐๐ญ ๐ฎ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐ข๐ข๐๐๐ฎ๐จ๐ฉ๐๐ง๐ ๐ ๐ช ๐๐๐๐๐๐ฃ "
Saas waxaa yiri cabdirashiid maxamed xaashi Duqa
Xasan sheekh maxamuud madaxweeynaha JFS ee maanta xillka la wareegaya ayaa noqoday madaxweeynihii ugu horreeyay ee labo jeer loo doortay hoggaamiyaha dalka waxaa hor yaalla wax ka qabashada amnigga,dhaqaalaha, hagaajinta siyaasiyinta, xariirka Caalamiga Doorashada soo socta $ qabyo-tirka
Dastuurka
๐