
25/04/2025
Jigjiga waxaa lagu xiray ilaa dhowr iyo tobon qof, oo isugu jira, weriyayaal, dad wax qora, iyo xubno ONLF katirsan. Arimahani waxay dhacayaan iyadoo si weyn maalmahan looga falceliyey geerida wiil xabsiga kujiray balse markii dambe isbitaalka kudhintay, waalidkiisana ay sheegeen in wiilka lajirdilay.
Dadikan laxiray ee xabsiga kujira, xukuumada deeggaanku wax war ah K**a aysan soo saarin.