Abdifatah Mahad

Abdifatah Mahad Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Abdifatah Mahad, Digital creator, Mogadishu.

03/03/2023

Wax kabaro qaabka maamulka (management process).

Like ๐Ÿ‘๐Ÿป
Abdifatah Mahad

Suโ€™aashaan naftaada waydi? Yaad ku daytaa??Commentiga nalgu wadaag jawaabta ๐Ÿ˜Š
23/02/2023

Suโ€™aashaan naftaada waydi? Yaad ku daytaa??
Commentiga nalgu wadaag jawaabta ๐Ÿ˜Š

Markasta diirada saaro sidi aad kugaari laheed hadafkaaga, kana qaado cashiro wixi kusoo dhafay.Tap:โค๏ธFollow ,shareAbdif...
20/02/2023

Markasta diirada saaro sidi aad kugaari laheed hadafkaaga, kana qaado cashiro wixi kusoo dhafay.
Tap:โค๏ธ
Follow ,share
Abdifatah Mahad

05/02/2023

Guushu waa wax ay dadka oo dhan raadiyaan
Joojinta 5 tan shay waxay kuu horseedi kartaan guul.

Cabdi Qadir
@ Abdi Fatah Mahad
@ zaki Muniir
Follow
๐Ÿ‘๐Ÿป
Share.

Duhurnimadi maanta iyo swiro aad u qurux badan in la shaqeystaa waa muhiin aadna lahaataa ganacsi kuu qaas ahโค๏ธLike ๐Ÿ‘๐Ÿป
21/01/2023

Duhurnimadi maanta iyo swiro aad u qurux badan in la shaqeystaa waa muhiin aadna lahaataa ganacsi kuu qaas ahโค๏ธ
Like ๐Ÿ‘๐Ÿป

Maxaa badalikara nolashada ?Like ๐Ÿ‘๐Ÿป Abdifatah Mahad
11/01/2023

Maxaa badalikara nolashada ?
Like ๐Ÿ‘๐Ÿป
Abdifatah Mahad

Xagee laga helaa farxada?Farxada waxay nu karaadinaa meel ay jirin adiga is eeg nimcooyinka uu Alle wayne kusiiyey oga x...
07/01/2023

Xagee laga helaa farxada?

Farxada waxay nu karaadinaa meel ay jirin adiga is eeg nimcooyinka uu Alle wayne kusiiyey oga xamdi naq kuna farax,
faxadu sideedaba anaga ayey nagu dhex jirtaa marka adiga is aamin oo abuuro waxaad ku farxi laheed.
๐Ÿ‘๐Ÿป
Follow for more

Mahad

Waxay aheed maalin farxad badan waxaan lakulany my coach Abdiladif Hirse macalin aan ku daydo .Coach Abdiladif Hirse
06/01/2023

Waxay aheed maalin farxad badan waxaan lakulany my coach Abdiladif Hirse macalin aan ku daydo .
Coach Abdiladif Hirse

31/12/2022

3 Qodob oo aad ku noqon karto qof haysta dhaqaale farabadan .
Like ๐Ÿ‘๐Ÿป
Share
Follow
Abdifatah Mahad

Dhibaata kasta ubadal xal Follow for more     ๐Ÿ‘๐Ÿป
27/12/2022

Dhibaata kasta ubadal xal

Follow for more ๐Ÿ‘๐Ÿป

Hadii uu qorshahaagu kuu shaqeen waayo badal qorshahaaga balse habadalin yoolkagaa ama hadafkaaga. Follow for more ๐Ÿ‘๐Ÿป
24/12/2022

Hadii uu qorshahaagu kuu shaqeen waayo badal qorshahaaga balse habadalin yoolkagaa ama hadafkaaga. Follow for more ๐Ÿ‘๐Ÿป

Dhib malahan inta jeer aad guul daresatay muhii madu waa inaa guulaysato mar unTap ๐Ÿ‘๐ŸปFollow Abdifatah Mahad
21/12/2022

Dhib malahan inta jeer aad guul daresatay muhii madu waa inaa guulaysato mar un
Tap ๐Ÿ‘๐Ÿป
Follow
Abdifatah Mahad

Ogow qiimahaaga hana ku qancin in kayar intaa mudan tahay.Follow Tap ๐Ÿ‘๐ŸปAbdifatah Mahad
20/12/2022

Ogow qiimahaaga hana ku qancin in kayar intaa mudan tahay.

Follow
Tap ๐Ÿ‘๐Ÿป
Abdifatah Mahad

14/12/2022

5 Talo ay kutaliyaan hantiilayaasha caalamka;

1. Jooji gadashada wax yaabaha aan kuu laheen faa'iidada badan.
2. Jooji raadinta lacagta balse kufikir wadooyin aad kusameen karto lacag.
3. Sameey jirdhis.
4. Maalinkasta sii maskaxdaada 30 daqiiqo ayku fikirto.
5. Bilow talaabada ugu horeysa ee rumeenta riyooyinkaaga .

follow like share

Abdifatah Mahad

06/12/2022

Waa maxay cadowga guusha
Waxaa jira sadex cadow ee inaga hortaagan inaan guuleysano:
1. Waxaa loo yaqanaa ( comfort zone).
2. Waa caajis iyo dadaal laโ€™aan .
3. Waa inaa radino hab sahlan oo aan ku gaarno guusha.

Follow dheh page adigo mahad san.

Abdifatah Mahad

02/12/2022

Hormari naftada is aad ugaartid yolka aad nolosha kaledahy

Abdifatah Mahad

Address

Mogadishu

Telephone

+252617340382

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdifatah Mahad posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abdifatah Mahad:

Share