Baadiye Media

Baadiye Media Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Baadiye Media, Digital creator, Mogadishu.

Xasan wabiir iyo Cabdi wabiir wa damreer iyo labaydiisa dhagood😆
27/02/2025

Xasan wabiir iyo Cabdi wabiir wa damreer iyo labaydiisa dhagood😆

06/03/2023

Caawo oo kale habeen aad uweyn 15 shacbaan oo ku been talaadada caawo soo galisa wana maalin alle daalacanyo acmaasha adoomadisa sameynaan.
Allah waa cafiyaa gidigood illa labo mooyaane
1 qof ilaahey u shariik yeelay
2 qof cuqdad qabisa ku jirto
Qof kasta ilehey dartis ayaan ku cafiyey adnah iska cafi wll

Wa maaalin isniin ah tarikhda hijri ga tahy 12 rabiicul awal oo ah malintii nabigena suubanaheenaa   صلى الله عليه وسلم ...
18/10/2021

Wa maaalin isniin ah tarikhda hijri ga tahy 12 rabiicul awal oo ah malintii nabigena suubanaheenaa صلى الله عليه وسلم uu dhashay
Aan ku wada salino suubanaheena Mohamed scw❤❤❤❤

05/10/2021

Gabadhaan ma ahan Muslim hadana sida uu u akhrinayo qu,aanka shiikhan allah soo hanuunsho
Asxta haduu post igan ku soo share grey plz❤❤🥰

01/10/2021

Dhamaysoo oo ilehey dartiis u share
Ku soo biir Page-kan ❤❤❤

28/08/2021

Taageryasha Arsenal dulqaad badanaa wali maaliyada arsenal bay watan war iska tuura oo madax dagsi ka aada tan koox lama oran karee😁😁

Galmudug oo qof ah 💙🤍💚Soo dhawaynta sanadguurada 14ka Augusto iyo Saabirin isse oo joogta ugandha 💘💘    💙💨💚
12/08/2021

Galmudug oo qof ah 💙🤍💚

Soo dhawaynta sanadguurada 14ka Augusto iyo Saabirin isse oo joogta ugandha 💘💘

💙💨💚

Hobyo wa dhaqaaqday🥰🥰
12/08/2021

Hobyo wa dhaqaaqday🥰🥰

Murugo : Way i takooren  dhamaan dadkii 😭Abdiladiif  Abdirashiid waa wiil aad u da'yar ku nool Magalada Muqdisho Balse d...
11/08/2021

Murugo : Way i takooren dhamaan dadkii 😭

Abdiladiif Abdirashiid waa wiil aad u da'yar ku nool Magalada Muqdisho Balse dadka degaanku ay takooreen

Abadrashiid waxaa ku dhacay xanuunka Cagarshowga wuxuuna haleelay 3 Sano kahor kasoo dhamaan ay kula colooobeen asxaab ehel daris qof walba oo ay is garanayeen .

Marka laga reebo labada walidee isaga dhalay .

Abdirashiid oo ilmadu ka socoto ayaa yiri yiri waxa leygu dhahay xanuun cagarshwga ayaa ku haya Beerka wuu dhafay isbitaal walba waa la ii geeyey wax waa leyga qaban waayey ..

Neefta waa igu dhageee Musqul ma'aadi kari koob biya ah ma cabi kari waa inaan maanta dhan ku joogo gaajo ma neefsan karo

Meel walbo tago waxay ilee yihiin cudurkuu nagu daranaa way i cayaan kaligey ayaa noqday ehelkeeni waxay yirahdeen caruurta ayuuu naga qaad siinayaa naga fogeey Kaligey ayaa noqdey. Waxa kaliya oo hesta waa walidkeyga

Aabha dhalay abdiladiif ayaa oo isaguna xanuunsan waliba ilmeynaya ayaa yiri Ma nihin dad dhaqaale heesta waxaa ahay beer wax dhalay. Isoo caawiuya

Waalidiinta dhalay yarankii xanuunka lagu Takooray oo dalbaday Caawin degdeg ah.

Kala xariir:-0615940980

Fadlan wll uducee wlalkaan dhiban oo Ku Caawi Share Dheh si uu qof wax u awoodo u gaaro postigaan wll haka caajisin waa codsi

11/08/2021

Wa duco hadad ku ducaysato irzaaqadaadu waa sac noqoneyso inshallah 🤲

03/08/2021

Hadaad nabad ku soo kacday sakay Alx dheh
Nabigana ku sali
صل الله عليه وسلم ❤

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Baadiye Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share